Jeeganta when is the Parliament election

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SuldaanOfSanaag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2204
Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm

Jeeganta when is the Parliament election

Post by SuldaanOfSanaag »

Or you running scared the mighty garhajis will take back the parliament.

:notsure:
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by LeJusticier »

SuldaanOfSanaag wrote: Fri Jan 04, 2019 7:10 pm Or you running scared the mighty garhajis will take back the parliament.

:notsure:
Jeegaan? you are advertising Jeegaan which became tools used by shisheeye to devide us. Besides you labelled me a traitor against another part of Duriyada when the reality is Muse shani nor Dalalama paid my rent or knows me. Isla yaab and stop the fitna.
User avatar
SuldaanOfSanaag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2204
Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by SuldaanOfSanaag »

Im not dividing any one. Im talking to the likes of ben dover and khalid who thinks musa biixi is the best thing since slice bread.

I have no issue with my somaliland brethdren.

This administration is the one dividing people but you dont see that.

Lejustic your one the old school forum here waanku salaam sxb.

Your paved the way for most landers in here
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by original dervish »

LJ is a decent fellow.........but he is an absolute Francophile. :) :up:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by Timiro1999 »

Jeegaantu dooni mayaan in dalka doorasho ka dhacdo waxay doonayan inay sonkorta ku dhex jiraan waa macaan jecel.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by theyuusuf143 »

SuldaanOfSanaag wrote: Fri Jan 04, 2019 9:04 pm Im not dividing any one. Im talking to the likes of ben dover and khalid who thinks musa biixi is the best thing since slice bread.

I have no issue with my somaliland brethdren.

This administration is the one dividing people but you dont see that.
Ben Dover is from Sool and khaalid is from xarshin ama hargeisha. Abtirsiin isaaq bay ku kulmaan. Deegan ma wadaan isku daaqsin maaha , adhigooda daaye xitaa geeloodu isma gaadho . Waxa intaas dheer Ben dover waa geel jire habeed baa kasoo uraysa khaalidna waa beeralay sac afuufa. Waxaas oo dhan waxan uga socda markasta oo aad magaca jeegaan istimaasho dadka sidaas u kala fog baad walaalaynaysa in a way adiga opposite kaaga ah adna waxad gelaysa kaalinta gabadhii hablaha gudi jirtay ee keeda illawday.

xayeysiin ama free advertisement baad u samaynaysa ismana ogid. Tusaale Anigu I don't recognise subeer awal or garxajis fake names. why because ma doonayo in maalin maalmaha kamida ciise muse iyo sacad muse wada socda berbera igu cadaaban. Mana jecli in hy iyo ciidagale wada socda burco igula dagalaman . Militarily iyo politically midna Dan iiguma jirto. Sidaa si lamida buu magaca jeegantu khatar kuugu yahay adiga. Inaad masaxdo oo bool bool u furfurto mooyee Inaad warbaahinta ka sheeg sheegtaa waa kuu doqonimo.

Having said that i am actually very happy to be in that jeegan alliance at this moment time . Because danta habar jecla ku jirta. Xitaa hadii somaliland lagu kala dareero anigu roodhidayda cidii maraq haysata waan kula dhuuqaya. Ama hargeisa hala joogo ama xamar halo hayaamo. Next 100 hundred years qorshaha survival ka HJ waa wuu qeexanyahay. We will never walk alone.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by theyuusuf143 »

Xitaa haday sacad muuse roodhida ii qoyn waayan. Habar yonis iyo dhuloos baan usoo kaxaysanaya . Dhako cusub oo bari iyo galbeed loo kala baxayo baan lasoo baxaya. Isku soo xooriyo anagu hadaanu HJ nahay weligayo cidlo istaagi mayno intu qiyaamuhu dhacayo waa inaanu ciduun abaar ta ku dhaafna. Waxan xullafaysiga la dhaho habartii xabuushaa na bartay jiritaankayaga baa xulafaysi ku dhisan. Kkkkk
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by Timiro1999 »

Aduunka waxa ugu daran dad fuleynimo ku faana waxbaa faan iigu filan awooda reerkayga markii laga baqay in ay gaashanbuur u samaysteen.
Shaagle laga baqay maxaan kaaga tagay mar hadaan xulaafo kaaga dhigey dad aan dameerihuna aanay meel u wada ciyaar gudin baqaha GX ayaa kuu geeyey
Cadaankaanu wada loolanaa madaw ciseyn
Cadawga cagta hoosteeda ha galaan
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by cheifaqilbari »

Le Justicier you are an educated runsheg brother wayo dal iyo dabadba sanadka qabyaald xum ba kaso baxdhey adigu iyo inyar baa illah imaan seyey. Waliga hadalka cadala kuwad. Kuwan siyasdaeenta jahabba bey ino wadan illahy ha inga qabto somaliland wax laso marey iyo siday dadka u Laab, kicinyan aad u kala fogtey.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by theyuusuf143 »

Timiro1999 wrote: Sat Jan 05, 2019 6:12 am Aduunka waxa ugu daran dad fuleynimo ku faana waxbaa faan iigu filan awooda reerkayga markii laga baqay in ay gaashanbuur u samaysteen.
Shaagle laga baqay maxaan kaaga tagay mar hadaan xulaafo kaaga dhigey dad aan dameerihuna aanay meel u wada ciyaar gudin baqaha GX ayaa kuu geeyey
Cadaankaanu wada loolanaa madaw ciseyn
Cadawga cagta hoosteeda ha galaan
Waaban kuu sheegay laftaada baan ku meherinaya hadaan meelan seexdo oo kale waayo kkkk. Aad baan weliba ugu faanaya inaanu isaaq ugu caqli badanay oo fariido nahay . Somaliland waa TV, remote kana anaa u haya . Markan doono baan shidaya markan doono baan bakhtiinaya. Programme kaan doono ee naftaydu jamataan saaraya markan ku caajisana waan iska bedelaya . Hada nimco yaasin baa iigu jirta "halkaa malab laygu shubay waa dushaadoo " baan qaadaya. Hadaan doonana khadro daahir baan ku goosanaya " yey ku dhici ilmadu dhul abaarsatee , usha maad u qaban .. usha maad u qaban " suuganta kuma fiicnide waxan ka wada hadaan doono ciidagalan kulmiye ka kiraynaya ama isaxaaq what ever your name is .
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by LeJusticier »

SuldaanOfSanaag wrote: Fri Jan 04, 2019 9:04 pm Im not dividing any one. Im talking to the likes of ben dover and khalid who thinks musa biixi is the best thing since slice bread.

I have no issue with my somaliland brethdren.

This administration is the one dividing people but you dont see that.
Uh, hadaan gartay. Messageku wuxuu ku socday guulwadayaasha.....ok hadaa
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by LeJusticier »

original dervish wrote: Sat Jan 05, 2019 4:11 am LJ is a decent fellow.........but he is an absolute Francophile. :) :up:
Salaan sare sxb.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Jeeganta when is the Parliament election

Post by LeJusticier »

cheifaqilbari wrote: Sat Jan 05, 2019 6:29 am Le Justicier you are an educated runsheg brother wayo dal iyo dabadba sanadka qabyaald xum ba kaso baxdhey adigu iyo inyar baa illah imaan seyey. Waliga hadalka cadala kuwad. Kuwan siyasdaeenta jahabba bey ino wadan illahy ha inga qabto somaliland wax laso marey iyo siday dadka u Laab, kicinyan aad u kala fogtey.
Haye bro. Jazaaka laahu kheyr
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”