Baadi goob: Musuq farmaajo galay oo lagu nabayo qoslaaye

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Baadi goob: Musuq farmaajo galay oo lagu nabayo qoslaaye

Post by theyuusuf143 »

Baadi goob waa barnaamij loogu adeego xukuumada taagta daran ee xaarmaajo. Maaanta wuxu soo daayey barnaamij uu kaga hadlayo musuqii dhacay 2013 ilaa 2016 . Barnaamijkan oo markiisa horeba dhinac ka raran ayaa waxa ka dhacay khalad madbiciya . Badiba heshiisyada uu wariyuhu afkiisa ka sheegayo in xiligii xasan la saxeexay waxay in fact muujinayan in la saxeexay intii farmaajo xilka hayyey. Waa Kuwan waraaqahaas oo oo screen shot laga qaaday. Imageimage uploading

Image

Image
wadnahadhiiga
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 499
Joined: Thu Jun 22, 2017 4:07 am

Re: Baadi goob: Musuq farmaajo galay oo lagu nabayo qoslaaye

Post by wadnahadhiiga »

Its not a goverment its Ciyaalka xaafada kkk

Wadaadadii muqdisho oo support gareyn jiray ayaa hada ka yaaban Ciyaal ka xaafada dibada ka jimid waa ay Ku qaldeen.

Every propaganda they try to run expose them self every day and minute kkkk
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”