Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by theyuusuf143 »

Kadib markii uu waxba dili kari waayey bay isagagii ka shakiyeen . Boowe waad ku saxsan tihiin iidoor aan Iidoor dilayn inuu qardho kuu ag fadhiyo maaha, who knows armuu adiga ku cunaa .

User avatar
kanadiid90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2099
Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by kanadiid90 »

and where were his soldiers at? the truth is no body left in his forsaken army
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by Timiro1999 »

Bisinka dadku been badanaa intaasay la shir yimaaden.
Ninkan taariikhda qori doonta waa mujaahid asal ah.
Qurjuf qaarjufkii ayuu kaga cabaadiyey.
Caare waxba kagamuu tegin mar haduu qarow idinku wada ridey.
Mujaahid Caare ALLOW dhawr
User avatar
kanadiid90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2099
Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by kanadiid90 »

caare's supporters right now :lol:

Image
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by Timiro1999 »

CAARE kadidii ayuu ku dhejiyey jeegaantii :lol:
Kolba sawir yar oo caato ah meel hasoo dhigaan
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by theyuusuf143 »

Anba ma aamineen jabhad reer garowe ah inay burco igu dul dhaantayso hadaanay habeen kasta dadkooda laynayn . Caare waa nin waalan majeerteen ku waxay saldhiga u siiyeen inuu iidoorka laayo ee umay siin inuu calaq ku dul cabo . Anigu hadaan majerten ahan lahaa waaban dili lahaa markas baan weliba futadiisa 'iidoor' ku qori lahaa. Markad jabhad tahay cida magangelyada ku siinaysa danbay kaa leedahay humanitarian maaha waa inaad wax kharbudaa oo dhiig ku faraxalata si ay kuu aaminaan hadii kale yaga laftooda baa ku dilaya.
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by cheifaqilbari »

The yusuf, wale caare wa ku walaty, adigu mala walasha bu fuuley jirey. Maxa beenta Facebook ukeentey meesha. Nacasnimad nagal tag. Dagal sookeya ka guuxye.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by Ben Dover »

kanadiid90 wrote: Sun Dec 30, 2018 8:58 am caare's supporters right now :lol:

Image
:damn: :pac:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by theyuusuf143 »

cheifaqilbari wrote: Sun Dec 30, 2018 9:33 am The yusuf, wale caare wa ku walaty, adigu mala walasha bu fuuley jirey. Maxa beenta Facebook ukeentey meesha. Nacasnimad nagal tag. Dagal sookeya ka guuxye.

Ilo lagu kalsoonyahay baan kasoo xigtay. Mida kale adigu hadaanad la jirin maxaa ku haya. Saw kollayba inaynu fashilino muhiimadu maaha. Siday doontaba haw dhacdee . meesha daawade kama ihi ee player baan ka ahay. I don't wait miracles to happen " ilaahay baa soo hadayn doonee hala daayo ...bla bla " how about haduuba ilaahay hadayn waayo saw hawshu inaka inooma taal.
SuldaanMaplesyrup
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1823
Joined: Sun Mar 13, 2016 10:32 am

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by SuldaanMaplesyrup »

kanadiid90 wrote: Sun Dec 30, 2018 8:58 am caare's supporters right now :lol:

Image
:dead: :russ:
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by Togdeer »

This caare guy is on his last legs. He would not make it out in 2019. He’s already loosing support from his rebels, cuqaal, clansmen...
Let’s see who the new leader selected in Puntland is.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Caare oo badhtamaha qardho baad looga qaaday gaadhigiisii

Post by theyuusuf143 »

Togdeer wrote: Sun Dec 30, 2018 11:32 am This caare guy is on his last legs. He would not make it out in 2019. He’s already loosing support from his rebels, cuqaal, clansmen...
Let’s see who the new leader selected in Puntland is.
Xayntii ugu danbaysana imikay kasoo yaacdeen " wax naga liita baanu martinay oo anagii na boobay" bay yidhaahdeen :damn:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”