Puntland Police and the Army will come under SFG.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Cunaaye25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1069
Joined: Tue May 15, 2012 6:40 am

Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by Cunaaye25 »

Nabad iyo Nolal :clap: :stylin:


Garoowe ( Kalshaale ) Sidii aanu dhowaan Baahinay Dhexe ayaa qarameysay ciidamada Booliska iyo Daraawiishta maamulka Puntland.

Tallaabadan ee ay dowladda qaaday ayaa ah mid aad loo soo dhaweeyey maadama ay bud dhig u noqon doonto dowlad dhisidda Soomaaliya oo si buuxda loo hanto.

Ciidamada kala madaxa bannaan ee aan hoos tagin dowladda dhexe waxa ay caqabad ku ahaayeen dowladniada dalka iyada oo horseed ka ahayd awood yarida dowladda dhexe.

Dowladda Soomaaliya ee gacanta ku dhigtay ciidamada kala duwan ee Puntland waxa ay horseed u noqon doontaa saddexdan qodob ee hoos ku xusan.


http://kalshaale.ca/2018/12/27/maxaa-ka ... wareegtay/

https://www.google.com/amp/s/www.caasim ... abood/amp/


Fat boy will be history -
every Regional Governors will not dare to cross the red line.
User avatar
PanSomaliNationalist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3422
Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm

Re: Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by PanSomaliNationalist »

I support it if its done right
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by original dervish »

:up:
User avatar
Halmogg
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1197
Joined: Sat Jan 16, 2016 11:01 pm

Re: Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by Halmogg »

:ducktales:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by FarhanYare »

SSPOT must be dry judging from the influx of PL forumers like pan, blackrain, halmogg, and knet?
User avatar
PanSomaliNationalist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3422
Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm

Re: Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by PanSomaliNationalist »

FarhanYare wrote: Sat Dec 29, 2018 10:05 am SSPOT must be dry judging from the influx of PL forumers like pan, blackrain, halmogg, and knet?
Ima heavyweight fakkit you cant diss
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by X.Playa »

original dervish wrote: Sat Dec 29, 2018 9:26 am :up:
don't you know buffoon that would be the end of your long awaited " liberation from Idoor" , once the Daarood militia in Puntland are nationalized as SNA , " tolaayeey yaa daaroodaay idoor iga dhiciya" ruse will be done for . And the so called Somalia Federal Government can not wage war on SL under the pretext of liberating their tribal kin in SL, and the Puntland militia will come under the command of the central commander of SNA a federal entity not Puntland/Daarood.

If this news is legitimate , then its a win win situation for SL.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by theyuusuf143 »

Ciidan qaran waxa la dhahaa marka one telephone call uu taliyuhu askari jooga garowe u bedeli karo hiiraan or jawhar. Majeerteen hadaan idinka aqaan weligood taas yeeli maayan. Laakiin waxay rabaan in ciidankooda federalku u gunneeyo oo uu garowe u joogo. Waa iska mashruuc daarood isku naas nuujinayo. Car bal waakase dagaal gobolada kale ka socda haloo diro bal in majeerten waxaas kaa asmaco.


Qadaadweyn ciidan waxa ugu danbeeyey kii faqashta . Anaga askarigayagu within 48 hours buu ka hawl galaa goobtii loo diro isaga oo xeebta sanaag jooga baa hadii la rabo zaylac lagu qoraa. Am a isagoo gebiley jooga baa laascood loo bedelaa.
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Puntland Police and the Army will come under SFG.

Post by ReturnOfMariixmaan »

Is this true?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”