Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by theyuusuf143 »

Kadib markii ninka Aadan siiro isku sheegay uu gef weyn kula kacay madaxwaynaha qaranka. Wuxu sheekhul baladku soo saaray iclaam digniina oo loogu nasteexaynayo wadaada baydgaab ka ah ee aan Waxba ka aqoon xaqa diintu siisay ulul amriga. Oo ay kow ka tahay in la adeeco awaamirta madaxda dalka ee waafaqsan dastuurka dalka iyo shareecada islamka.

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by MujahidAishah »

Oo muse maa siyaad buu nuugu noqday

War fuck off ku dheh Aden xaji xiiray cid uu maa joojiyo waar baa uu laban
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by kaliil »

Sheekh aadan siiro waa ninka culimada ugu daacadsane runta ka hadla.ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by theyuusuf143 »

Dignaantaa loo jeediyey haduu qaadan waayo laad baan uga soo saarayna masaajidka. Sheekh akishe ah oo salaad kasta madaxwaynaha u duceeya bay dawladu wadata. Mid baariya oo hadii afka gacanta laga geliyo aan ku qaniinayn. Aadan siiro asxaabi buu ismooday , anaga noolama iman karta qiiro japanta yar ee kutubta qurayshtii negiba kasoo download garaystay.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by X.Playa »

So SL expired parliament passes a law to shoot any protesters or as they called them " rabashad wadayaal" and now this religious goat passes an edict barring mosque to criticize the government from the pulpit.

Do any of you recognize these early signs of dictatorships?
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by Togdeer »

Anigu I believe wadaadadu arimaha siyaasada wa in ay iska dhaafan. Waayo mar hadiin anay siyaasad anay baran, oo diin barteen. Dee siyaasadana haloo daayo siyaasiga, wadaadadu iyaguna cibaadadii ilahay, iyo wacdigelin waa inay sameeyaan. Hadii ay dowladu diinta faragalinayso ama ay wadaan khaladaadkale oo xaga diinta ah, markaas wadaadadu xag bay u leeyihiin in ay runta u sheegaan dowlada. Hadii aynan waxaasi jiran se wadaadadu dowlada iyo siyaasada hays ka dhaafaan.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by theyuusuf143 »

X.Playa wrote: Mon Dec 03, 2018 9:36 am So SL expired parliament passes a law to shoot any protesters or as they called them " rabashad wadayaal" and now this religious goat passes an edict barring mosque to criticize the government from the pulpit.

Do any of you recognize these early signs of dictatorships?
Dad waalan dawlad waalan uunba Hagi karta . Dadkii baa waashay markaa waa in shuruuc yaga laftooda ka yaabiya lagu soo rogaa. Markas baa meel dhexe laysugu iman karaa.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by X.Playa »

Togdeer wrote: Mon Dec 03, 2018 9:39 am Anigu I believe wadaadadu arimaha siyaasada wa in ay iska dhaafan. Waayo mar hadiin anay siyaasad anay baran, oo diin barteen. Dee siyaasadana haloo daayo siyaasiga, wadaadadu iyaguna cibaadadii ilahay, iyo wacdigelin waa inay sameeyaan. Hadii ay dowladu diinta faragalinayso ama ay wadaan khaladaadkale oo xaga diinta ah, markaas wadaadadu xag bay u leeyihiin in ay runta u sheegaan dowlada. Hadii aynan waxaasi jiran se wadaadadu dowlada iyo siyaasada hays ka dhaafaan.
The aim of this edict is not secular, to separate religion from politics. If the aim was that they should have began with disbanding the Saudi inspired religious police so called " xumaan la dirirka IYO Samaa farista" in Saudi Arabia they are called al-amr bil- macruuf wanhi- bil- munkar , an organization that patrols the street and reinforce whaabism.

But the aim of this edict is to deprive political awareness from the prayers, remember most Somalis including libertine like Yuusuf only pray on Friday, it's an easy media to inform people and that's what Biixi hates, this edict came few days after the Mullah mentioned his theift of public property.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by kaliil »

Muuse maxamed siyaad barre ayuu is moodayaa oo dalka xoog ku hayso ayuu isleeyahay laakiin waa la arki ilaa intuu xoog ku haysan karo.meel walba sirdoon baa noo jooga oo sirtiisa dhan waanu ognahay.sanad kahor baan halkan idiinka sheegay inuu madaxtootada xaafadooda u rarayo markaana dad badan baa igu qoslayay oo lahaa lama rari karo iyadoo xisbiyada,barlamaanka iyo guurtida lagala tashan oo la isku afgaran.doorasho danbe inuu qabto ma rabo,mid madaxweyne,mid deegaan iyo mid barlamaanba.muuse iyo tolkii caqki xumadooda waxay rabaan hadii muuse noolyahay inuu meesha haysto 20 sano kadibna sacad muuse kale lol.maxamuud xaashigii yuusuf caabudi muuse waxay isku arkeen maalintii dhowayd maxamuud oo odayaal wata oo xisbiga igu wareeji leh.maxamuud xaashi waa la bahdilay oo waa loo hanjabay.waxa lagu yidhi xisbi lagugu wareejin maayo hadaad mar danbe hadashona waa lagu xidhayaa kadibna isagoo wax uu ku hadlo garan la' ayuu iska tegey.
Ta booliska hore baanu uga tashanay iyadoo sharcigan la ansixin.mudaharaad ma rabnee marka wakhtigeeda la gaadho booliska waxaanu la dhacaynaa anti aircraft iyo pkm kadibna iyagaa baxsan oo dhuuman ama intay dharka tuuraan bay shicib iska dhigi.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by Khalid Ali »

Anti aircraftnaya kusiimaya ma buqland hahaha kalil is hilarious
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by theyuusuf143 »

X.Playa wrote: Mon Dec 03, 2018 10:04 am
Togdeer wrote: Mon Dec 03, 2018 9:39 am Anigu I believe wadaadadu arimaha siyaasada wa in ay iska dhaafan. Waayo mar hadiin anay siyaasad anay baran, oo diin barteen. Dee siyaasadana haloo daayo siyaasiga, wadaadadu iyaguna cibaadadii ilahay, iyo wacdigelin waa inay sameeyaan. Hadii ay dowladu diinta faragalinayso ama ay wadaan khaladaadkale oo xaga diinta ah, markaas wadaadadu xag bay u leeyihiin in ay runta u sheegaan dowlada. Hadii aynan waxaasi jiran se wadaadadu dowlada iyo siyaasada hays ka dhaafaan.
The aim of this edict is not secular, to separate religion from politics. If the aim was that they should have began with disbanding the Saudi inspired religious police so called " xumaan la dirirka IYO Samaa farista" in Saudi Arabia they are called al-amr bil- macruuf wanhi- bil- munkar , an organization that patrols the street and reinforce whaabism.

But the aim of this edict is to deprive political awareness from the prayers, remember most Somalis including libertine like Yuusuf only pray on Friday, it's an easy media to inform people and that's what Biixi hates, this edict came few days after the Mullah mentioned his theift of public property.
Exactly. Because usually peaple trust the word of religious peaple . they may not care what Jamhuuriya editorial or HCTV says about the government. And most sheikhs are liars they spread rumours qiila wa qaala . They are more dangerous than social media but it's easy to shut their mouth by harassing ,framing and restricting their activities. Sheikhs are the most vulnerable for the police . You can ride a sheikh 2 am in the night sleeping with his naked wife. And he will never talk again . 8-)
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by X.Playa »

theyuusuf143 wrote: Mon Dec 03, 2018 10:20 am

There is a time called free-clowning , and this is one , this is a very serious matter.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Masaajida oo looga digay in dawlada laga dhaliilo

Post by Togdeer »

The government is one of the pillars of somaliland, the other pillar is the sheikhs. However it is wrong of the sheikh to get involved in politics and government matters. This would cause a lot of damage in the long run. The sheikhs have all the freedom in the world. Sheikhs in somaliland have more freedom than anywhere else in the world. The government also never gets involved in religious matters, never bribes religious scholars. I think the sheikhs should focus on their job is which guiding people and giving Islamic verdicts. They should leave the politics to the politicians. Somaliland is messed up everyone wants to act like a politician from the sheikh, suldaan, caaqil, doctor, teacher, rich, poor, tall, short.... this daqan xumo needs to stop.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”