The messiah Muuse Isaaqson opens brand new sections in the general hospital of hargeysa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

The messiah Muuse Isaaqson opens brand new sections in the general hospital of hargeysa

Post by Khalid Ali »

Home
Wararka Manta
Jobs
Cisbitaalka guud ee Hargeysa oo dhismayaal cusub oo lagu kordhiyey xadhiga looga jaray



thumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnail


Isniin,Feberaayo, 18, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo dhawaan laga kordhiyey cisbitaalka Hargeysa, kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahiyaha uu cusbitaalku qabo.


Xarumaha cusub ayaa kala ah Waadhadh cusub oo loo hirgeliyey Hooyada iyo dhallaanka, qayb loogu talo galay bukaan-socodka iyo waax lagu keydiyo tamarta cadceedda oo uu cusbitaalku u adeegsan doono baahida korontada, waxana uu madaxweynuhu sidoo kale kormeeray waadhka carruurta ee gudaha cusbitaalka guud ee Hargeysa.
Munaasibadda xadhigga lagaga jarayey dhismeyaasha cusub ee lagu kordhiyey cusbitaalka guud ee Hargeysa, ayaa waxa madaxweynaha ku wehelinayey wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka, Mudane Xasan Ismaaciil Yuusuf, ku-xigeenkiisa, maamulka cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo saraakiil ka socota hay’adaha UNHCR iyo DRC.

agaasimaha cusbitaalka guud ee Hargeysa, Dr. Axmed Cumar Askar ayaa sharraxay dhismayaasha cusub ee cusbitaalka kusoo kordhay iyo sida ay wax uga tarayaan baahiyihii xagga waadhadhka ee cusbitaalka yaallay, isaga xusay inay maamul ahaan sii wadayaan ballaadhinta iyo carsriyeynta cusbitaalka, maadaama uu xarun u yahay bukaan meelo kala duwan oo dalka iyo dibaddaba ah laga keeno.

Wasiirka wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, oo isna munaasibada ka hadlay ayaa yidhi “Madaxweyne intaas oo goor baad noogu timi wasaaradda caafimaadka, shaqaalaha caafimaadka oo anigu ugu sarreeyona in badan baad la shirtay oo aad la kulantay oo aad horumarinta caafimaadka ummadda iyo waddanka ugala hadasho, taasina waxa ay markhaati u tahay sida aad u danaynayso horumarka caafimaadka bulshada reer Somaliland.”

Madaxweyne Biixi oo hadal kooban ka jeediyey munaasibadda xadhigga lagaga jaray waadhadhka cusub ee lagu kordhiyey Cusbitaalka guud ee Hargeysa, ayaa bogaadiyey bahda caafimaadka sida hagar la’aanta ah ee ay bulshada ugu adeegaan, isla markaana ay shacabku tixgelin iyo qaddarin ugu hayaan, waxana uu yidhi, “Bahda caafimaadka in badan baynnu wada hadalnay, qaranka halka aad u haysaanna waynnu ka wada-hadalnay, marka lasoo koobona naftood hurayaal baad tihiin, odhan karimaynno shaqaalaha caafimaadka, waayo shaqaaluhu waa qofka toban saacadood ama siddeed saacadood shaqeeya ee la siiyo ajuuro ku filan waqtigii uu shaqeeyey. Run ahaan dhakhtar, kaaliye iyo nadiifiso intiina shaqaysa dadkiinnu way idiin og yihiin inaad mutadawac ku shaqaysaan.”

Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Online

barkhadladiif@hiiraan.com

Hargeysa, Somaliland.






Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Bujumbura caasimada dalka Burundi
Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada dalka Burundi ee Bujumbuura iyadoo garoonka diyaaradaha uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza.

Dhul muran ka dhaliyey Tukaraq oo la joojiyey
Isniin,Feberaayo, 18, 2019 (HOL) - Isuduwaha wasaaradda Beeraha gobolka Sool ayaa soo saaray qoraal lagu joojinayo dhulka xidhmooyinka ah ee laga sameeyey guud ahaan gobolka Sool.

Marwada Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo Jigjiga ka dhagax dhigtay Dugsi Sare
Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)-Waxaa maanta caasimadda DDS ee Jigjiga booqasho ku timid Zinash Tayajaw oo ah xaaska Ra'iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Abiyi Axmed.

Ra'iisal wasaare kheyre oo xariga ka jaray mashruuca dhismaha jidadka isku xira Muqdisho, Jowhar iyo Afgooye
Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)-Ra”iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay bilaabashada mashruuc lagu dhisayo waddooyinka xiriiriya Muqdisho,Afgooye iyo jowhar.

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho shaqo ugu ambabaxay dalka Burundi
Khamiis, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Burundi, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas.

Wasiiru dowlaha arimaha Dibada Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Ohio
Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)-Wasiiru dowlaha arimaha dibada Somaliya Abbdikadir Sh.Amed oo soo gaaray magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Jaaliyadda gobolkan waxaana mudadii kulanka uu ka warbixiyay xaalada dalka guud ahaan iyo marxaladihii ay dowladu soo martay mudada labada sano ahayd ee ay jirtay

Ganacsatada Qaadka Kenya : Kuma iibsaneyno madax-bannaanideena dhuleed ganacsiga Qaadka’’
Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)- Ganacsatada Qaadka ee Kenya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay joojiyaan Qaadka ay u dhoofiyaan Soomaaliya, haddii ay dowladda Soomaaliya sii wado muranka dhinaca sohdinta badda iyo xiisadda diblomaasiyadeed ee labada dal u dhaxeeya.

Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa
Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)- Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in xalay koox burcad Koonfur Africaan ah halkaa ku dileen ganacsade Soomaaliyeed.

Qeybo ka mid ah jidadka Muqdisho oo saakay xiran
Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)- Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xiray qeybo ka mid ah jidadka ugu muhiisan magaalada Muqdisho, iyaga oo u diidaya gaadiidka dadweynaha in ay jidadkaa isticmalaan.

Kenya oo saddex qodob ku xirtay xalinta khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya
Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HOL)- Dowladda Kenaya ayaa lagu waramayaa in ilaa saddex qodob ku xirtay marka hore in ay dowladda Soomaaliya fuliso si xal looga gaaro khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhax-galay.
Somali News
Chinese aim for Somalia's shores -Daily Sabah
2/18/2019 5:17 PM EST
Fishing is one of the most highly profitable sectors across the globe and, the tuna industry alone is worth about $10 billion globally. Surveys of Somali waters indicate that there are extensive fish stocks off Somalia's coast

Trudeau's principal secretary, Gerald Butts, resigns amid SNC-Lavalin furor -CP
2/18/2019 4:57 PM EST
OTTAWA — Gerald Butts, Justin Trudeau’s principal secretary and long-time friend, has resigned amid allegations that the Prime Minister’s Office interfered to prevent a criminal prosecution of SNC-Lavalin.

Ethiopian Army Takes Over Western, Central Gondar Security -NewBusinessEthiopia
2/18/2019 3:05 PM EST
Following the failure of Amhara region’s security forces to stabilize the conflicts in western and central Gondar, the Ethiopian Army and Federal Police has taken over the security matters of the two zones.

Farrakhan Praises Omar for Anti-Semitic Language: ‘You Have Nothing to Apologize For’ -Freebeacon
2/18/2019 1:35 PM EST
Nation of Islam leader Louis Farrakhan on Sunday praised Rep. Ilhan Omar (D., Minn.) for her anti-Semitic language, saying she has "nothing to apologize for."

Somali President Abdullahi to Meet Nkurunziza in Burundi -Chimp Reports
2/18/2019 6:58 AM EST
Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed is expected to arrive in Burundi’s capital, Bujumbura today Monday.

We’re ready to lose Somalia market, miraa traders say -The Star
2/18/2019 12:45 AM EST
Miraa farmers could lose 90 per cent of the market if the diplomatic spat between Kenya and Somalia is not resolved.

As MBS arrives, Pakistan seals Saudi ties with $20bn in deals -Aljazeera
2/18/2019 12:39 AM EST
Saudi crown prince welcomed by Pakistani Prime Minister Imran Khan on first stop of three-country Asian tour.

Ex-FBI official: 'Crime may have been committed' by Trump -AP
2/18/2019 12:35 AM EST
WASHINGTON -- Former FBI Deputy Director Andrew McCabe said in an interview that aired Sunday that a "crime may have been committed" when President Donald Trump fired the head of the FBI and tried to publicly undermine an investigation into his campaign's ties to Russia.

Kenya gives terms to resolve ocean dispute -Standard Digital
2/18/2019 12:26 AM EST
Kenya has issued three conditions for a diplomatic resolution to the maritime dispute with neighbouring Somalia.

Rift between Donald Trump and Europe is now open and angry -New York Times
2/18/2019 12:20 AM EST
In the last few days of a prestigious annual security conference in Munich, the rift between Europe and the Trump administration became open, angry and concrete, diplomats and analysts say.

Senior al-Shabab commander killed in southwestern Somalia: military -Xinhua
2/18/2019 12:19 AM EST
Somali National Army (SNA) killed a senior al-Shabab commander in an operation in Bakol region in southwestern Somalia, officials said on Sunday.

Funding Amisom and hidden interests -The Star
2/18/2019 12:17 AM EST
At the AU-EU ministerial meeting in Brussels, Foreign Affairs CAS Ababu Namwamba urged the UN to finance Africa's counter-terrorism mission in Somalia.

Federal Government of Somalia launches national strategy for public awareness -UNSOM
2/18/2019 12:12 AM EST
The Federal Government of Somalia (FGS) on Sunday launched a three-year national strategy to enhance awareness of key FGS policy agendas and initiatives among the Somali people at a high-level donors conference in the national capital.

Minnesotans stand up to racists to defend Representative Omar -Fight Back! News
2/18/2019 12:08 AM EST
Minneapolis, MN - A group calling itself Patriots United put out a racist, anti-Muslim call for Minnesotans to come out on February 17 to protest U.S. Representative Ilhan Omar at her office near Target Field in Minneapolis.

Al Shabaab resilience, diplomatic row muddle troop withdrawal from Somalia -The Star
2/18/2019 12:03 AM EST
The ongoing withdrawal of troops from Somalia is raising concerns of a security vacuum that a resurgent al Shabaab will exploit.
Click here
8 Reasons Why Women Should Do Your Finances
WomenArticle.com
|
Sponsored
The Ugliest Car In History
TopCars
|
Sponsored
The 10 Most Expensive Colleges In The World
Bored Articles
|
Sponsored
Hotels In Somalia At Ridiculously Low Prices
tripsinsider.com
|
Sponsored
10 Foods to Prevent Hairloss
Nutrition Expert
|
Sponsored
Top 10 Fastest Bikes in the World
Best Bikes
|
Sponsored
11 Weird Isolated Places At The End Of The Earth
Relocation Target
|
Sponsored
When You Eat 3 Dates Everyday For 1 Week This Is What Happens To Your Body
Food Prevent
|
Sponsored
Sirdoonka Somalia oo soo bandhigay Xasan Xanafi oo Al-shabaab ka mid ahaa
Hiiraan


Desktop | Mobile
Opinion | Sports | Somali Music | Somali Map
All Rights Reserved Copyright. © 1999-2019, www.hiiraan.com
webmaster@hiiraan.com

Kenya: President Uhuru names four Cabinet members, Amina Mohamed named Ministry of Foreign Affairs.
14 Foods You Sh
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”