Somalia Friends Norwey and England involv crisis bwn Kenya and Somalia
Moderator: Moderators
Re: Somalia Friends Norwey and England involv crisis bwn Kenya and Somalia
KENYA: Dowladdii hore ee dalka Somalia ayaan kala saxiixanay HESHIIS lagu calaameeyey xuduudeena
February 19, 2019
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya, Moses Wetangula ayaa sheegay inay Dowladaha Somalia iyo Kenya ay horey u kala saxiixdeen Heshiis kaasi oo ku saleysan dhanka xuduuda badda.
Heshiiskaasi ayuu sheegay in labada dowladood ay kala saxiixdeen xilligii Dowladdii Madaxweyne Mwai Kibaki ay hogaamineysay dalka Kenya, sida uu hadalka u dhigay.
Moses Wetangula oo hadalkaasi ka jeediyey Xarunta Dhexe ee Xisbiga FORD ee magaalladda Nairobi, balse ma uusan sheegin Sannadka saxda ee Heshiiskaasi qalinka lagu duugay.
Laakiin Moses Wetangula ayaa ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya muddadii u dhexeysay sannadihii 2008-dii ilaa 2010-kii iyadoo mar labaad oo loo doortay xilkaasi sannadihii 2011-kii ilaa 2012-kii.
“Ka Wasiir ahaan, waxaan Wada-xaajood la galay Dowladdii Somalia ee xilligaasi, waxaana wada saxiixanay Heshiiska lagu calaameeyey xuduud-baddeedka” ayuu yiri Mosees Wetangula.
Waxa uu intaasi ku daray inay Nuqulka Heshiiskaasi iyo Khariidada Badda ee la isla gartay u gudbiyeen Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, sida uu hadalka u dhigay Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Kenya.
Dhinaca kale, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya, Moses Wetangula waxa uu Dowladda Kenya u sheegay inay Kenya leedahay xuduud-baddeedka ay Somalia qabsatay.
Sidoo kale wuxuuna intaasi ku daray in Kenya looga baahan yahay inay la xiriirto Saaxiibadeeda si ay ugu muujiyaan Dhaqdhaqaaqa Joogitaanka.
Madaxdii dalka xukumeysay xiliga uu xilka hayay wasiirkii arrimaha dibadda Kenya ayaa horey u sheegay inaysan jirin heshiis badda Kenya loogu ogolaaday balse heshiiskaasi uu ahaa in laga wada xaajoodo kaliya sheegada Kenya ee dhanka Badda.
Xiligaasi waxaa dalka madaxweyne ka ahaa Shariif Sheikh Axmed, waxaa ra’iisul wasaare ka ahaa Cumar C/rashiid Cali, iyadoo wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ka ahaa C/raxmaan Cabdi Shakuur, waxaana hadda la sugayaa jawaabta ay madaxdaasi ka bixiyaan hadalka wasiirkii hore ee Dibadda Kenya.
Caasimada Online

Somalia Case At ICJ Will Fail; Maritime Territory Belongs To Kenya, Says Kithure Kindiki
February 19, 20190
Share on Facebook Tweet on Twitter
The Kenya-Somalia maritime territorial dispute has escalated into a diplomatic stalemate.
The result of the impasse was Nairobi sending back the Somali ambassador to Mogadishu and recalling its top envoy from Somalia “for consultation”.
The tussle began in August 2014 when Somalia sued Kenya at the International Court of Justice at The Hague, Netherlands, for unlawful operations in her maritime territory.
The disputed water is a triangular patch created by projecting the Kenya-Somali border eastwards. It measures 100,000 square kilometres.
Senate Deputy Speaker Kithure Kindiki has weighed in on the matter and assures Kenyans of a positive outcome in the case filed by Somalia over the maritime border.
Source: The Standard

Kenyan Foreign Affairs Minister, Monica Juma is expected to appear before the parliamentary Defense and Foreign relations committee on Tuesday.
Mrs. Juma who was scheduled to travel to the Somali capital, Mogadishu to resolve a diplomatic row with its neighbor before the parliamentary committee called for clarifications on the matter.
Kenya’s National Assembly’s Defence and Foreign Relations Committee chairman Katoo Metito said they want to know the circumstances that led to the summoning of Kenya’s ambassador to Somalia.
“We want to get a detailed brief on what really transpired and the way forward,” Metito told the local newspaper by phone on Monday.
Nairobi recalled its ambassador to Somalia, Lt. Col (RTD) Lucas Tumbo for consultations on Saturday while ordering Somalia’s Mohamud AhmedNur Tarsan to return to Mogadishu for discussions.
Kenya Foreign Affairs PS Macharia Kamau dismissed the claims by sections of the media that his country has expelled Somali envoy in the country saying Kenyan ambassador had only been summoned while his Somalia counterpart had been sent to Mogadishu for consultation.
“The action was taken so we can resolve this matter with credible and correct information from both sides,” Kamau tweeted.
Nairobi has accused the horn of the African nation of auctioning oil blocks in the disputed maritime border between the two countries, but Somalia has distanced itself from the accusations

Ganacsatada Somalida qaadka oo ku dhawaaqay inay joojiyeen qaadkii Kenya uga imaan jiray
By admin - February 19, 2019
Ganacsatada Somalida ee qaadka ka keensan jirtay dalka Kenya ayaa gabi ahaanba ku dhawaqay inay joojiyeen qaadkii ay ka keeni jireen dalkaasi.
Hadalkaan ayaa waxaa Warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha Guddiga qaadleyda Somaliyed Qooje Maxamuud Qayliye oo sheegay maanta inay ugu dambeyso qaad laga keeno dalka Kenya.
Wuxuu sheegay inay doorteen garab istaaga dalkooda & dadkooda, islamarkaana Suuqii ganacsiga ee qaadka maanta wixii ka dambeeya ay u wareejiyeen dalka Itoobiya.
“Laga bilaabo maanta waan joojinay qaadkii inooga imaan jiray Kenya, waxaana ka dooranay difaaca qarankeeda, badeena & dhulkeena, wixii intaasi dheer oo Siyaasad ah waxaan u dhaafnay Dowladda Somaliya, qaadkana waxaan ka keensaneynaa dalka Itoobiya oo Suuqeenii aan u wareejinay.” Ayuu yiri Gudoomiyaha Guddiga Ganacsatada Qaadleyda Somaliyed.
Talaabada maanta ganacsatada Somaliyed ay ku dhawaaqeen ee ay ku joojiyeen qaadkii uga imaan jiray dalka Kenya ayaa muujinaysa mid ganacsatada Somaliyed ay ku qaateen go’aan adag oo ay ku garab istaageen dalkooda. Xigasho universal Tv

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1420 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 511 Views
-
Last post by newsbot
-
- 5 Replies
- 429 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 3 Replies
- 1353 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 1675 Views
-
Last post by newsbot
-
- 3 Replies
- 477 Views
-
Last post by Niya
-
- 24 Replies
- 1551 Views
-
Last post by udun
-
- 2 Replies
- 641 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 22 Replies
- 1290 Views
-
Last post by Mr Bill
-
- 12 Replies
- 955 Views
-
Last post by kenyan4life