Page 1 of 2

Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Thu Jan 24, 2019 7:53 pm
by Khalid Ali
After the last meeeting between the messiah and the garxajis elders . This meeting Is happening between sultan xasssan and suldan xirsi qani and ina dhabaeeiye sabayste. Lets see what comes out.
Waxalaisku hayste 2 things shirka kulmiye iyo doorashada wakiilada.

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Thu Jan 24, 2019 8:55 pm
by Beer-Dilaacshe
Khalid Ali wrote: Thu Jan 24, 2019 7:53 pm After the last meeeting between the messiah and the garxajis elders . This meeting Is happening between sultan xasssan and suldan xirsi qani and ina dhabaeeiye sabayste. Lets see what comes out.
Waxalaisku hayste 2 things shirka kulmiye iyo doorashada wakiilada.

Shirka Kulmiye iyo doorashada wakiilada, maxaa madax dhaqameedka soo dhex galiyay? arrimahan madax dhaqameedka uma taalo inay siyaasadda ku dhex milmaana looga wanaagsan.

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Thu Jan 24, 2019 10:26 pm
by LeJusticier
Khalid
This is beyond Guulwadanimo. You endorses without criticism every opinion that associate with Isaaqson Muse, to you is an idol miyaa?. Takale there is no Garxajis Sultan. That dude can claim HY suldan but not Garhajis. Ina dhabeeye can claim Duriyada Suldaan.

Jumcaa Mubarik

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 12:28 am
by Khalid Ali
I see this more as garxajis habrawal coming closer to each other the vast majority of hy respect ina xirsi qani more than ina dhabeeeye. Who is viewed as an ciidagalle sultan and the rest of isaaq respect him as as an isaaqsultan And sultan jeegaan is also doing his part to build good ties with garxajis elders

Jimca Mubarak sheikh

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 3:00 am
by kaliil

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 4:59 am
by theyuusuf143
Nin meeli u cadahay meeli ka madaw. HY low blood sugar kaa ku kacsan waxaan macaanayna maasoo celinayaan ee nimanka bahalka uga kaca ama noo daaya anagaa qaad qadhaadh ku macsuumaynee haba kasii daraane . Suldaan xasan waa eed ka carar xiligana ilaaq doonka baa layska soo horaysaa. Bench ga dhiga suldaan xasan oo mid derderan keena.

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 5:38 am
by kaliil
theyuusuf143 wrote: Fri Jan 25, 2019 4:59 am Nin meeli u cadahay meeli ka madaw. HY low blood sugar kaa ku kacsan waxaan macaanayna maasoo celinayaan ee nimanka bahalka uga kaca ama noo daaya anagaa qaad qadhaadh ku macsuumaynee haba kasii daraane .
Waar nimanka ha lugoyn oo kursigooda hakaga ciyaarin waxba ka celin karimayside.markay arkeen inaydaan waxba ka difaaci karayn ayay shirar bilaabeen.berigii cigaal iyo HY is khilaafeen ayaad sidan oo kale tidhaahdeen HY anagaa ku filan oo burco dagaal ka rideen wixii idinka gaadhayna waa la ogaa. 3 sano markii dagaalku socday e magaalada la idinka saaray ayuu cigaal HY la heshiiyay isagoo waxba idin weydiin,

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 5:52 am
by theyuusuf143
kaliil wrote: Fri Jan 25, 2019 5:38 am
theyuusuf143 wrote: Fri Jan 25, 2019 4:59 am Nin meeli u cadahay meeli ka madaw. HY low blood sugar kaa ku kacsan waxaan macaanayna maasoo celinayaan ee nimanka bahalka uga kaca ama noo daaya anagaa qaad qadhaadh ku macsuumaynee haba kasii daraane .
Waar nimanka ha lugoyn oo kursigooda hakaga ciyaarin waxba ka celin karimayside.markay arkeen inaydaan waxba ka difaaci karayn ayay shirar bilaabeen.berigii cigaal iyo HY is khilaafeen ayaad sidan oo kale tidhaahdeen HY anagaa ku filan oo burco dagaal ka rideen wixii idinka gaadhayna waa la ogaa. 3 sano markii dagaalku socday e magaalada la idinka saaray ayuu cigaal HY la heshiiyay isagoo waxba idin weydiin,
Ninkaaga Internet ka dhexdiisa daarood isu dhiibay anigu xalka keliya ee aan ka sugaya waa inaad gabadhii aynu ku ballanay khaalid ku wareejiso, hadaad handaraab meel saari waydo 2020 ga oo caarre aflaw birayn waayo jamhuuriyada kibirtay. Inta ka horaysa Anna afkaan kaa laadayaa ciyaalkana weliba waan kugu ballaminaya inay ku shiidaan. Nabadi meesha kuuma taal adiga .

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 6:00 am
by kaliil
Miskiin, anigu nin is dhiiba ma ahi e sidaan kuu sheegay 2020 ha inoo ahaato laakiin intaa kahor khalid jar haka tuurin waxba ma difaaci karayside.idinkaa ina la idin difaaco u baahan.

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 6:19 am
by theyuusuf143
kaliil wrote: Fri Jan 25, 2019 6:00 am Miskiin, anigu nin is dhiiba ma ahi e sidaan kuu sheegay 2020 ha inoo ahaato laakiin intaa kahor khalid jar haka tuurin waxba ma difaaci karayside.idinkaa ina la idin difaaco u baahan.
Cimri kuuma hadhin oo maanta Nin weyn baad tahay. SooMali oo Dhan baa madaxa iskula jirta gobol kasta. Weli noloshaa miyaad aragtay adiga iyo macaaga mooyee cid intay tolkood isku dhaceen qolo kale oo shisheeye ah u niikinaysa. Marka ogaaden iyo mareexaan islaayaan Dee aniga midkoodna iima niikiyo si uu kale ugu xumeeyo .

Laakiin adigu markasta oo aan ku legdo qardho halkay ugu sokosayso baad kasoo jeesataa boqor burhaan baad cagaha ka dhunkataa . Nin xayndaabka ka baxay kaftan uma furna orodoo is aas rag hortii baad jabtaye waxyey quusatay ee rajada ilaahay ka samirtay. Intayada xayndaabka ku jirtaa waxaanu doono baanu is odhanayna. Adiga iyo macaaga Laakiin bahdil baa u sugnaaday daayin abid . No mercy.

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 9:10 am
by cheifaqilbari
Warya kaan yare ee yusuf La baxey side gabdh maanto dhan ha u ooyin, its not GX fault in xisbigage La saaret, in lagu owrkacsadet kadib meel lagu saarey. Shut the fck up marki hore naag Xabashi ba ka dhalty waa waxa u yuus bandana . Men fight and make peace. Aad ban uso daweyena odeyashan Shirey I see no siyasad in this dadkan wa suldamo. Respect them bastard ow reer miyiga. 10 sano dalkan oo dhan adiyu iyo a deer dementia heyey cuneysey wali sii hadkleysaa waxu reer badiyesa ma Abu jahel bu kasojeeda.

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 1:50 pm
by X.Playa
These guys can't decide shit , they can lock themselves in a sewage and chew qaad all they want , they do not represent their people.

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 3:37 pm
by theyuusuf143
cheifaqilbari wrote: Fri Jan 25, 2019 9:10 am Warya kaan yare ee yusuf La baxey side gabdh maanto dhan ha u ooyin, its not GX fault in xisbigage La saaret, in lagu owrkacsadet kadib meel lagu saarey. Shut the fck up marki hore naag Xabashi ba ka dhalty waa waxa u yuus bandana . Men fight and make peace. Aad ban uso daweyena odeyashan Shirey I see no siyasad in this dadkan wa suldamo. Respect them bastard ow reer miyiga. 10 sano dalkan oo dhan adiyu iyo a deer dementia heyey cuneysey wali sii hadkleysaa waxu reer badiyesa ma Abu jahel bu kasojeeda.
Shadhaab adiga maxaa ku haya ma kaliil baa lagu yidhaahdaa fartaadaba ma akhrin karno. Men fight abd make peace for what ? Wax rag isku dilaaba meesha ma oolin nin baa nin La tartamay markaas buu dhacay. Weligeedbana waa La dhici jiray waana La kici jiray. Adigu ma kaliil baad La koox tahay iya kuwa hablahooda sharadka ku dhigtay . Keleb baad tahee aniga hay fiirsan ee dhagax ku dil waxan magacaaga dilay ee daarood u galay.

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Fri Jan 25, 2019 7:31 pm
by Maduro
X.Playa wrote: Fri Jan 25, 2019 1:50 pm These guys can't decide shit , they can lock themselves in a sewage and chew qaad all they want , they do not represent their people.
Naw :ufdup:

Re: Garxajis sultan xirsi qani and suldan xassan zuberiya of the habrawal meet in hargeysa

Posted: Sat Jan 26, 2019 7:21 am
by Khalid Ali
The yusuuf hubka hoos udhig cadawga Somaliland wa daarood. Habaryoonis and ciidagalle wa tolken wa shuqul dakhiliya kalil yanu reerka kuwa da nacsiin garxajis waxa kadhashay dad hiil iyo hoo Somaliland uso halgamay. Allot of Isaaq have a defeatist mentality laakin wainu caqli celinayna. Party politics yanay waliga ka indhoxiidhin the grand plan and Somaliland republic.
Webebka Somaliland na iskadaa akhriiskodu maskaxdayme koobaysa siba adigu reerdaahir oo yara Kabbada marked aragtiid qaar daarood dabbada ulullaya ha moodin inay reerkaliya yihin dirty woqoyi we have seen them all the past 30 years .