1. In xisbiga si toosa loogu gacan geliyo jeeganta niqaaban ( maxamed case, gadabursi)
2. In madaxwaynaha loo daayo hogaanka xisbiga
3. in maxamuud xaashi iyo HJ dib loogu celiyo
4. Iyo in abiy axmed inaga dejiya ummadan kacsan (Hy ) bahalka lagu tijaabiyo.
4taa qodob anigu hadaan yuusuf ahay waxan tolka ku qancinaya inaynu qodobka 1aad kula shuraakawno jeeganta niqaaban . Kollayba next 15 years habarjeclo madaxwayne ma noqoteen oo kayuugaa inagu dheer markaa aynu danteena eegano oo kuxigeenka qaadano, hadaynu abiy axmed ka soo saarno inagu waxba maynu korodhsan , hadaynu bahalka dib ula soo noqonana mucaaradad uunbaynu ku jiri doona muddo dheer . Markaa Say masha Allah to our new leader samatar
