SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Moderator: Moderators
SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Oh well try next time.

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Caga jugleyn iyo car juuq dheh faqash ayay u socon weyday.
Muuse Shaani oo diciif ah ayaa is leh way kuu shaqayn been ayuu isu sheegey.
Muuse Shaani oo diciif ah ayaa is leh way kuu shaqayn been ayuu isu sheegey.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Muise maxuu ka helayaa hebel u diiday meel heblaayo? Marmarka qaarkood caqli baa loo baahayey yaanay jaariyadnimadu IYO jaahilnimadu Ku indho tirin.Timiro1999 wrote: Fri Jan 18, 2019 9:04 pm Caga jugleyn iyo car juuq dheh faqash ayay u socon weyday.
Muuse Shaani oo diciif ah ayaa is leh way kuu shaqayn been ayuu isu sheegey.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Yes Saab TV has been putting out fishing news lately that's probably most likely why they was the denied entry.
This is just a polite way of saying stay out of our internal affairs.
Complete embarrassment for seenyo but at least he didnt get arrested like the other journalists.
Shaw manta odayga warka si dayey isaga uu caraysanyahy oo makarafoonka tuuray gaaday.

- Djiboutian
- SomaliNetizen
- Posts: 996
- Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Warbaxinta oo faahfaahsan waan dhageystay. Meel lagu hadal haayo iyo cid ka ashkatoonaysa Mudane Mujahid Muuse Hussein "Biixi" maan arag. Talow ma video aan ahayn kii oo halkan soo dhigay JSL3000 ayaad rayigaga ka cabiraysa??Timiro1999 wrote: Fri Jan 18, 2019 9:04 pm Caga jugleyn iyo car juuq dheh faqash ayay u socon weyday.
Muuse Shaani oo diciif ah ayaa is leh way kuu shaqayn been ayuu isu sheegey.
Bal waxaad u fiirsatan sido Cali Seenyo oo aflagaadinayo taliyaha policeka Somaliland. Imisa jiir ayaad adigo hello yidhi batteryiga misa dhagaxa ka dhacay oo qofkii ku soo diray uqaatay inaad mobileka ku xidhay? Kaba soo qaad inu sii badhiidh ah mobile ugu xidhay muxu ula xidhiidh waayay saxiibkii Cabdilfataax, Safiirka Somaliland oo fadhiya Djibouti?
No immigration officer will ask anyone who has visit visa to wait until he call his senior to get permission before allowing traveller to enter unless the immigration officer has orders from ministry of interior to deny certain individuals access.
- kanadiid90
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2099
- Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
ina fadal wuu isku xaaray the man keeps embarrassing himself. I know some of yall might hate saabtv but their criticism is needed in our the media.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Chairman of somaliland journalism association mr. huuto condemned cali seenyo defamation of general fadal imaan.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Anyone who is somaliland-diid we will deal with them. It’s a new name made by the information minister of somaliland.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Yea adeero whoop them traitors.Togdeer wrote: Sat Jan 19, 2019 1:27 pm Anyone who is somaliland-diid we will deal with them. It’s a new name made by the information minister of somaliland.

Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
^Naayahe bohol hooyaada uu sheeg garaac.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Waxeena meesha ka buuxa oo laysku wada geeyey cali seenyo inaga wadanisan . Waa run oo TV giisu dawlada faro baas buu ka hayaa laakiin cali seenyo ka weyn nin xamar lagu shaanbadeeyo. Waa muftiga ay kasoo maaxdaan heesaha qaranka lagu dhaqajiyo
1. Calan yahaw ha dhicin weligaa dhisnaw
2. Kala guurkii maahee Kala gurasho weeyaan
3. Dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socda
Iyo qaar kaloo badan. Abwaanada yaryar aynu iskaga tumano laakiin kuwa waaweyn yeynaan isku taataaban. Hadii kale iga wala duufaantii qoomkii reer caad Iyo thamuud rogtay mid ka culus bay inagu kucinayaan.
1. Calan yahaw ha dhicin weligaa dhisnaw
2. Kala guurkii maahee Kala gurasho weeyaan
3. Dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socda
Iyo qaar kaloo badan. Abwaanada yaryar aynu iskaga tumano laakiin kuwa waaweyn yeynaan isku taataaban. Hadii kale iga wala duufaantii qoomkii reer caad Iyo thamuud rogtay mid ka culus bay inagu kucinayaan.
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
Kaliil adigu somaliland-diid ba tahay. Nobody cares about a somaliland-diids opinion. Your an outcast. No go cry somewhere else.

U malayn maayo Inu heesta hore leeyey, heestaas horey u jirtay.theyuusuf143 wrote: Sat Jan 19, 2019 1:42 pm Waxeena meesha ka buuxa oo laysku wada geeyey cali seenyo inaga wadanisan . Waa run oo TV giisu dawlada faro baas buu ka hayaa laakiin cali seenyo ka weyn nin xamar lagu shaanbadeeyo. Waa muftiga ay kasoo maaxdaan heesaha qaranka lagu dhaqajiyo
1. Calan yahaw ha dhicin weligaa dhisnaw
2. Kala guurkii maahee Kala gurasho weeyaan
3. Dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socda
Iyo qaar kaloo badan. Abwaanada yaryar aynu iskaga tumano laakiin kuwa waaweyn yeynaan isku taataaban. Hadii kale iga wala duufaantii qoomkii reer caad Iyo thamuud rogtay mid ka culus bay inagu kucinayaan.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: SAAB TV correspondent seenyo denied entry into Somaliland republic
[quote=Togdeer
Kaliil adigu somaliland-diid ba tahay. Nobody cares about a somaliland-diids opinion. Your an outcast. No go cry somewhere else.
[/quote]
Togdeer adigu waxad ku jirtaa liiska jeegaanta fiican. Jeegaanta 80‰ waa dad xun markaa inta yare fiican baad ku jirtaa

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 991 Views
-
Last post by SYSS
-
- 1 Replies
- 481 Views
-
Last post by zulaika
-
- 6 Replies
- 902 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 13 Replies
- 1197 Views
-
Last post by Basra-
-
- 1 Replies
- 358 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 45 Replies
- 2864 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 555 Views
-
Last post by crazyRasputin
-
- 5 Replies
- 539 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 8 Replies
- 1142 Views
-
Last post by Nubis
-
- 5 Replies
- 2468 Views
-
Last post by gurey25