Page 1 of 2

fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 11:15 am
by X.Playa
ma sidaas baa ictiraaf iyo qarnimo lagu helayaa??

waar dadka beenta ka daaya , iga walee inaanay sidani soconayn.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 11:57 am
by kaliil
wax doorasho dalka ka dhacayaa ma jiraan.muuse iyo tolkii way ugu talogaleen inaanay dalka doorasho dhan ka dhicin,sidan baad dalka ku haysan kartaan bay is leeyihiin.muuse wuxu is moodayaa maxamed siyaad barre.waa fariide daaya sidan haku wadee ana sidan baan rabaa.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 12:22 pm
by Khalid Ali
Elections were supposed to happen in March it seems no leader in Somaliland can hold elections on time we need parliament elections and golahadeegaanka. Elections very sad situation we take 2 steps back. Dimquroyaadiuadu hashaqeyso.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 12:41 pm
by abodu
Ilma bucur bacayr shalom.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 12:59 pm
by Sharmarke91
X.Playa wrote: Thu Nov 29, 2018 11:15 am ma sidaas baa ictiraaf iyo qarnimo lagu helayaa??

waar dadka beenta ka daaya , iga walee inaanay sidani soconayn.
Ma rajad ka qabtay inay doorasho dhacdo? lol

way iska cadayd awalba sxb

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 1:00 pm
by X.Playa
Sharmarke91 wrote: Thu Nov 29, 2018 12:59 pm
X.Playa wrote: Thu Nov 29, 2018 11:15 am ma sidaas baa ictiraaf iyo qarnimo lagu helayaa??

waar dadka beenta ka daaya , iga walee inaanay sidani soconayn.
Ma rajad ka qabtay inay doorasho dhacdo? lol

way iska cadayd awalba sxb

doorasho imisa jeer bay dhacday?? se tan baarlamaanka waa ku fashilmeen waana ceeb weyn , 15 sanadood?? aduunka lagama maqal

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 1:12 pm
by Sharmarke91
X.Playa wrote: Thu Nov 29, 2018 1:00 pm
Sharmarke91 wrote: Thu Nov 29, 2018 12:59 pm
X.Playa wrote: Thu Nov 29, 2018 11:15 am ma sidaas baa ictiraaf iyo qarnimo lagu helayaa??

waar dadka beenta ka daaya , iga walee inaanay sidani soconayn.
Ma rajad ka qabtay inay doorasho dhacdo? lol

way iska cadayd awalba sxb

doorasho imisa jeer bay dhacday?? se tan baarlamaanka waa ku fashilmeen waana ceeb weyn , 15 sanadood?? aduunka lagama maqal
Dorashada wakiiladu 10 ka sano ee soo socdana xata dhici mayaso, waayo sami qaybsiga ayan lagu heshin karin ilaa afti dadweyne la qaado, marka waxba wax bay dhamane inay ta degaanka qabtan bay ahyd doorankan.

Gurtida yada lafteeda xata 22 sano ayay fadhida.

Waa calamadaha ka turjumaya inay so afjarantay mamulki jeegaantu.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 1:21 pm
by X.Playa
Sharmarke91 wrote: Thu Nov 29, 2018 1:12 pm
X.Playa wrote: Thu Nov 29, 2018 1:00 pm
Sharmarke91 wrote: Thu Nov 29, 2018 12:59 pm

Ma rajad ka qabtay inay doorasho dhacdo? lol

way iska cadayd awalba sxb

doorasho imisa jeer bay dhacday?? se tan baarlamaanka waa ku fashilmeen waana ceeb weyn , 15 sanadood?? aduunka lagama maqal
Dorashada wakiiladu 10 ka sano ee soo socdana xata dhici mayaso, waayo sami qaybsiga ayan lagu heshin karin ilaa afti dadweyne la qaado, marka waxba wax bay dhamane inay ta degaanka qabtan bay ahyd doorankan.

Gurtida yada lafteeda xata 22 sano ayay fadhida.

Waa calamadaha ka turjumaya inay so afjarantay mamulki jeegaantu.
doorasho iyo maxaa isu keenay saami qaysbi??? doorasho waa one man one vote reer kaste intu leegyay waa la yaqaan.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 1:44 pm
by theyuusuf143
Hebel Hebel ku bedel wax macno ah oo ay ku fidhida ma jirto. Inagoo afti dastuurka lagu bedelayo samayna baa dhaanta.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 1:55 pm
by Khalid Ali
Dastuurkalabadalimayo
Just like in 2005 waindoorasholagalla.
Simple one man one vote xildhibaano gobolkasta inba uqoomdeysan and that's it it's not rocket science . Doorasho waqassab inlaqabta.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 2:41 pm
by Togdeer
I saw this coming.
Parliament should be dissolved until elections are held. New parties should be allowed to compete.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 3:48 pm
by JSL3000
:arrow:
Togdeer wrote: Thu Nov 29, 2018 2:41 pm I saw this coming.
Parliament should be dissolved until elections are held. New parties should be allowed to compete.
good idea a temporary parliament of members of three political party should be installed.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 3:59 pm
by Togdeer
GubanOgoHawdJSL wrote: Thu Nov 29, 2018 3:48 pm :arrow:
Togdeer wrote: Thu Nov 29, 2018 2:41 pm I saw this coming.
Parliament should be dissolved until elections are held. New parties should be allowed to compete.
good idea a temporary parliament of members of three political party should be installed.
If they are saying we don’t have enough funds to do election at the moment. I don’t even mind if they used selection process like Somalia to select temporary parliament members. These members of parliament need to leave. They’ve been sitting around for too long. Enough is enough.

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Thu Nov 29, 2018 4:55 pm
by xiimaaya
Khalid Ali wrote: Thu Nov 29, 2018 12:22 pm Elections were supposed to happen in March it seems no leader in Somaliland can hold elections on time we need parliament elections and golahadeegaanka. Elections very sad situation we take 2 steps back. Dimquroyaadiuadu hashaqeyso.
Allah munafiq ma adiga doorasho raba? :lol:

Habar
Macngag mar hadi ee ku faadhisatay iga wale habrta iyada oo xbad dabada loga dhifto mahan ka dagi
Mayso

Re: fucken somaliland what a shame 15 years and again another extension.

Posted: Fri Nov 30, 2018 9:20 am
by Timiro1999
Xaarplaya waa iska miskiin filinka jeeganta run moodaya Muuse Shaani iyo jeegaan tiradaba uguma jirto doorasho.
Qofkii caqli lihi wuu arkayaa wax halaguu sheegee maankaga la kaasho