Who is Cali Cisse Cabdi?

Moderator: Moderators

User avatar
formidable
Posts: 131
Joined: Mon Jan 16, 2017 1:09 pm

Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by formidable »

Waxaa si weyn isha loogu hayaa doorashada ka dhaceysa Puntland, 8-da bisha Janaayo 2019.

Waxaa ku loollamaya musharixiin gaaraya 30, haddii aysan ka badneyd, balse wali ma cadda murashaxa ugu cad cad xilka belidda Cabdiweli Cali Gaas.

Hase ahaatee, 48-dii saacadood ee la soo dhaafay waxaa gebi’ahaanba la wareegay ol’olaha ka socda Puntland murashax Dr. Cali Ciise Cabdi.

Maxaa sabab u ah?

Waa su’aal is weydiin mudan waxa 72 saacaood oo uu joogo Garoowe oo ay uga soo horreeyeen musharixiin ku sugnaa xarunta Puntland dhawr bilood in uu sidaas oo dhan u qariyo ama uga saameyn bato.

Waa sax, waxaa jiri kara in dadka qaar ay ku xaman karaan ama ay jirto in Nabad iyo Nolol kaalin ku leedahay, laakiin taas ma aha MARMARSIIYO, waayo, waxaa la ogyahay oo jira kuwo kale oo ay dowladda dhexe wadato sida lagu tuhmayo, waxaana ka mid ah; Cali Xaaji Warsame, Jabiye, Faarax Cali Shire, Moorgan iyo Saadaq Eenow!

Hadaba, maxaa ku gaar ah Dr. Cali Ciise Cabdi?

Waa jawaab sahlan, Dr. Cali Ciise Cabdi waa Dhulbahante, kaas oo noqon doonaya siyaasigii ugu tunka weynaa ama ugu saameynta badnaa oo Dhulbahante ah oo isu soo sharaxaya xilka Madaxweyne.

Ma aha in uu yahay musharixii ugu horreeyey oo reer Sool ah oo xilkaa u hanqal taaga, waayo? Hadda waxaa barbar socda laba musharax oo kale oo sidiisa oo kale doonaya xilkaas, laakiin maxay tahay baaruudda uu dheer yahay?

Dr. Cali Ciise Cabdi waxaa ku gaar ah in uu yahay siyaasiga qura ee haysta kalsoonida beesha uu ka soo jeedo oo uu ku kasbaday dhisiddii Khaatumo State iyo waliba go’aankii dambe ee uu Cali Khaliif Galaydh ugu khilaafay in lagu biro Somaliland oo uu ugu dambayn Galaydh ka dhabeeyey!

Sidoo kale, Dr. Cali Ciise Cabdi waxa uu halgan dheer u galay sidii uu gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ugu sameyn lahaa maamul ka madax bannaan Somaliland iyo Puntland, walow uu mar walba Garoowe u arkayey meel ay Dhulbahante wax ka dhisteen oo haddii xorreynta Sool la xaqiijiyo laga wada hadli karo masiirka Khaatumo iyo Puntland.

Taas oo ay jirto, is sharaxaadiisa kaddib, Dhulbahante oo dhan si weyn ayey isu garab taageen oo waxaa ka go’an in uu xilkaas qabto.

Dhulbahante oo xoqonaya kaarkii ugu dambeeyey ee Hartism?

Ma dhicin inta taariikhda la xusuusto Dhulbahante isku raacay hal siyaasi, is sharaxaadda Cali Ciise Cabdi waxa ay si xooggan u mideysay Dhulbahante oo doonaya ugu dambeyn in ay Laascaanood dib ugu soo celiyaan gacantooda iyo Puntland.

Hore waxa ay tabasho ka qabeyn beesha Maxamuud Saleebaan ama Majeerteen oo ay ka dareemeen in aysan daacad ka ahayn xorreynta gobolka Sool.

Taas oo jirta, Dhulbahante waxaa la hubaa in hadda 90% ay la socdaan ama ugu yaraan ay garowsiyo u hayaan Somaliland, haddii ay Puntland dooran weyso siyaasigoodii ugu weynaa oo ku soo dhiiraday in ay 10% hartayna si rasmi ah uga siiban doonaan Puntland.

Waxaa xaqiiqo ah, in Dr. Cali Ciise Cabdi yahay kaarkii ugu dambeeyey ee Dhulbahante ay Puntland ka xoqdaan!
I do not know much about this guy other than that he has full support from the dhulbahante mps and connections with the fgs/farmaajo.

What subclan is he from?
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by PrinceNugaalHawd »

Waa nin Laandheere aah oo Dhulbahante aah.

Weliba Muuse Siicid ka badan aah
Weliba Cabdale Muuse Ha Taliin jiray aah
Weilba Habarwaa Cabdale iyo Hanaadadi aah
Weilba Garaad Shirshore iyo Boqortoyadii aah
Weilba Maxamud Garaad iyo Madaxdii aah
Weliba Siyaad Maxamud iyo Sinji wacan aah
Weliba Ugaadhyahan iyo Raaga Badan aah
Weliba Samakaabka Sareeya aah
Weliba Cabdulaha cuududa wayn aah
Weliba Ahmed Cabdule iyo Raaga caanka ah
Nur Ahmed iyo Raag sare gaala
Cali Nur iyo Raagi Geela Badna aah
Adan Cali weeye Cali Ciise Cabdi

To make it simple He is Dhulbahante , Reer Garaad Shirshore, Maxamuud Garaad , Ugaadhyahan, Nuur Ahmed.

He has PHD in Economics and Worked for the World Bank, IMF, UN, over 30 countries, and helped build the Ministry of Finance of Somalia and Somali National Bank last10 years, He has 40 years of experience and runs Hespi institute. He declined to be Somali Prime Minister back in 2014. He is a loyal citizen of Somalia and wants to give back and worked for free for the last 10 years to help Somalia establish its Financial institutions. He has trained many people from all regions North and South. That’s the connection they are talking about lol
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by Ben Dover »

He is the future water minister of Somaliland :) :up:
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by PrinceNugaalHawd »

Waatan Dhilaadi Midgaanta aahyd Dhulos haday maqasho S!!lki reer Gusjeclo Soo kala qada!!
User avatar
formidable
Posts: 131
Joined: Mon Jan 16, 2017 1:09 pm

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by formidable »

PrinceNugaalHawd wrote: Thu Jan 03, 2019 11:59 am Waa nin Laandheere aah oo Dhulbahante aah.

Weliba Muuse Siicid ka badan aah
Weliba Cabdale Muuse Ha Taliin jiray aah
Weilba Habarwaa Cabdale iyo Hanaadadi aah
Weilba Garaad Shirshore iyo Boqortoyadii aah
Weilba Maxamud Garaad iyo Madaxdii aah
Weliba Siyaad Maxamud iyo Sinji wacan aah
Weliba Ugaadhyahan iyo Raaga Badan aah
Weliba Samakaabka Sareeya aah
Weliba Cabdulaha caanka aah
Weliba Ahmed Cabdule iyo Raaga caanka ah
Nur Ahmed iyo Raag sare gaala
Cali Nur iyo Raagi Geela Badna aah
Adan Cali weeye Cali Ciise Cabdi

He has PHD in Economics and Worked for the World Bank, IMF, UN, over 30 countries, and helped build the Ministry of Finance of Somalia and Somali National Bank last10 years, He has 40 years of experience and runs Hespi institute. He declined to be Somali Prime Minister back in 2014.
Mashallah.

I don't think he stands a chance in Puntland elections unless he can get full support from Dhulbahante block + MJ yaryar.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by Ben Dover »

PrinceNugaalHawd wrote: Thu Jan 03, 2019 12:17 pm Waatan Dhilaadi Midgaanta aahyd Dhulos haday maqasho S!!lki reer Gusjeclo Soo kala qada!!
It is the natural fate of all your heroes, to eventually come under Isaaq boots.

From Xaglotoosiye, to Galaydh, to Koore to Baashe. They are all destined to become ministers of water for Somaliland at some point :lol:
User avatar
formidable
Posts: 131
Joined: Mon Jan 16, 2017 1:09 pm

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by formidable »

He could be a game changer for us and unite all Dhulbahante under PL if he manages to win the election but if another Maxamud Saleebaan is elected in PL then it will officially make PL a MJ/MS state.

I think he could get the MJ yar yar to vote for him since they have more MPs than Maxamud Saleebaans and are most marginalized in PL politics and would probably vote for anyone who promises them high official ranks.

I really don't care much about PL and never supported the state but this election could bring us back on board and unite us.

Khatumo project died long ago after PL rejected it from being recognized
User avatar
formidable
Posts: 131
Joined: Mon Jan 16, 2017 1:09 pm

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by formidable »

Ben Dover wrote: Thu Jan 03, 2019 12:32 pm
PrinceNugaalHawd wrote: Thu Jan 03, 2019 12:17 pm Waatan Dhilaadi Midgaanta aahyd Dhulos haday maqasho S!!lki reer Gusjeclo Soo kala qada!!
It is the natural fate of all your heroes, to eventually come under Isaaq boots.

From Xaglotoosiye, to Galaydh, to Koore to Baashe. They are all destined to become ministers of water for Somaliland at some point :lol:
mate can you fuck off?

I am trying to have a discussion here
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by Ben Dover »

I am literally telling you whats going to happen, he will lose the election (as if he has any chance lol), go in a huff for a few months, and before you know it he will accept the position of minister of water for Somaliland.
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by PrinceNugaalHawd »

formidable wrote: Thu Jan 03, 2019 12:34 pm He could be a game changer for us and unite all Dhulbahante under PL if he manages to win the election but if another Maxamud Saleebaan is elected in PL then it will officially make PL a MJ/MS state.

I think he could get the MJ yar yar to vote for him since they have more MPs than Maxamud Saleebaans and are most marginalized in PL politics and would probably vote for anyone who promises them high official ranks.

I really don't care much about PL and never supported the state but this election could bring us back on board and unite us.

Khatumo project died long ago after PL rejected it from being recognized

If Khaatumo Failed a lot of it is due to Puntland pressuring the FG so if you want us to remain Puntlanders & unite Dhulos under Puntland and to make Puntland what it was before Cali Ciise Cabdi must be elected lol

He needs to gather the support of the other 35 non Mj MPs.

Dashishle 3
Leelkase 3
Awrtable 1
Meheri 1
Abdi Koombe 1
Warsangeli 9
Dhulbahante 17

He can beat that with the Maxamud Salebaan and MJ candidates.

He should also try to get smaller Mjs support.

Promise all these clans development, ports, airports, roads, hospitals, schools, more mps, better ministries etc..
Daleys
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 313
Joined: Mon Dec 10, 2018 8:38 pm

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by Daleys »

PrinceNugaalHawd wrote: Thu Jan 03, 2019 12:50 pm

Do you consider ali saleban and bicidyahan as majerteen yar yar
Be serious there is nothing like majerteen yar yar
Ali saleban +bicidyahan is equal to mohamud salebaan
Ismaciil salebaan +ugar salebaan +Ali jibraahil is equal to mohamud salebaan
Rer maxamud +cabdiraxin +nuux jibraahil +ammanle is equal to mohamud salebaan
Hell i have seen hordes of ismaciil salebaan in London and tanzania
Daleys
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 313
Joined: Mon Dec 10, 2018 8:38 pm

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by Daleys »

I have no problem if dhulbahante becomes the president of puntland
But what I'm surprised is why don't they also try if they can also become somaliland president
User avatar
formidable
Posts: 131
Joined: Mon Jan 16, 2017 1:09 pm

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by formidable »

PrinceNugaalHawd wrote: Thu Jan 03, 2019 12:50 pm
formidable wrote: Thu Jan 03, 2019 12:34 pm He could be a game changer for us and unite all Dhulbahante under PL if he manages to win the election but if another Maxamud Saleebaan is elected in PL then it will officially make PL a MJ/MS state.

I think he could get the MJ yar yar to vote for him since they have more MPs than Maxamud Saleebaans and are most marginalized in PL politics and would probably vote for anyone who promises them high official ranks.

I really don't care much about PL and never supported the state but this election could bring us back on board and unite us.

Khatumo project died long ago after PL rejected it from being recognized

If Khaatumo Failed a lot of it is due to Puntland pressuring the FG so if you want us to remain Puntlanders & unite Dhulos under Puntland and to make Puntland what it was before Cali Ciise Cabdi must be elected lol

He needs to gather the support of the other 35 non Mj MPs.

Dashishle 3
Leelkase 3
Awrtable 1
Meheri 1
Abdi Koombe 1
Warsangeli 9
Dhulbahante 17

He can beat that with the Maxamud Salebaan and MJ candidates.

He should also try to get smaller Mjs support.

Promise all these clans development, ports, airports, roads, hospitals, schools, more mps, better ministries etc..
It seems like you think I am Majeerteen?

I am beesha khalid.
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by PrinceNugaalHawd »

Formidable So how come you don’t know who Ali Isse Abdi is? Lol

Dalays walaal de the Largest Mj subclan is Maxamud Salebaan.
User avatar
formidable
Posts: 131
Joined: Mon Jan 16, 2017 1:09 pm

Re: Who is Cali Cisse Cabdi?

Post by formidable »

PrinceNugaalHawd wrote: Thu Jan 03, 2019 1:59 pm Formidable So how come you don’t know who Ali Isse Abdi is? Lol

Dalays walaal de the Largest Mj subclan is Maxamud Salebaan.
I don't know all of our politicians and intellectuals. I haven't been up to date with dhulbahante affairs in the past 6 months and I was checking the whatsapp group I am part of earlier today and I've seen a couple people praise him and said he is the best dhulbahante candidate in puntland so that's why I came here and made this thread because I wanted to know more about him.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”