Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
He is the new minister of tourism laakin I didn’t expect him to be in cabinet. He is a military man, should have given him ministry of defence or General of the PL Army.
Laakin, congrats to Sabarey. Noolow!
Btw, one of my closest relatives has been named minister of deegan. Ismail Gamadiid. He is khalid and very competent. And has a Masters from Oxford.

- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
ina adeer gacaliyo horta mabruukHennystreak wrote: Sun Feb 10, 2019 5:57 pm He is the new minister of tourism laakin I didn’t expect him to be in cabinet. He is a military man, should have given him ministry of defence or General of the PL Army.
Laakin, congrats to Sabarey. Noolow!
Btw, one of my closest relatives has been named minister of deegan. Ismail Gamadiid. He is khalid and very competent. And has a Masters from Oxford.
Laakin wasiiro puntland ah waa maxay faaiidada ugu jirta reerka dhulbahante ?
20 sano baa wasiir la siinayay , ma bah majeerteen la iska siiyo xilalka dhamaantoodba ,
Ninkan master ka sitah oxford maxuu ka soo doonay puntland ma lacaq ?
Noloshayda tan dhulbahante haysta waligay maan arag ,,
Dadka ma lacaq baa dhibaysa ?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Sxb khaatumadii waad aragtay inaay fashiilmatay. Marka, wa inaan taalo laiimaana oo aan tolkeena aan wax la qeybsano.Jaamacbuuhoodle wrote: Sun Feb 10, 2019 6:37 pmina adeer gacaliyo horta mabruukHennystreak wrote: Sun Feb 10, 2019 5:57 pm He is the new minister of tourism laakin I didn’t expect him to be in cabinet. He is a military man, should have given him ministry of defence or General of the PL Army.
Laakin, congrats to Sabarey. Noolow!
Btw, one of my closest relatives has been named minister of deegan. Ismail Gamadiid. He is khalid and very competent. And has a Masters from Oxford.
Laakin wasiiro puntland ah waa maxay faaiidada ugu jirta reerka dhulbahante ?
20 sano baa wasiir la siinayay , ma bah majeerteen la iska siiyo xilalka dhamaantoodba ,
Ninkan master ka sitah oxford maxuu ka soo doonay puntland ma lacaq ?
Noloshayda tan dhulbahante haysta waligay maan arag ,,
Dadka ma lacaq baa dhibaysa ?
We can easily win the Presidency but our brain dead politicians are the only ones stopping us from doing so. Maxamuud Saleebankaan aad ka cabeneeysid 12 xildhibaan ayeey leeyihiin anaagunah 17. It shows you we have caloolushaqeystayaal.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
ina adeer systamka ka jira puntland fahmi maysidHennystreak wrote: Sun Feb 10, 2019 6:51 pmSxb khaatumadii waad aragtay inaay fashiilmatay. Marka, wa inaan taalo laiimaana oo aan tolkeena aan wax la qeybsano.Jaamacbuuhoodle wrote: Sun Feb 10, 2019 6:37 pmina adeer gacaliyo horta mabruukHennystreak wrote: Sun Feb 10, 2019 5:57 pm He is the new minister of tourism laakin I didn’t expect him to be in cabinet. He is a military man, should have given him ministry of defence or General of the PL Army.
Laakin, congrats to Sabarey. Noolow!
Btw, one of my closest relatives has been named minister of deegan. Ismail Gamadiid. He is khalid and very competent. And has a Masters from Oxford.
Laakin wasiiro puntland ah waa maxay faaiidada ugu jirta reerka dhulbahante ?
20 sano baa wasiir la siinayay , ma bah majeerteen la iska siiyo xilalka dhamaantoodba ,
Ninkan master ka sitah oxford maxuu ka soo doonay puntland ma lacaq ?
Noloshayda tan dhulbahante haysta waligay maan arag ,,
Dadka ma lacaq baa dhibaysa ?
We can easily win the Presidency but our brain dead politicians are the only ones stopping us from doing so. Maxamuud Saleebankaan aad ka cabeneeysid 12 xildhibaan ayeey leeyihiin anaagunah 17. It shows you we have caloolushaqeystayaal.
Xitaa hadaad haystid 17 Xildhibaan waligaa noqon maysid madaxweynaha puntland ,
reerka Maxamuud Saleebaan waxba laga faaiidii mayo ,,
Bal wataasi tukaraq kaliya ha xoriyso puntland iska daa laascaanood !
Anigu qiyaamahu hadu dhacayo Laba reer oo Soomaaliyeed waxba uma doonteen habar awal iyo Maxamuud Saleebaan ,,
-
- SomaliNetizen
- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Is Habar Awal another idoor clan?Jaamacbuuhoodle wrote: Sun Feb 10, 2019 7:39 pmina adeer systamka ka jira puntland fahmi maysidHennystreak wrote: Sun Feb 10, 2019 6:51 pmSxb khaatumadii waad aragtay inaay fashiilmatay. Marka, wa inaan taalo laiimaana oo aan tolkeena aan wax la qeybsano.Jaamacbuuhoodle wrote: Sun Feb 10, 2019 6:37 pm
ina adeer gacaliyo horta mabruuk
Laakin wasiiro puntland ah waa maxay faaiidada ugu jirta reerka dhulbahante ?
20 sano baa wasiir la siinayay , ma bah majeerteen la iska siiyo xilalka dhamaantoodba ,
Ninkan master ka sitah oxford maxuu ka soo doonay puntland ma lacaq ?
Noloshayda tan dhulbahante haysta waligay maan arag ,,
Dadka ma lacaq baa dhibaysa ?
We can easily win the Presidency but our brain dead politicians are the only ones stopping us from doing so. Maxamuud Saleebankaan aad ka cabeneeysid 12 xildhibaan ayeey leeyihiin anaagunah 17. It shows you we have caloolushaqeystayaal.
Xitaa hadaad haystid 17 Xildhibaan waligaa noqon maysid madaxweynaha puntland ,
reerka Maxamuud Saleebaan waxba laga faaiidii mayo ,,
Bal wataasi tukaraq kaliya ha xoriyso puntland iska daa laascaanood !
Anigu qiyaamahu hadu dhacayo Laba reer oo Soomaaliyeed waxba uma doonteen habar awal iyo Maxamuud Saleebaan ,,
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Haa Habar awasha reer sheekh isaxaaq ayaan u jeeda , waa reerka iidoor ugu Xun .Hennystreak wrote: Sun Feb 10, 2019 7:45 pmIs Habar Awal another idoor clan?Jaamacbuuhoodle wrote: Sun Feb 10, 2019 7:39 pmina adeer systamka ka jira puntland fahmi maysidHennystreak wrote: Sun Feb 10, 2019 6:51 pm
Sxb khaatumadii waad aragtay inaay fashiilmatay. Marka, wa inaan taalo laiimaana oo aan tolkeena aan wax la qeybsano.
We can easily win the Presidency but our brain dead politicians are the only ones stopping us from doing so. Maxamuud Saleebankaan aad ka cabeneeysid 12 xildhibaan ayeey leeyihiin anaagunah 17. It shows you we have caloolushaqeystayaal.
Xitaa hadaad haystid 17 Xildhibaan waligaa noqon maysid madaxweynaha puntland ,
reerka Maxamuud Saleebaan waxba laga faaiidii mayo ,,
Bal wataasi tukaraq kaliya ha xoriyso puntland iska daa laascaanood !
Anigu qiyaamahu hadu dhacayo Laba reer oo Soomaaliyeed waxba uma doonteen habar awal iyo Maxamuud Saleebaan ,,
-
- SomaliNetizen
- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Anigu idoor waxna iigama galin adeer, hadaad tolkaaga uu gurmaneeysid Puntland ayeey jooganJaamacbuuhoodle wrote: Sun Feb 10, 2019 7:55 pmHaa Habar awasha reer sheekh isaxaaq ayaan u jeeda , waa reerka iidoor ugu Xun .Hennystreak wrote: Sun Feb 10, 2019 7:45 pmIs Habar Awal another idoor clan?Jaamacbuuhoodle wrote: Sun Feb 10, 2019 7:39 pm
ina adeer systamka ka jira puntland fahmi maysid
Xitaa hadaad haystid 17 Xildhibaan waligaa noqon maysid madaxweynaha puntland ,
reerka Maxamuud Saleebaan waxba laga faaiidii mayo ,,
Bal wataasi tukaraq kaliya ha xoriyso puntland iska daa laascaanood !
Anigu qiyaamahu hadu dhacayo Laba reer oo Soomaaliyeed waxba uma doonteen habar awal iyo Maxamuud Saleebaan ,,
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Hebel Sabreey dalxiisayaasha maxuu tusayaa ma goobii u ciidamada SL kaga cararay iyo kabuhu ka tagay?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Sabarey waa kii idoorku ka cabaadsiiyey. ‘Alshabab,ONLF,Puntland baa na soo weerartay’KkkkkkkkX.Playa wrote: Sun Feb 10, 2019 10:17 pm Hebel Sabreey dalxiisayaasha maxuu tusayaa ma goobii u ciidamada SL kaga cararay iyo kabuhu ka tagay?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Reer shirshoore waa 3 group oo midi daciifay . 3 duba waxy ka baayac mushtareeyan waxay aaminsanyihiin midkoodna volunteer maaha
1. Qolo isaaqa neceb oo daarodnimadu ku weyntahay . Group kan badankoodu puntland bay u daaq tagaan
2. Qolo majeerteen neceb oo nothernism ka aaminsan . group kan ukuntooda oo dhan hargeisa bay taalaa waana the strongest
3. Qolo isaaqa iyo majeertenba neceb oo dhulbahante nimadu ku wayntahay . Kuwani islamaaha bay caanaha ka cabaan sida ONLF aadbayna u daciifeen dhinac kasta.
Kubadu waxay dhex taal group ka 1aad iyo ka labaad marwalbana waxa guusha leh ka hub iyo dhaqale bata.
1. Qolo isaaqa neceb oo daarodnimadu ku weyntahay . Group kan badankoodu puntland bay u daaq tagaan
2. Qolo majeerteen neceb oo nothernism ka aaminsan . group kan ukuntooda oo dhan hargeisa bay taalaa waana the strongest
3. Qolo isaaqa iyo majeertenba neceb oo dhulbahante nimadu ku wayntahay . Kuwani islamaaha bay caanaha ka cabaan sida ONLF aadbayna u daciifeen dhinac kasta.
Kubadu waxay dhex taal group ka 1aad iyo ka labaad marwalbana waxa guusha leh ka hub iyo dhaqale bata.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
1- Abti horta waan ku salaamay ee aan mid ku sheego waliba aan hore kugu sheegay reerka majeerteen waa nimaan aanu walaalo nahay laakin Siyaasada baanu isku haysana Siyaasaduna ina adeer ma taqaano group kasta danahooda ayay wataan , sheekada reerka Maxamuud Saleebaan ( SSDF ) ee ah anaga uun baa harti u talin doona shaqeyn mayso waliba Maxamuud Saleebaan xasiidnimada ayaga bilaabay Xaasidnimada oo waliba cadaystay .theyuusuf143 wrote: Mon Feb 11, 2019 3:55 pm Reer shirshoore waa 3 group oo midi daciifay . 3 duba waxy ka baayac mushtareeyan waxay aaminsanyihiin midkoodna volunteer maaha
1. Qolo isaaqa neceb oo daarodnimadu ku weyntahay . Group kan badankoodu puntland bay u daaq tagaan
2. Qolo majeerteen neceb oo nothernism ka aaminsan . group kan ukuntooda oo dhan hargeisa bay taalaa waana the strongest
3. Qolo isaaqa iyo majeertenba neceb oo dhulbahante nimadu ku wayntahay . Kuwani islamaaha bay caanaha ka cabaan sida ONLF aadbayna u daciifeen dhinac kasta.
Kubadu waxay dhex taal group ka 1aad iyo ka labaad marwalbana waxa guusha leh ka hub iyo dhaqale bata.
2- anigu markaan naftayda ka hadlo Daaroodnimadu way igu weyntahay , hore ayaan kugu sheegay Somaliland waa maamul u gaar reer sheekh isaxaaq wax shqa ah oo harti Daarood ku leeyahay ma jirto ee meesha nacayb iyo jacayl ma yaalo .
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
3daa group wixii kasoo hadhaa waa yacyacood. Adigu group ka isaaqa iyo MJ ba neceb baad ku jirtaa. Nin MJ neceb na daarood nimada meel uu ka galaa ma jirto. Daarood nimadu waa moqorafad majeerteen ku maxaafsado ninkii aan yaga la haysani waa waslad xaarana. Markaa laba mid dooro daaroodnimo aad majeerteen u dabo fadhido ama reer waqooyinimo loo wada simanyahay . Hadii kale labadayaduba sida geelu waxaraha ugu durduriyo baanu kuugu tumanayna dhulbahantenimo khaasi shaqayn wayday. Ama buur ahaw ama buur ku tiirsanawJaamacbuuhoodle wrote: Mon Feb 11, 2019 6:37 pm1- Abti horta waan ku salaamay ee aan mid ku sheego waliba aan hore kugu sheegay reerka majeerteen waa nimaan aanu walaalo nahay laakin Siyaasada baanu isku haysana Siyaasaduna ina adeer ma taqaano group kasta danahooda ayay wataan , sheekada reerka Maxamuud Saleebaan ( SSDF ) ee ah anaga uun baa harti u talin doona shaqeyn mayso waliba Maxamuud Saleebaan xasiidnimada ayaga bilaabay Xaasidnimada oo waliba cadaystay .theyuusuf143 wrote: Mon Feb 11, 2019 3:55 pm Reer shirshoore waa 3 group oo midi daciifay . 3 duba waxy ka baayac mushtareeyan waxay aaminsanyihiin midkoodna volunteer maaha
1. Qolo isaaqa neceb oo daarodnimadu ku weyntahay . Group kan badankoodu puntland bay u daaq tagaan
2. Qolo majeerteen neceb oo nothernism ka aaminsan . group kan ukuntooda oo dhan hargeisa bay taalaa waana the strongest
3. Qolo isaaqa iyo majeertenba neceb oo dhulbahante nimadu ku wayntahay . Kuwani islamaaha bay caanaha ka cabaan sida ONLF aadbayna u daciifeen dhinac kasta.
Kubadu waxay dhex taal group ka 1aad iyo ka labaad marwalbana waxa guusha leh ka hub iyo dhaqale bata.
2- anigu markaan naftayda ka hadlo Daaroodnimadu way igu weyntahay , hore ayaan kugu sheegay Somaliland waa maamul u gaar reer sheekh isaxaaq wax shqa ah oo harti Daarood ku leeyahay ma jirto ee meesha nacayb iyo jacayl ma yaalo .
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
You've left out probably the largest block which are indifferent to both p/ and s/l and are more concerned with getting through every day.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3237
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Colonel Muj Ali Sabarey in PL cabinet
Wixi waax Noogu daray Dhabayaco Habaarana
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 727 Views
-
Last post by paperino
-
- 42 Replies
- 5658 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 25 Replies
- 2470 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 779 Views
-
Last post by manaxe88
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by Jam Street
-
- 5 Replies
- 565 Views
-
Last post by Colonel
-
- 8 Replies
- 1038 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 22 Replies
- 9939 Views
-
Last post by witheredfleur
-
- 2 Replies
- 507 Views
-
Last post by UlteriorMotive
-
- 5 Replies
- 724 Views
-
Last post by Alphanumeric