Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
24-sac ee lasoo dhaafay Beesha Bahrarsame waxay 21 tikniko iyo 450 wiil u gacan galisay ciidamada Somaliland ee jooga gobolka Sool taasna waxaa ka dambayay labada Xildhibaan ee Beesha Bahrarsame ee Ku Kala jira Dawlada Fadaraalka Soomaaliya iyo Puntland .
Warar hoose ayaa sheegaya in sababta ay beesha bahararsame hubka iyo ciidanka ugu gacan galisay Somaliland ay tahay go'aan lagu gaadhay jigjiga in hubka iyo ciidanka lagu daro ciidamada maamulka Puntland taas oo ay odayaasha bahararsame aad ugu xaanqday .

- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
This tiny clan is the cause of all Dhulbahante problems. Caaqilo maheestan oo dulmiiga ka qabto oo wanaaga na tuso miyaa?Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Feb 06, 2019 3:40 pm 24-sac ee lasoo dhaafay Beesha Bahrarsame waxay 21 tikniko iyo 450 wiil u gacan galisay ciidamada Somaliland ee jooga gobolka Sool taasna waxaa ka dambayay labada Xildhibaan ee Beesha Bahrarsame ee Ku Kala jira Dawlada Fadaraalka Soomaaliya iyo Puntland .
Warar hoose ayaa sheegaya in sababta ay beesha bahararsame hubka iyo ciidanka ugu gacan galisay Somaliland ay tahay go'aan lagu gaadhay jigjiga in hubka iyo ciidanka lagu daro ciidamada maamulka Puntland taas oo ay odayaasha bahararsame aad ugu xaanqday .
Sideey uu kibreen waad ka yaabeesa. The 450 militiamen were never going to be useful for any Dhulbahante cause In the first place, rag dagaal ku wacan ma’aaha.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Wll waa runta Bahrarsame dagaal ma yaqaano ilaa Maxamed Siyaad barre ayaa warkooda hayayHennystreak wrote: Wed Feb 06, 2019 6:01 pmThis tiny clan is the cause of all Dhulbahante problems. Caaqilo maheestan oo dulmiiga ka qabto oo wanaaga na tuso miyaa?Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Feb 06, 2019 3:40 pm 24-sac ee lasoo dhaafay Beesha Bahrarsame waxay 21 tikniko iyo 450 wiil u gacan galisay ciidamada Somaliland ee jooga gobolka Sool taasna waxaa ka dambayay labada Xildhibaan ee Beesha Bahrarsame ee Ku Kala jira Dawlada Fadaraalka Soomaaliya iyo Puntland .
Warar hoose ayaa sheegaya in sababta ay beesha bahararsame hubka iyo ciidanka ugu gacan galisay Somaliland ay tahay go'aan lagu gaadhay jigjiga in hubka iyo ciidanka lagu daro ciidamada maamulka Puntland taas oo ay odayaasha bahararsame aad ugu xaanqday .
Sideey uu kibreen waad ka yaabeesa. The 450 militiamen were never going to be useful for any Dhulbahante cause In the first place, rag dagaal ku wacan ma’aaha.
Mid kale bahrarsame waxay iska ilaalinaysa Dhulbahante ( gaar ahaan beesha qayaad iyo ugaadhyahan ) iyo Cumar Maxamuud
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3237
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Ruun iyo been waxay tahay horta Garaan mayno. Haday Ruun tahay Waa wax laaga xuumado.
Lkn Adigo Maxamud Garaad aah, Siiba Siyaad Maxamud!! Weliba Jama Siad!! Dhulbahante kale caay Waa Caajib!! Cidaankaagi iyo Tiknaakadadi oo Somaliland aah, oo Dhulbahante Luqunta kaaga taagan!! Iyo Ugadhyaahan Siyaad oo Badhna Odaygaan Karaash Difaaca Garowe Ciidankoodu ku hayo, Badhna Somaliland la jooga. Laabadinu isu awood Sheeganasan is araagtaana iyo Reer Hawd!!
Iyo Adiga Faraax Garaad aah, weliba Ahmed Garaad oo Airport kii Buhoodle ee Daadkaaga iyo Dawooyin iyo Muucawamada Kaaga Soo dagasay Ciidaankaagi Puntland uu Xiray, Adeerka Camey Wiilashadi Difaca Garowe From SL iyo Alshabab ugu diray. Badhana Xaagle Toosiye, Iyo Raga SL ku xiraan Racsaan, iyo Xoog uusheegashaada Toolka inta Kula Degan, aad Araagtid na reer Nugaaleed uun!! 5 Calana Ka Duul taagan yahay Dhul kaaga. Ninki yimadaba aad uu sacab Tuunto.
Isku Xiishoda intaad daadkaa Aflaagadayn oo Idinku is Fiiriya!! Sacab u tumista Maxamuud Salabeen & Idoor toona wax idi taari mayso!! Dibin Daabyo mooyane! “Don’t throw stones if you live in a Glass House”.
House of Reer Garaad Shirshore iyo Guud Ahaan Dhulbahante should be Ashamed at the current situation of their territory and people. I don’t see subclans I always see things tru a Dhulbahante lenses!! Huurdada Kaa Kaaca. Stop looking at little issues with sub clans, stop dividing Dhulbahante Cuqdaada iska saara. Guunimadu iyo Cuqdaada aad Qabtiin waxay idinla Gaartaay supporting Cumar maxamud agrression iyo Xaaq daaro over Bahararsame, maa dhul Cumar Maxamud baa Loo socday Mise la isku dilay? Mise Cumar ba Bahararsame laa siman? They are equivalent to Garaad Faarax!. Toolka Xumaanta Kaa daaya! Qayaad iyo Bahararsame Damiir maleeh sida idinkoo kale! Dhibka Somaliland iyo PL iyo Isku Diirka baay aarki wayeen! Alleh ba inaga damiyaay Labada Dhib ba.

Last edited by PrinceNugaalHawd on Thu Feb 07, 2019 7:09 am, edited 4 times in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Ninka nabada qatey ba geesya ah. Maanta o aan joogno 30 sano kadib marki siyad dowladis dacay kuwi le dagaal ba layabnye. Dad ku Maanta hormar Mey ku tartamyan wa iney reer bariga somaliland aan Dagaalka iyo jahelminda ka weynano. Good job dhulbaante
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Waxad cali maraykan kasoo cadhaqcadhaq siiyo garowe hanoola iman buuhoodlaw.
At least bahararsame don't do flip flopping the entire world knows their position and they have no problem with iidoor but majeerten. Anigu garanba maayo halkay yaaliin tiknikadan la sheegaya waayo bahararsame 10 sano kahor bay bir guuxda iyo mid wax disha wixii ay lahaayeen oo dhan ciidanka qaranka ku wareejiyeen. Hadii ay 21 tikniko ah oo kale gateen halkaa horta waxa ka cad inaanu dhulbahante naf isu hayn tiknikadaas cusubna waa kay kula dirireen qayaad. Dawlada Somaliland lama wareegayso ciidan bah ararsame ah oo cusub Hadii aanay aqbalin shuruudo ay kamid tahay
1. In ciidankaasi la geeyo deegaan kooda ka baxsan.
At least bahararsame don't do flip flopping the entire world knows their position and they have no problem with iidoor but majeerten. Anigu garanba maayo halkay yaaliin tiknikadan la sheegaya waayo bahararsame 10 sano kahor bay bir guuxda iyo mid wax disha wixii ay lahaayeen oo dhan ciidanka qaranka ku wareejiyeen. Hadii ay 21 tikniko ah oo kale gateen halkaa horta waxa ka cad inaanu dhulbahante naf isu hayn tiknikadaas cusubna waa kay kula dirireen qayaad. Dawlada Somaliland lama wareegayso ciidan bah ararsame ah oo cusub Hadii aanay aqbalin shuruudo ay kamid tahay
1. In ciidankaasi la geeyo deegaan kooda ka baxsan.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Horta ninyahow waan ku salaamay ee salaamu calaykum , nin cadhaysan baad tahayePrinceNugaalHawd wrote: Thu Feb 07, 2019 6:10 am Ruun iyo been waxay tahay horta Garaan mayno. Haday Ruun tahay Waa wax laaga xuumado.
Lkn Adigo Maxamud Garaad aah, Siiba Siyaad Maxamud!! Weliba Jama Siad!! Dhulbahante kale caay Waa Caajib!! Cidaankaagi iyo Tiknaakadadi oo Somaliland aah, oo Dhulbahante Luqunta kaaga taagan!! Iyo Ugadhyaahan Siyaad oo Badhna Odaygaan Karaash Difaaca Garowe Ciidankoodu ku hayo, Badhna Somaliland la jooga. Laabadinu isu awood Sheeganasan is araagtaana iyo Reer Hawd!!
Iyo Adiga Faraax Garaad aah, weliba Ahmed Garaad oo Airport kii Buhoodle ee Daadkaaga iyo Dawooyin iyo Muucawamada Kaaga Soo dagasay Ciidaankaagi Puntland uu Xiray, Adeerka Camey Wiilashadi Difaca Garowe From SL iyo Alshabab ugu diray. Badhana Xaagle Toosiye, Iyo Raga SL ku xiraan Racsaan, iyo Xoog uusheegashaada Toolka inta Kula Degan, aad Araagtid na reer Nugaaleed uun!! 5 Calana Ka Duul taagan yahay Dhul kaaga. Ninki yimadaba aad uu sacab Tuunto.
Isku Xiishoda intaad daadkaa Aflaagadayn oo Idinku is Fiiriya!! Sacab u tumista Maxamuud Salabeen & Idoor toona wax idi taari mayso!! Dibin Daabyo mooyane! “Don’t throw stones if you live in a Glass House”.
House of Reer Garaad Shirshore iyo Guud Ahaan Dhulbahante should be Ashamed at the current situation of their territory and people. I don’t see subclans I always see things tru a Dhulbahante lenses!! Huurdada Kaa Kaaca. Stop looking at little issues with sub clans, stop dividing Dhulbahante Cuqdaada iska saara. Guunimadu iyo Cuqdaada aad Qabtiin waxay idinla Gaartaay supporting Cumar maxamud agrression iyo Xaaq daaro over Bahararsame, maa dhul Cumar Maxamud baa Loo socday Mise la isku dilay? Mise Cumar ba Bahararsame laa siman? They are equivalent to Garaad Faarax!. Toolka Xumaanta Kaa daaya! Qayaad iyo Bahararsame Damiir maleeh sida idinkoo kale! Dhibka Somaliland iyo PL iyo Isku Diirka baay aarki wayeen! Alleh ba inaga damiyaay Labada Dhib ba.
Salan kadib ninyahow hadii waxii dhacay la sheegay waliba siday wax uu dhaceen loo sheegay ma xumaan iyo cuqdad bay noqtay ?
Mise Arrintu waa maxaad xaqiiqda u sheegtay ?
Anigu waligay puntland shaqa kuma lahayn oo reerka Maxamuud Saleebaan iyo jaajuuska wadan jiray C/laahi Yuusuf xitaa Israel waan ka necebahay laakin warka sidu yahay baan u sheega ,
Bahrarsame hubka iyo ciidanka waxay u gacan galisay Maamulka Somaliland ee taa shaki haka qabin waligaa xaqiiqda la iskama indha tiro .
Mid kale Jaamac Siyaad iyo bahrarsame laba reer oo isku mid ah maaha haday dagaal noqto miyaadan ilaahay ka baqayn kkkkkk
Mala reeraha dhulbahante ma kala taqaanid oo qurbaha uun baad ku baratay
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
theyuusuf143 wrote: Thu Feb 07, 2019 7:47 am Waxad cali maraykan kasoo cadhaqcadhaq siiyo garowe hanoola iman buuhoodlaw.
At least bahararsame don't do flip flopping the entire world knows their position and they have no problem with iidoor but majeerten. Anigu garanba maayo halkay yaaliin tiknikadan la sheegaya waayo bahararsame 10 sano kahor bay bir guuxda iyo mid wax disha wixii ay lahaayeen oo dhan ciidanka qaranka ku wareejiyeen. Hadii ay 21 tikniko ah oo kale gateen halkaa horta waxa ka cad inaanu dhulbahante naf isu hayn tiknikadaas cusubna waa kay kula dirireen qayaad. Dawlada Somaliland lama wareegayso ciidan bah ararsame ah oo cusub Hadii aanay aqbalin shuruudo ay kamid tahay
1. In ciidankaasi la geeyo deegaan kooda ka baxsan.
21kii tikniko wali waxaa wata 450 wiil ee bahrarsame oo meeshoodii ayay joogan , maamulka ina biixi wuu yaaban yahay oo halkooda buu ku aqbalay
Waa la qaramayay CAMAL
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3237
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Jaamac Horta Dhulbahante wayne iyo Dhulkisa kumaan dheex koorin, lkn waan aqaan, Ceebtooduna waa tayda, Guushooda na waa Taayda, waaligaayna uma kaale eexaan, Caydoodana kama aamusin. Waax kasto aay Go’amiyaan na Waan Ku Qasbanahay inaan Raaco. Waligaay ma Mucaraadin. Lkn reerihina Naa walaay wa in la idi sheega! Buhoodle ban Xidhan! Garoowe iyo Hargeisa na wan ku Xidhanan! Laascaanood baan Dhibaya! Garowe iyo hargaisa waan adaya! Caqli maha!. Reerka Dacaad halo noqdo. Somaliland iyo Puntland toona Daanteenu kuma Jirto. Adiga Ahmed Garaad ama Siyaad Maxamud aah, Ama Abdi Garaad aha Ama Maxamed Garaad aah, oo Reerka uu taliya Sharaaf kuugu jirta! Not Hargaisa Iyo Jeegan Cadoow kugu aah Nor Garowe.
Horta Waa ruunta oo reer Naaleeye Bahararsame ba Ariintaan Dhigaay ban maqlaay! Waana Reer Dhib Badan horta. Bahararsame Inshalaah waay ka Taashan. Hana Soo ceeliso Ragaas iyo Tiknikaadas.
Lkn Aflaagadada ma Ficna, Anoogo oog inta Nuur iyo Naaleye Ahmed Somaliland iyo Puntland ku jiira, inta Jamaac Siyaad Somaliland ku Jira, inta Cali Geeri iyo Reer Hagar Puntland iyo Somaliland ku jira yaan reero Kale laa Aflgadayn.
Waa In Wiilaashayada laaga Soo saara Puntland iyo Somaliland. Durbaanka iyo Jeeganta Hala Iska Ceeliyo yaan bilaash loo tumin, haadi Somaliland laaga Tirsanyahay, Garowe na Laa Jiifo oo laaga Daaminiyo Dadaal kasto Dhulbahante waado.
Waad Ficaantahay Hadaad Araagtiid Dhabayaco iyo Jajuuski waatay!

Reer ayeeyday bahararsame are pure somalilanders ready to fight the evil shaydaanmiin coming from zoomalia close the door on these demons.
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Horta Dhulbahante inu kala qaybsanyahay Somali cidan ogayni ma jirto marka meesha ma taalo sir la qarinayo. Dhulbahante wuxu idoor u jabay intu isagu is xasdayay oo reer walba uu islu laha reer hebel yaynan kaaga awood badnan SSC.
Dhulbahante waxa u taliya afar reer intadaya kale afartaasi ka ugu awood bata meeshu noo hugaamiyo ayan u raacna. Afartaas oo kala ah Jamac Siyaad, Ugadhyahan, Bah'rarsame iyo Axmed Garaad. In kasto reer kasta ay ka tirsanyihin siyaasiyin iyo malitia kala taabacsan labada maamule ee darafyada inaga xiga hadana reer kasta meelbu u badanyhy si cadna ugu tilmaamanyahay.
Afarta taas hadan kala qaado Jaamac Siyaad maanta waa raga Laascaanood u taliya (ciidan ahan). Laakin anigu in kasto an aad ugu dhalecaysanahay Idoorka ay la soo safteen hadana waa rag aan ixtiraamo waayo ayagu waa rag toolkood jecel, Idoorka taageridiisana waxa ku kaliftay waa lacagta. Marka yagu wa lacag doon, wana fadlan ku shubo - laakin maha dad xun.
Axmed Garaad anigu waa reerka aan ugu ixtiraam badnahay Dhulbahante waayo in kasto mamulka kasta ay ku casuuman gobolkooda oo lacagta ka dhurtan Puntland iyo Somalilandba hadana waa rag is raacsan oo is ogol oo hadana magaladooda (Buuhoodle) cidna u ogolayn inay ka taliso aan yaga ahyn.
Ugaadhyahan runti waxan ka sheego waa yartahay, wa rag haya tubta toosan oo taagersan oo la socda tolkood iyo Puntland, ananu isku mowqiifnahay.
Hadaba reerka Dhulbahante la degay waa Bah'rarsame. Dhulbahantuhu wuxu ugu naanesya reer nabi xaasid. Waa reer raba inay Dhulbahante u taliyan oo Idoor ku daran. Hadad taarikhda milicsato waxad ka dheehanasa Idoor jaceylka reer nabi Xasid. Ka soo bilow qarnigi 19naad waagi uu garaadkoodu ka soo horejestay Darawiishki Sayid Maxamed Abdulleh Xasan (Alla ya Raxma) uuna la saftay Idoor iyo gaalki Ingriska, ay ku soo xigtay waagi xoriyada la qaatay uu Ina Garad Jamac Idoorka isbahaysiga xisbi la samaystay (USP & SNL) si u jebiyo xisbigi Darood ee SYL, oo hadana marki dambe ku taliyay in 6 bilood xoriyada la sii hayo isago uga dan laha inan Somalia midoobin, ay ku soo xigtay 1961 marki yagoo idoorka la socdo ay inqilaabki dhicisobay isku dayen, ay ku soo xigtay waaguu garad ku sheegi cabdiqaani Qudhmis (SNM) ugu tagay ethiopia oo ku yidhi an isbahaysi samaysano dawladi Darod ee Maxamed Siyaad Barre (Alla ya raxma) la dagaalanta, ay ku soo xigtay marku hadana SNM ugu tegay Burco 1991 una saxeexay gooni goosad, oo hadana ay ku soo xigtay 2007 marki Idoorka In Xaabsade ka soo kaxeyay Yagoori laascaanoodna kenen ayna tolkood u jabiyen, oo hadana ku soo xigtay Cali Khalif oo mamulki sharafta laha ee dhulbahante oo dhan oo midaysani ku soo tabcay inu burburiyo idoorna u gacan galiyo. Hubakan ay manta idoor u geyena waa kii Khaatumo ee mid kale maha. Ilaa manta Bah'rarsame waxay ka shaqaynayan inay tolkood Idoor ay u gacan geliyan. Marka reerkeni waa cancerka ku jira Dhulbahante. Dagaalkan an dhamaanayn ee hada ay Qayaad kula jirana wuxu ka mid yahay qorshe ay watan oo ay isleeyihin Dhulbahante reer ula degaalama oo sas ku gumeeya, laakin taasi u suurtomiso. Dhulbanahe hadu rabo inu sharaftiisi la soo noqdo wa in reerkan yar la iska qabta.

Last edited by Sharmarke91 on Thu Feb 07, 2019 4:25 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Ina adeer salaan kadib ,, adiga waan ku fahamay laakin xaqiiqda dhulka taala ma ogayd ee caadifada meesha ka saar ,, heshiis baa lagu ahaa in hargeysa wax laga cuno oo Maxamed i Cigaal ayaa UNka lacaq kaga qaadin jiray Sool iyo Sanaag baan u taliya ,, laakin laguma heshiin in ciidamo isaaq ah dhulka dhulbahante la keeno ,, Arrinta waa arrin yaab leh ay dhulbahantaha Sool la yimaadin december 2002kii ayaga oo Daahir Riyaale daba yaacayaPrinceNugaalHawd wrote: Thu Feb 07, 2019 8:21 am Jaamac Horta Dhulbahante wayne iyo Dhulkisa kumaan dheex koorin, lkn waan aqaan, Ceebtooduna waa tayda, Guushooda na waa Taayda, waaligaayna uma kaale eexaan, Caydoodana kama aamusin. Waax kasto aay Go’amiyaan na Waan Ku Qasbanahay inaan Raaco. Waligaay ma Mucaraadin. Lkn reerihina Naa walaay wa in la idi sheega! Buhoodle ban Xidhan! Garoowe iyo Hargeisa na wan ku Xidhanan! Laascaanood baan Dhibaya! Garowe iyo hargaisa waan adaya! Caqli maha!. Reerka Dacaad halo noqdo. Somaliland iyo Puntland toona Daanteenu kuma Jirto. Adiga Ahmed Garaad ama Siyaad Maxamud aah, Ama Abdi Garaad aha Ama Maxamed Garaad aah, oo Reerka uu taliya Sharaaf kuugu jirta! Not Hargaisa Iyo Jeegan Cadoow kugu aah Nor Garowe.
Horta Waa ruunta oo reer Naaleeye Bahararsame ba Ariintaan Dhigaay ban maqlaay! Waana Reer Dhib Badan horta. Bahararsame Inshalaah waay ka Taashan. Hana Soo ceeliso Ragaas iyo Tiknikaadas.
Lkn Aflaagadada ma Ficna, Anoogo oog inta Nuur iyo Naaleye Ahmed Somaliland iyo Puntland ku jiira, inta Jamaac Siyaad Somaliland ku Jira, inta Cali Geeri iyo Reer Hagar Puntland iyo Somaliland ku jira yaan reero Kale laa Aflgadayn.
Waa In Wiilaashayada laaga Soo saara Puntland iyo Somaliland. Durbaanka iyo Jeeganta Hala Iska Ceeliyo yaan bilaash loo tumin, haadi Somaliland laaga Tirsanyahay, Garowe na Laa Jiifo oo laaga Daaminiyo Dadaal kasto Dhulbahante waado.
Waad Ficaantahay Hadaad Araagtiid Dhabayaco iyo Jajuuski waatay!
Putland waan necebahay laakin maanta waa khasab in dhulbahante la shaqayo hadii kale dhulbahante dagaal uu ku xorayo dhulkiisa ma qaadii karo waa xaqiiqda dhulka taala .
Dagaalku dhaqaala badan buu u bahan yahay .
Iska toos oo ciidamada Somaliland ee duleedka laascaanood jooga wareer ku qaad kaliya maaha
Rasaasta xagee baad ka keeni doonta ?
Dhawaac xagee baad u qaadi doonta ?
Ciidanaka Somaliland gobolka Sool jooga waa 9000 oo caskari oo ilaa 200 tikniko wata , hub culus oo badan ma wataan laakin 9000 oo nin tiro yar maaha oo difaac adag ku jira oo dhulka bartay oo aad u yaqaana ( 2007-2019 )
1- dhulbahante ma haysto ciidamo diyaar ah oo gaadhaya 9000 oo nin .
2- dhulbahante ma haysto dhaqaalo uu ku dagaalmo 3 bilood ama ka badan waa ino dowlada ama maamul ku tiirsan yahay .
Sida darteed lagama marmo Puntland laakin markaanu ku meel gaadhno ayaanu xadhiga u jari karna .
Siyaasadu Saxiib joogta ah maleh , walaalna ma taqaano
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Bahrarsame way jabaysa insha allah ,, reer sheekh isaxaaqna waxba uma hayan .Sharmarke91 wrote: Thu Feb 07, 2019 4:19 pm Horta Dhulbahante inu kala qaybsanyahay Somali cidan ogayni ma jirto marka meesha ma taalo sir la qarinayo. Dhulbahante wuxu idoor u jabay intu isagu is xasdayay oo reer walba uu islu laha reer hebel yaynan kaaga awood badnan SSC.
Dhulbahante waxa u taliya afar reer intadaya kale afartaasi ka ugu awood bata meeshu noo hugaamiyo ayan u raacna. Afartaas oo kala ah Jamac Siyaad, Ugadhyahan, Bah'rarsame iyo Axmed Garaad. In kasto reer kasta ay ka tirsanyihin siyaasiyin iyo malitia kala taabacsan labada maamule ee darafyada inaga xiga hadana reer kasta meelbu u badanyhy si cadna ugu tilmaamanyahay.
Afarta taas hadan kala qaado Jaamac Siyaad maanta waa raga Laascaanood u taliya (ciidan ahan). Laakin anigu in kasto an aad ugu dhalecaysanahay Idoorka ay la soo safteen hadana waa rag aan ixtiraamo waayo ayagu waa rag toolkood jecel, Idoorka taageridiisana waxa ku kaliftay waa lacagta. Marka yagu wa lacag doon, wana fadlan ku shubo - laakin maha dad xun.
Axmed Garaad anigu waa reerka aan ugu ixtiraam badnahay Dhulbahante waayo in kasto mamulka kasta ay ku casuuman gobolkooda oo lacagta ka dhurtan Puntland iyo Somalilandba hadana waa rag is raacsan oo is ogol oo hadana magaladooda (Buuhoodle) cidna u ogolayn inay ka taliso aan yaga ahyn.
Ugaadhyahan runti waxan ka sheego waa yartahay, wa rag haya tubta toosan oo taagersan oo la socda tolkood iyo Puntland, ananu isku mowqiifnahay.
Hadaba reerka Dhulbahante la degay waa Bah'rarsame. Dhulbahantuhu wuxu ugu naanesya reer nabi xaasid. Waa reer raba inay Dhulbahante u taliyan oo Idoor ku daran. Hadad taarikhda milicsato waxad ka dheehanasa Idoor jaceylka reer nabi Xasid. Ka soo bilow qarnigi 19naad waagi uu garaadkoodu ka soo horejestay Darawiishki Sayid Maxamed Abdulleh Xasan (Alla ya Raxma) uuna la saftay Idoor iyo gaalki Ingriska, ay ku soo xigtay waagi xoriyada la qaatay uu Ina Garad Jamac Idoorka isbahaysiga xisbi la samaystay (USP & SNL) si u jebiyo xisbigi Darood ee SYL, oo hadana marki dambe ku taliyay in 6 bilood xoriyada la sii hayo isago uga dan laha inan Somalia midoobin, ay ku soo xigtay 1961 marki yagoo idoorka la socdo ay inqilaabki dhicisobay isku dayen, ay ku soo xigtay waaguu garad ku sheegi cabdiqaani Qudhmis (SNM) ugu tagay ethiopia oo ku yidhi an isbahaysi samaysano dawladi Darod ee Maxamed Siyaad Barre (Alla ya raxma) la dagaalanta, ay ku soo xigtay marku hadana SNM ugu tegay Burco 1991 una saxeexay gooni goosad, oo hadana ay ku soo xigtay 2007 marki Idoorka In Xaabsade ka soo kaxeyay Yagoori laascaanoodna kenen ayna tolkood u jabiyen, oo hadana ku soo xigtay Cali Khalif oo mamulki sharafta laha ee dhulbahante oo dhan oo midaysani ku soo tabcay inu burburiyo idoorna u gacan galiyo. Hubakan ay manta idoor u geyena waa kii Khaatumo ee mid kale maha. Ilaa manta Bah'rarsame waxay ka shaqaynayan inay tolkood Idoor ay u gacan geliyan. Marka reerkeni waa cancerka ku jira Dhulbahante. Dagaalkan an dhamaanayn ee hada ay Qayaad kula jirana wuxu ka mid yahay qorshe ay watan oo ay isleeyihin Dhulbahante reer ula degaalama oo sas ku gumeeya, laakin taasi u suurtomiso. Dhulbanahe hadu rabo inu sharaftiisi la soo noqdo wa in reerkan yar la iska qabta.
Dagaalka qayaad iyo bahrarsame oo danbi jiri maayo
All waxaan noqon doona qayaad bal adigu hala iis gaadho ee arag ,, gunta guntu dhashay ee bahrarsame waa la xasuuqaya
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Bah ararsame iidoor lama dego mana jirto sabab ay aragtidooda ugu saleeyan idoor nacayb sida qoloda reer buuhoodle . Dantooda bay somaliland ka dhex arkeen xaqbayna u leeyihiin jaamac siyaadna waa lamid yaguna isaaq dhul iskuma hayaan . Naaleeye axmed horta Haduu dagaal bilaabo dhuloos wuxu completely ka qixi doonaa sanaag yaga nabadaa dani ugu jirtaa. Reer hagarna cirka haday u boodaan Buuhoodle waa degmo isaaq la dego galbeedkeeda yagana nabaday ugu badisaa. Isku soo xooriyoo ma jirto dhuloos ku midooba kara nacayb isaaq waayo nin walba dantiisuu eeganaya anigu ba ma jecli inaan isaaqnimo kula diriro dhuloos oo aan janjaweed u noqdo isaaq dantayda ku jirta inaan nabad ku joogo arlada.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Beesha Bahrarsame oo hubkeeda ku wareejsay Somaliland
Sxb, stop trying to sweep this topic under the rug. We need to discuss these issues acting as if they don’t exist won’t getnus anywhere. Btw, this has nothing to do with Jaamac Siyaad. The most treacherous evil clan amongst us is qolodan yar ee Bahararsame.PrinceNugaalHawd wrote: Thu Feb 07, 2019 6:10 am Ruun iyo been waxay tahay horta Garaan mayno. Haday Ruun tahay Waa wax laaga xuumado.
Lkn Adigo Maxamud Garaad aah, Siiba Siyaad Maxamud!! Weliba Jama Siad!! Dhulbahante kale caay Waa Caajib!! Cidaankaagi iyo Tiknaakadadi oo Somaliland aah, oo Dhulbahante Luqunta kaaga taagan!! Iyo Ugadhyaahan Siyaad oo Badhna Odaygaan Karaash Difaaca Garowe Ciidankoodu ku hayo, Badhna Somaliland la jooga. Laabadinu isu awood Sheeganasan is araagtaana iyo Reer Hawd!!
Iyo Adiga Faraax Garaad aah, weliba Ahmed Garaad oo Airport kii Buhoodle ee Daadkaaga iyo Dawooyin iyo Muucawamada Kaaga Soo dagasay Ciidaankaagi Puntland uu Xiray, Adeerka Camey Wiilashadi Difaca Garowe From SL iyo Alshabab ugu diray. Badhana Xaagle Toosiye, Iyo Raga SL ku xiraan Racsaan, iyo Xoog uusheegashaada Toolka inta Kula Degan, aad Araagtid na reer Nugaaleed uun!! 5 Calana Ka Duul taagan yahay Dhul kaaga. Ninki yimadaba aad uu sacab Tuunto.
Isku Xiishoda intaad daadkaa Aflaagadayn oo Idinku is Fiiriya!! Sacab u tumista Maxamuud Salabeen & Idoor toona wax idi taari mayso!! Dibin Daabyo mooyane! “Don’t throw stones if you live in a Glass House”.
House of Reer Garaad Shirshore iyo Guud Ahaan Dhulbahante should be Ashamed at the current situation of their territory and people. I don’t see subclans I always see things tru a Dhulbahante lenses!! Huurdada Kaa Kaaca. Stop looking at little issues with sub clans, stop dividing Dhulbahante Cuqdaada iska saara. Guunimadu iyo Cuqdaada aad Qabtiin waxay idinla Gaartaay supporting Cumar maxamud agrression iyo Xaaq daaro over Bahararsame, maa dhul Cumar Maxamud baa Loo socday Mise la isku dilay? Mise Cumar ba Bahararsame laa siman? They are equivalent to Garaad Faarax!. Toolka Xumaanta Kaa daaya! Qayaad iyo Bahararsame Damiir maleeh sida idinkoo kale! Dhibka Somaliland iyo PL iyo Isku Diirka baay aarki wayeen! Alleh ba inaga damiyaay Labada Dhib ba.
Bah Ararsame don’t even border idoors yet they always align themselves with whoever is against the common interests of Dhulbahante. From Garaadkooda who sat with SNM in the early 80s and they rejected him for being a Dhulbahante to Galaydh who ran under their legs like gabadh yar oo la mehersaaday.
This was all somewhat acceptable up until the events of last year in which they were armed and ordered to attack Qayaad in their own village. Nacaladooyinka even burnt an Imam in the masjid aun.
Attacking another Dhulbahante clan to further an idoor agenda is unexceptable. Weligeed meey dhaciin. And today, they are using weapons donated to them Cagjar to flex on qayaad. You think they will use it against CM? Lool you are naive. I’d rather they attack Idoor than CM Tolkien ah.
The amount of money that was looted by ina Galaydh to ‘free’Las Anod is another topic. My father alone spent 8k for this rebellion. Magaladeena yar konton kun walaaga aruuriyey from single mothers to elders to youth. All that money went to Galaydh and he used it to bribe himself a seat in hargaysa.
Jaamac siyaad we are not perfect. But we have along history of fighting idoors. 80s, their was many wars fought in places such as qoridheere,Oog etc where hundreds of JS youth died for Dhulbahantenimo. To make sure idoors didn’t get to Las Anod and do what they did in Borama. When the dead JS reer warsame soldiers came back to Las Anod all the Dhulbahante subclans just watched. The only clan to assist in that war was Qayaad who had a militia stationed in Guumays wallahi. What did the Bah ararsame say? Ma-oogeyn and that’s why their neighbourhood in Las Anod is called Madareemin we named it for them.
JS wa lagu tashan Kara. The men who produced he most arms and men to Axmeed Garaad in Kalshaale wala yaqaana. The man who led them colonel Sabarey walayaqaana. The man who died last year in las Anod for khaatumo Farxaan Maxashwaan wala yaqaana.
Who have Bahararaame produced? Jaaamac siyaad and Bahararsame is a false equivalence sxb, don’t group us with them. We haven’t tricked the Dhulbahante nation by saying we are pro khaatumo just to get a seat in hargaysa. Although, I don’t agree with it warkeena wuu cadyahaay. No flipflopping.
Ragga Ugaadhyahaanka were the head of Dhulbahante until JS and Baharsame apes ruined it in 06.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 37 Replies
- 5302 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 20 Replies
- 3883 Views
-
Last post by KUSH
-
- 8 Replies
- 731 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 9 Replies
- 1187 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 6 Replies
- 76 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 6 Replies
- 906 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 34 Replies
- 2517 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida