Young people getting transported from Maroodi-jeex:
Awdal:
Togdheer:
Saaxil:



Moderator: Moderators
Ben Dover wrote: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.
The military academy is formerly called " kuuliyada saraakiisha dararwayne " now it's officially called " kuuliyada saraakiisha cabdilahi askar "Ben Dover wrote: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.
Waar bal eega kii kaba qaadka ahaa, waad asqaysan tahay ee iska naso, wax kasta oo lasoo hadal qaado difaac kasoo gal.theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:11 pmThe military academy is formerly called " kuuliyada saraakiisha dararwayne " now it's officially called " kuuliyada saraakiisha cabdilahi askar "Ben Dover wrote: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.
There are two military academies the other one is named after mujaahid haragwaafi . This one , I think , is in mandheera where haragwaafi died during the liberation. I am not if dararwane is a village or just the name of the military school.
Dhega! Waar neefyahaw hada ma maxaad igu cuntay xero military oo Dararwayne la dhahaa jirta ? Oo aan ahayn tuulada kale ee bariga ku taal. Bal imika waxad igu cayday sheeg keleb yaw kelebku dhalay. Waar Bal toloow waxan noo garnaqa . Anagaa belaayo aragnay waa maxay dadkan fartu wada gaadhayso ee wada cilladaysan. Miyirka ilaahay kaa qaad waxa miyaan farta lagu darin mise tafsiir khaldan buu dhigtaa.KingWaslawi wrote: Mon Feb 18, 2019 8:23 pmWaar bal eega kii kaba qaadka ahaa, waad asqaysan tahay ee iska naso, wax kasta oo lasoo hadal qaado difaac kasoo gal.theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:11 pmThe military academy is formerly called " kuuliyada saraakiisha dararwayne " now it's officially called " kuuliyada saraakiisha cabdilahi askar "Ben Dover wrote: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.
There are two military academies the other one is named after mujaahid haragwaafi . This one , I think , is in mandheera where haragwaafi died during the liberation. I am not if dararwane is a village or just the name of the military school.
It's a village in the Isxaaq country around Bendarwanaag.theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:11 pmThe military academy is formerly called " kuuliyada saraakiisha dararwayne " now it's officially called " kuuliyada saraakiisha cabdilahi askar "Ben Dover wrote: Mon Feb 18, 2019 7:20 pm King you are correct, apparently the training will happen in the military academy in Maroodijeex and not Dararweyne in Sanaag.
There are two military academies the other one is named after mujaahid haragwaafi . This one , I think , is in mandheera where haragwaafi died during the liberation. I am not if dararwane is a village or just the name of the military school.
Dadku khatyaan bay ka taaganyiin guulwadanimdaadii, waxad noqotay odaygii Cabdi Madoobe we majeerteen ee Afweyne daba istaagi jiray we u noqday dalaayad.theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:59 pmDhega! Waar neefyahaw hada ma maxaad igu cuntay xero military oo Dararwayne la dhahaa jirta ? Oo aan ahayn tuulada kale ee bariga ku taal. Bal imika waxad igu cayday sheeg keleb yaw kelebku dhalay. Waar Bal toloow waxan noo garnaqa . Anagaa belaayo aragnay waa maxay dadkan fartu wada gaadhayso ee wada cilladaysan. Miyirka ilaahay kaa qaad waxa miyaan farta lagu darin mise tafsiir khaldan buu dhigtaa.KingWaslawi wrote: Mon Feb 18, 2019 8:23 pmWaar bal eega kii kaba qaadka ahaa, waad asqaysan tahay ee iska naso, wax kasta oo lasoo hadal qaado difaac kasoo gal.theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:11 pm
The military academy is formerly called " kuuliyada saraakiisha dararwayne " now it's officially called " kuuliyada saraakiisha cabdilahi askar "
There are two military academies the other one is named after mujaahid haragwaafi . This one , I think , is in mandheera where haragwaafi died during the liberation. I am not if dararwane is a village or just the name of the military school.
Haba la iska taagee guulwadayntu xagay kasoo gashay qoraalkayga sare ? Ma waxbaan khalday mise waxbaan buunbuuniyey?X.Playa wrote: Mon Feb 18, 2019 10:13 pmDadku khatyaan bay ka taaganyiin guulwadanimdaadii, waxad noqotay odaygii Cabdi Madoobe we majeerteen ee Afweyne daba istaagi jiray we u noqday dalaayad.theyuusuf143 wrote: Mon Feb 18, 2019 8:59 pmDhega! Waar neefyahaw hada ma maxaad igu cuntay xero military oo Dararwayne la dhahaa jirta ? Oo aan ahayn tuulada kale ee bariga ku taal. Bal imika waxad igu cayday sheeg keleb yaw kelebku dhalay. Waar Bal toloow waxan noo garnaqa . Anagaa belaayo aragnay waa maxay dadkan fartu wada gaadhayso ee wada cilladaysan. Miyirka ilaahay kaa qaad waxa miyaan farta lagu darin mise tafsiir khaldan buu dhigtaa.KingWaslawi wrote: Mon Feb 18, 2019 8:23 pm
Waar bal eega kii kaba qaadka ahaa, waad asqaysan tahay ee iska naso, wax kasta oo lasoo hadal qaado difaac kasoo gal.