Deputy of caarre surrendered
Moderator: Moderators
-
Magaalomadax
- Posts: 24
- Joined: Tue Nov 14, 2017 6:02 am
Deputy of caarre surrendered
The hopes of the enemy are falling apart.
-
Magaalomadax
- Posts: 24
- Joined: Tue Nov 14, 2017 6:02 am
Re: Deputy of caarre surrendered
This happened yesterday. Seems to me this caare movement is on its last leg.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Deputy of caarre surrendered
Jamal Baaxad awalba basaas jeegaan ah ayuu ahaa anaguu huuhaada noo sheegayaa.
Haday run ka tahay oo aan jeegaantu diran imika ayay dhabarka ka tooganayan oo ay odhanayan shil ayaa dhacay.
Haday run ka tahay oo aan jeegaantu diran imika ayay dhabarka ka tooganayan oo ay odhanayan shil ayaa dhacay.
-
Magaalomadax
- Posts: 24
- Joined: Tue Nov 14, 2017 6:02 am
Re: Deputy of caarre surrendered
Bal ka warran caaqilka. Isaguna ma basaas buu ahaa mise waa ka daacad.Timiro1999 wrote: Wed Dec 26, 2018 8:13 am Jamal Baaxad awalba basaas jeegaan ah ayuu ahaa anaguu huuhaada noo sheegayaa.
Haday run ka tahay oo aan jeegaantu diran imika ayay dhabarka ka tooganayan oo ay odhanayan shil ayaa dhacay.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Deputy of caarre surrendered
Caaqilka iyo Mujaahid Caare isku ujeedo may ahayn.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Deputy of caarre surrendered
Caaqilka halayska daayo laakiin ninkaa kale ee waa in maxkamada ciidamada la geeyaa oo sharcigu sareeya. 2 biloodna ilaahay haka dhigee waa in process cadaaladeed la marsiiyaa oo la xukumo. Hadii kale qolo walba intay afar xabo puntland u dirato bay hadhaw odhan doonaan hanala cafiyo . Aduunyada waxaasi kama shaqayso. Waxa ka shaqeeya 'Deal ' in denbiiluhu isa soo dhiibo qirto denbigiisa wuxu xog hayo sheego. Taa bedelkeeda isna lala saayiro oo xadhiga loosoo koobo. Imaka waxeenu waa jaantaa rogan sharcigii waxaynu ku bedelnay xeer jajab la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan ah .
-
Magaalomadax
- Posts: 24
- Joined: Tue Nov 14, 2017 6:02 am
Re: Deputy of caarre surrendered
Halkaas baad ka ogaanaysaa inay dad kale soo noqon doonaan jabhaduna ay halkaa ku burburi doonto.
- Ben Dover
- SomaliNet Super

- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: Deputy of caarre surrendered
Magaalomadax wrote: Wed Dec 26, 2018 8:27 amBal ka warran caaqilka. Isaguna ma basaas buu ahaa mise waa ka daacad.Timiro1999 wrote: Wed Dec 26, 2018 8:13 am Jamal Baaxad awalba basaas jeegaan ah ayuu ahaa anaguu huuhaada noo sheegayaa.
Haday run ka tahay oo aan jeegaantu diran imika ayay dhabarka ka tooganayan oo ay odhanayan shil ayaa dhacay.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Deputy of caarre surrendered
Magaalomadax wrote: Wed Dec 26, 2018 8:48 amHalkaas baad ka ogaanaysaa inay dad kale soo noqon doonaan jabhaduna ay halkaa ku burburi doonto.
Cid soo noqonaysaa ma jirtee sidaan kuu sheegey ina Baaxad wuxuu ahaa basaas Jeegan ah.
Weli laysma gaadhin ciyaar waa gelin dambe
SNM rag ayaa dib uga soo noqday hangaraarac kugu uma dhutiyo
-
Magaalomadax
- Posts: 24
- Joined: Tue Nov 14, 2017 6:02 am
Re: Deputy of caarre surrendered
Ciyaalnimaad waddaaye. ma Waxaad leedahay dadkii raacay Gamaal Baaxad iyo caaqilka ma soo noqonayaan.Timiro1999 wrote: Wed Dec 26, 2018 9:06 amMagaalomadax wrote: Wed Dec 26, 2018 8:48 amHalkaas baad ka ogaanaysaa inay dad kale soo noqon doonaan jabhaduna ay halkaa ku burburi doonto.
Cid soo noqonaysaa ma jirtee sidaan kuu sheegey ina Baaxad wuxuu ahaa basaas Jeegan ah.
Weli laysma gaadhin ciyaar waa gelin dambe
SNM rag ayaa dib uga soo noqday hangaraarac kugu uma dhutiyo
Re: Deputy of caarre surrendered
Timiro1999 wrote: Wed Dec 26, 2018 8:13 am Jamal Baaxad awalba basaas jeegaan ah ayuu ahaa anaguu huuhaada noo sheegayaa.
Haday run ka tahay oo aan jeegaantu diran imika ayay dhabarka ka tooganayan oo ay odhanayan shil ayaa dhacay.
now he is a Basaas?? weren't you shaking your wrinkled big futo for him few weeks ago?Re: Deputy of caarre surrendered
Too little too late , hadaad xiiniyo leday maad Dhulbahnataa sharcigaas saartid?? or there is a different law that only applies within Isaaq sub clans.??theyuusuf143 wrote: Wed Dec 26, 2018 8:34 am Caaqilka halayska daayo laakiin ninkaa kale ee waa in maxkamada ciidamada la geeyaa oo sharcigu sareeya. 2 biloodna ilaahay haka dhigee waa in process cadaaladeed la marsiiyaa oo la xukumo. Hadii kale qolo walba intay afar xabo puntland u dirato bay hadhaw odhan doonaan hanala cafiyo . Aduunyada waxaasi kama shaqayso. Waxa ka shaqeeya 'Deal ' in denbiiluhu isa soo dhiibo qirto denbigiisa wuxu xog hayo sheego. Taa bedelkeeda isna lala saayiro oo xadhiga loosoo koobo. Imaka waxeenu waa jaantaa rogan sharcigii waxaynu ku bedelnay xeer jajab la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan ah .
He should be even paid , just like the Dhulbahnate who were captured killing Somaliland national army and the government of Siilaanyo paid each captured rebel $100 in Burco hospital via the vice president.
Re: Deputy of caarre surrendered
Never mind the buffoon "Gamal" ( i have never heard some one call Jamaal "Gamal" in somali we don't even have the letter G.) The reason for the retrun of the rebels is articlated by the "caaqil" , he saidMagaalomadax wrote: Wed Dec 26, 2018 7:12 am
This happened yesterday. Seems to me this caare movement is on its last leg.
" we have discovered something worse then what we initially fled from , and that was certain elements within our opposition were using the conflict as Trojan horse for somalia/puntland interest determinate to somaliland interest , and since we are born and are from SL and believe in it so long it last , we couldn't participate in such plot." am rephrasing his allusion but its pretty much the crux of his statement.
This is the end of that little " Caare" phenomenon , no one was fool enough to believe this idiot siding with Puntland and been used by puntland will attract his clan militia to his cause, once he chose to be used by puntland , it was the end of his short "rebel'" movie. Only Miss Bohol and Timiro and Kaliil the unemployed qaad-wale were among the few that supported this dead-ender .
I will give the rest 1 week , but i will however perdict few things close at home , this very forum. With the end of Caare's short movie , few will change nicks or disappear from this forum.
1- Kaliil
2- Timiro
and in somalispot , Bidaar and Bohol will disappear or change nicks.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Deputy of caarre surrendered
Dhulbahantuhu waa cawaan ee innagu ma cawaan baynu nahay .yagu carrot and stick mooyee sharci kale garan maayaan ilaa xiligii ingiriiska bay shuqul kan yaqaaneen iyo marba dhinac u yaaca . Laakiin iidoorku waa inuu basar yeesho oo sharciga bini aadamka lagu dhaqo hadii kale meeshu way dumaysaa.X.Playa wrote: Thu Dec 27, 2018 11:28 amToo little too late , hadaad xiiniyo leday maad Dhulbahnataa sharcigaas saartid?? or there is a different law that only applies within Isaaq sub clans.??theyuusuf143 wrote: Wed Dec 26, 2018 8:34 am Caaqilka halayska daayo laakiin ninkaa kale ee waa in maxkamada ciidamada la geeyaa oo sharcigu sareeya. 2 biloodna ilaahay haka dhigee waa in process cadaaladeed la marsiiyaa oo la xukumo. Hadii kale qolo walba intay afar xabo puntland u dirato bay hadhaw odhan doonaan hanala cafiyo . Aduunyada waxaasi kama shaqayso. Waxa ka shaqeeya 'Deal ' in denbiiluhu isa soo dhiibo qirto denbigiisa wuxu xog hayo sheego. Taa bedelkeeda isna lala saayiro oo xadhiga loosoo koobo. Imaka waxeenu waa jaantaa rogan sharcigii waxaynu ku bedelnay xeer jajab la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan ah .
He should be even paid , just like the Dhulbahnate who were captured killing Somaliland national army and the government of Siilaanyo paid each captured rebel $100 in Burco hospital via the vice president.
Re: Deputy of caarre surrendered
Thats rubbish , men and tribes should be equal in rewards and in punishment . laakiin shisheeyaana candhadaan u ruxayaa , sokeeyna shafkaan u garaacanayaa , is unacceptable .theyuusuf143 wrote: Thu Dec 27, 2018 11:47 amDhulbahantuhu waa cawaan ee innagu ma cawaan baynu nahay .yagu carrot and stick mooyee sharci kale garan maayaan ilaa xiligii ingiriiska bay shuqul kan yaqaaneen iyo marba dhinac u yaaca . Laakiin iidoorku waa inuu basar yeesho oo sharciga bini aadamka lagu dhaqo hadii kale meeshu way dumaysaa.X.Playa wrote: Thu Dec 27, 2018 11:28 amToo little too late , hadaad xiiniyo leday maad Dhulbahnataa sharcigaas saartid?? or there is a different law that only applies within Isaaq sub clans.??theyuusuf143 wrote: Wed Dec 26, 2018 8:34 am Caaqilka halayska daayo laakiin ninkaa kale ee waa in maxkamada ciidamada la geeyaa oo sharcigu sareeya. 2 biloodna ilaahay haka dhigee waa in process cadaaladeed la marsiiyaa oo la xukumo. Hadii kale qolo walba intay afar xabo puntland u dirato bay hadhaw odhan doonaan hanala cafiyo . Aduunyada waxaasi kama shaqayso. Waxa ka shaqeeya 'Deal ' in denbiiluhu isa soo dhiibo qirto denbigiisa wuxu xog hayo sheego. Taa bedelkeeda isna lala saayiro oo xadhiga loosoo koobo. Imaka waxeenu waa jaantaa rogan sharcigii waxaynu ku bedelnay xeer jajab la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan ah .
He should be even paid , just like the Dhulbahnate who were captured killing Somaliland national army and the government of Siilaanyo paid each captured rebel $100 in Burco hospital via the vice president.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 885 Views
-
Last post by MayDay777
-
- 69 Replies
- 6666 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 0 Replies
- 473 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 43 Replies
- 4063 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 11 Replies
- 1227 Views
-
Last post by waryaa
-
- 19 Replies
- 3311 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 1 Replies
- 480 Views
-
Last post by Tyrus
-
- 18 Replies
- 2723 Views
-
Last post by Murax
-
- 9 Replies
- 929 Views
-
Last post by xiimaaya