Page 1 of 1
Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Sun Feb 03, 2019 8:51 pm
by SuldaanOfSanaag
From the president palace new road to countless roads I've seen on somaliland tv channels is always on the sacad musa side if i am mistaken then show me where he build other roads.
What about the other areas in hargeisa who will build the roads.
And the excuse he use must of time is the local payed half and we paying the other half, What about the other xafadu can't they pay half.
Golaha deegaanka hargeisa needs new less corruption members
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Mon Feb 04, 2019 7:59 am
by SuldaanMaplesyrup
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Mon Feb 04, 2019 11:49 am
by barbarossa
Landheere neighborhood should be the priority in Somaliland's infrastructure projects. Laangaabs and other less influential clans' contribution to the national coffers is negligible at best and, ipso facto, should be at the bottom of the list when it comes to allocating funds for mashaariicda hurumarinta dhismaha dalka.
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Thu Feb 07, 2019 5:20 pm
by Geelexoosh12
Soltelco xaq banu ugu lenahay inuu noo dhiso wadadaas waayo 100/100 cashurta wanu bixinaaa horimarka dalkana wanu ka qayb qadana
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Thu Feb 07, 2019 11:27 pm
by kaliil
Mayorka jigjiga yar wuu dadaalayaa.
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Fri Feb 08, 2019 1:00 am
by JSL3000
false.
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Fri Feb 08, 2019 6:56 am
by MujahidAishah
Stop the propaganda my indr also builds road in siiney, the airport rd ina mooge and macliin xaruun off the top of my head.. what did adeero jiciir bulid

Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Fri Feb 08, 2019 11:07 am
by theyuusuf143
Sacad muuse uun irsaaqadooda ha xisaabininee ilaaahay bari oo caloosha usii daa. 300 oo km miyaan ilaa ceerigaabo laguu dhisayn maxaa xaafadooda jayga yar we lagu yaaciyey ku tusay imaanka lagaa qaadye. Iidoor waxa ilaahay abaarta ugu salliday waa xisaabinta irsaaqada Sacad muuse . Iimaanka ilaahay idinka qaad idam allee.
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Fri Feb 08, 2019 11:27 am
by cheifaqilbari
Solteco a corrupt bastard both him and his deputy and the entire local government needs to be fired on the spot. Only reason he is there is because waxa qarinya qaar ka tuugo weyn. Lacagtu ku shaqeeyo wa ta cashuurta ummada, casimada dalkeena eeg sidey they. Cut the bulshitt, and understand that corruption destroys nations.
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Fri Feb 08, 2019 12:47 pm
by Timiro1999
Islaanta uurka leh ee waadhwaadhsataa waa jiri caadi ah.
Waxaan arkay qaar ku odhanaya xaafada ayaa lacagta wadada lagu dhisay iska ururisey

oo xaafadu maxay awal iskaga ururin weyday maxay iska xistiyayeen.
Sawtii wada qarfada ahayd meeshu.
Orda sheekada jilicsan la doonta dadka aan reer Hargeysa ahayn.
Waxaan ogahay wado xaafad M H ah oo la doonayey in la dhiso oo Xaafadii badhkoodii la timid D H laga soo saari wayey intii kale.
Waxaan arkay wado la dhisay oo aan D H shuqul ku lahayn oo Mr dibiro uu wax qabadkii D H ku soo darsaday

acuudu bilaah waxaan arkay bridge qadar lacagtiisa bixisay oo aan weliba la dhisin lacagtii ILLAAHAY ayaa iga og halkay qabatay 80 kii milyan uun dabada kaga qor.
Mr dibiro ayaa wax qabadkii D H ku soo darsaday halkee lagu arkay wax aan laba dhisin oo lagu faano
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Fri Feb 08, 2019 12:48 pm
by Timiro1999
Afhayeenka ayaaba iigu daran
Re: Horta does the mayor of hargeisa only build roads in daanta waqooyi ee sacad musa
Posted: Sat Feb 09, 2019 8:10 pm
by JSL3000