Reerka ugaadhyahan
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Reerka ugaadhyahan
Reerka ugaadhyahan ma ku jiraa Ciidamada Gen : Caare ?
2007kii ku dhex dagaalma magaalada laascaanood waligeed ha burburto baanu ka codsanay oo dagaal toos ah ku gaadha Bahrarsame ee koonfurta magaalada qabsatay intay ciidamada puntland joogto duldeedka magaalada hadday xaaladu xumaato tol badan baa ka imaanaya Buuhoodle iyo hawdba taasna ma samayn ,,
Maanta bal halganka ka socda Sool iyo Sanaag haka qayb galeen , ayago goriga sitaah mar uun hala arko
Garaad Saleebaan ma waxuu moodayaa gurigii Maama Khaadijo ilaahay ha u naxariisto inuu wali jiro oo dalka laga maamulo !

- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Reerka ugaadhyahan
Sxb, ma uumalaynayo ineey rag ugaadhyahaanka ku jiraan ciidamada Carre laakin waa lagayaaba ineey koox yar meesha ku dhex meereysanayaan. Ugaadhyahaan soldiers make up the bulk of Puntland regular troops anyway so their isn’t a need for them to join Caares movement.
Lol, iminkan ugaadhyankii guuray 2007kii badankood weey ku soo laabten magaalada Lascaanod aya- kaa na uu badan magaalada.
Lol, iminkan ugaadhyankii guuray 2007kii badankood weey ku soo laabten magaalada Lascaanod aya- kaa na uu badan magaalada.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Reerka ugaadhyahan
Puntland waligeed dagaal qaaday mayso waxay uu qaadaysa difaaca Garoowe kaliya ,, majeerteen marna ogala in wiil majeerteen ah cidla kaga dhintoHennystreak wrote: Tue Feb 26, 2019 7:10 pm Sxb, ma uumalaynayo ineey rag ugaadhyahaanka ku jiraan ciidamada Carre laakin waa lagayaaba ineey koox yar meesha ku dhex meereysanayaan. Ugaadhyahaan soldiers make up the bulk of Puntland regular troops anyway so their isn’t a need for them to join Caares movement.
Lol, iminkan ugaadhyankii guuray 2007kii badankood weey ku soo laabten magaalada Lascaanod aya- kaa na uu badan magaalada.
Sool iyo hawlaha Dhulbahante shaqa kuma leh
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Reerka ugaadhyahan
Ugaadhyahan badan baa ku biiray jabhada caare hogaaminayo.taleex,xudun iyo sanaag rag badan baa ka baxay.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Reerka ugaadhyahan
Kornayl kaliil Sxb ugaadhyahanku haddu meesha tala ku hayan way ka faaiidaysan karan jabhada Gen : Caare ,, Siyaasad ahaan Gen : Caare isbedel iyo kacdoon buu wada ,, ciidamo badan baa ku biiraya jabhada Caare maalin kasta ,, ugu yaraan ugaadhyahan haku daro wiilal loo tabbaro ilaa 1000 wiil khibrad iyo aqoon military way ka heli doonaan .kaliil wrote: Wed Feb 27, 2019 7:04 am Ugaadhyahan badan baa ku biiray jabhada caare hogaaminayo.taleex,xudun iyo sanaag rag badan baa ka baxay.
Odayaashii reer miyiga ah ee buuhoodle ka talin jiray laftooda waa inay ilaa 1000 wiil jabhada ku daran
Jabhada Caare waa laga faaiidaysan kara haddii maskax lagu daro ,,
Dowlada federaalka lafteeda waa inay lacaqaha jabhada la qaatan ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliyeed oo ha laga dhigo asaaskii qaybtii 26aad
maaha in koonfur kaliya ku baxdo lacaqaha UNka ama Qatar ama USA siiso Dowlada Somalia , 18 gobolba waa inay lacaqtuu qaadha ,, 1 billion baa ku soo socta dowlada Somalia sanadkan 2019 wax ha laga arko
( at least 300 million dollar ) ha loo diro jabhada Gen : Caare iyo nimaanka midnimada dalka difaacaya ee Jooga Sool , Sanaag , togdheer , maamulka Muuse biixi ma haysto dhaqaala badan uu in badan ku dagaalmo halkana chance weyn baa ku jira wakhtii badan yaan la siin ,
Mid kale filmka koonfureed Al shabaab ilaa Aakhiro miyaa lagu jirayaa ?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Reerka ugaadhyahan
1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the telecommunication system .
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.

- Ben Dover
- SomaliNet Super
- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: Reerka ugaadhyahan
Yusuf, you are talking about salary, waar these midgaans could not even afford to buy qaat for their 100 men militiatheyuusuf143 wrote: Wed Feb 27, 2019 10:43 am 1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the telecommunication system .
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.

And they are dreaming of defeating the Somaliland army

-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Reerka ugaadhyahan
Abti ma tihiid nin ciidamada kasoo shaqeeyay , khibradna uma lihiid ,theyuusuf143 wrote: Wed Feb 27, 2019 10:43 am 1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the . telecommunication system
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.
Ciidamada Somaliland ee joogta koonfurta Sool ilaa imasa bay ku dagaalmii karan saadka ay haystaan ?
Waan soo arkay xitaa Saraakiil badan oo Jaamac Siyaad ah baa xaalada Ciidanka warkiisa habeen iyo maalin noo soo dira , waan ognahay xitaa rasaastooda noociida iyo meelaha ay ku jiraan oo dhoofayska adag ku leeyihiin , tirada ciidanka , tikniko , pm-ka ay wataan .
Mid kale maxaa isku keenay jabhada Gen : Caare iyo maamul ku sheegii khaatumo ?
Cali Khaliif ma isaga ciidanba lahaa waxuu watay in yar oo bahrarsame ah oo lacaq ku doonayay oo lagu qiyaasii jiray 259 - 300 nin !
Laakin Gen : Caare waa nin military ah oo yaqaana ciidanka kasoo horjeeda , dhulka sii fiican uu yaqaana xitaa ragga kasoo horjeeda sii personal ah ayuu uu yaqaana ,, Gen : Caare waxuu wataa ugu yaraan 900 boqol nin maalin kasta ciidankeesa waa sii kordayaa haddii Xamar laga taaqeero shaki kuma jiro wuu ka adkaan kara ciidamada maamulka kornayl : Muuse Biixi gaar ahaan gobolada Sool iyo Sanaag ,, miltiray ahaan waa laga yaaba in jabhada Gen : Caare lagaga adkaado gobolka waqooyi galbeed iyo Hargeysa laakin Sanaag iyo Sool xitaa Burco chance weyn buu ku leeyahay inuu ku guulaysto waxuu u bahan yahay kaliya dhaqaalaha Dowlada Federaalka iyo hubka culus ee Dowlada Somalia la siiyo in qayb lagu wareejo jabhada Caare .
Waligaa ma iis waydiisay Maamulka Hargeysa xagee buu ka keenay doona rasaasta ? ,,
( Ethiopia ! Iska ilaawo ) jabuuti iyi yeman warkeeda daa
Isbedelka ka dhacay geeska africa mala warba kama haysiid !
Awooda Maamulka kornayl Muuse Biixi maantu ugu liita dhaqaala iyo ciidanba adigu ma aragtiid sababto Shacab baad tahay
Abti Xisaab gaar ah baanu ku shaqaynaa ninkii Ciidan soo maray uun baa yaqaana , ( telecommunication system ) ma isticmaalno khadka laga maamulo Hargeysa telesom , somtel
Golis lagama maamulo hargeysa taas ma taqaanid miyaa ?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Reerka ugaadhyahan
In 2020 walaasha iyo Kalil walaashii dhalfada khaalid isku qabsadan baan ka baqaya intad caare inuu idin xoreeyo ka sugaysan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Reerka ugaadhyahan
Maxaa walaashay iyo kornayl kaliil walaashii meesha keenay ?theyuusuf143 wrote: Wed Feb 27, 2019 3:29 pm In 2020 walaasha iyo Kalil walaashii dhalfada khaalid isku qabsadan baan ka baqaya intad caare inuu idin xoreeyo ka sugaysan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Anigu dhaqan uma lihii inaan nin caayo keyboard dabadii ,, waa sheeko ciyaal waxaad wadaa , way iska cadahay inaad waligaa dagaal iyo raggaba is arag , caruurtii burco ee ciyaal Suuq baad aheed . Meeshad ka timi ku noqo meeshan dadka khiyaaliga ku nool looma bahana
- Ben Dover
- SomaliNet Super
- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: Reerka ugaadhyahan
Khiyaali waxaa ku nool ka yidhi Laas Caanood waxaa la "xoreyn" doona 2019 gudeheedJaamacbuuhoodle wrote: Wed Feb 27, 2019 5:22 pm Maxaa walaashay iyo kornayl kaliil walaashii meesha keenay ?
Anigu dhaqan uma lihii inaan nin caayo keyboard dabadii ,, waa sheeko ciyaal waxaad wadaa , way iska cadahay inaad waligaa dagaal iyo raggaba is arag , caruurtii burco ee ciyaal Suuq baad aheed . Meeshad ka timi ku noqo meeshan dadka khiyaaliga ku nool looma bahana

Weliba caqli xumida nin Isaaq ah baad ka sugaysaa inuu ku xoreeyo

- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Reerka ugaadhyahan
Yusuf is not about strength or wealth it just a matter of how people want to liberate themselves. Smaller liberation forces have succeeded against and destroyed stronger and more wealtheir armies. For instance, Somalia once the strongest military in africa was brought down by a ragtag militia because people came together to bring it down. And just look at the recent arab spring and how many dictators with access to so much wealth have been overthrown.theyuusuf143 wrote: Wed Feb 27, 2019 10:43 am 1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the telecommunication system .
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.
The current problem with Dhulos is not because they can't liberate themselves due to lack of funds but is just simply due to division among sub clans. And additionally under Somaliland the people are not subjected to sever persecution or maltreatment and they receive relative good development, hence they are not so eager to wage war against Somaliland now.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Reerka ugaadhyahan
This is the point, if the people are not suffering in the hands of the government forces you can't push them to fight for nothing. They would rather criticisice the administration from their marfish the same way we diaspora loosers do from our comfort in Europe .Sharmarke91 wrote: Wed Feb 27, 2019 11:54 pmYusuf is not about strength or wealth it just a matter of how people want to liberate themselves. Smaller liberation forces have succeeded against and destroyed stronger and more wealtheir armies. For instance, Somalia once the strongest military in africa was brought down by a ragtag militia because people came together to bring it down. And just look at the recent arab spring and how many dictators with access to so much wealth have been overthrown.theyuusuf143 wrote: Wed Feb 27, 2019 10:43 am 1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the telecommunication system .
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.
The current problem with Dhulos is not because they can't liberate themselves due to lack of funds but is just simply due to division among sub clans. And additionally under Somaliland the people are not subjected to sever persecution or maltreatment and they receive relative good development, hence they are not so eager to wage war against Somaliland now.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: Reerka ugaadhyahan
Horta Jamaacoow, ninka uu taliiya ciidamada deegaanka Buhoodle magaciis.Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Feb 27, 2019 5:22 pmMaxaa walaashay iyo kornayl kaliil walaashii meesha keenay ?theyuusuf143 wrote: Wed Feb 27, 2019 3:29 pm In 2020 walaasha iyo Kalil walaashii dhalfada khaalid isku qabsadan baan ka baqaya intad caare inuu idin xoreeyo ka sugaysan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Anigu dhaqan uma lihii inaan nin caayo keyboard dabadii ,, waa sheeko ciyaal waxaad wadaa , way iska cadahay inaad waligaa dagaal iyo raggaba is arag , caruurtii burco ee ciyaal Suuq baad aheed . Meeshad ka timi ku noqo meeshan dadka khiyaaliga ku nool looma bahana
Kan ookiyaalaha xiidhan ee dheer baan ka hadlayaa. Ma reer Hagar baa mise qolyo kale? Adhiguuna Reer hagar soow maatihid?
Buhoodle, weey koreeysa laakiin magalaada maamul la'aan iyo bila nadhaam ba ka muuqdo ruunti. Local Council Puntland maad ku birtaan sidaad caanshuur iyo Town planning aad uugu faa'iideysataan. Boqolkii iyo Boqol Buhoodle ayaa ka stratiiji fiican Lascaanood. Buuro na maleh, markaa dhinac weliiba magaalada weey uu koori kartaa. Siiba xaafada suweeto.
Laamiiga weeyn nah hagaajiya inadeerayaal. see weeye
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Reerka ugaadhyahan
Maya ina adeer cali geri baan ahay ,, mid kale meesha buuhoodle waa meel odayaal reer miyi ah ka taliyo iyo kuwa qurabaha ku nool oo hanti haysta aan masaakiinta u naxayn , ma ogola in maamul loo samayo magaalda oo sii casri ah iyo nidaam loo dhiso ,, police maleh , waxaad arkaysaa kuwa qori sitaah oo mgaalada dhex maraya ,, hal laamii baan ku ogaa 1000 mtr ah kaliya ,,Hennystreak wrote: Thu Feb 28, 2019 5:42 amHorta Jamaacoow, ninka uu taliiya ciidamada deegaanka Buhoodle magaciis.Jaamacbuuhoodle wrote: Wed Feb 27, 2019 5:22 pmMaxaa walaashay iyo kornayl kaliil walaashii meesha keenay ?theyuusuf143 wrote: Wed Feb 27, 2019 3:29 pm In 2020 walaasha iyo Kalil walaashii dhalfada khaalid isku qabsadan baan ka baqaya intad caare inuu idin xoreeyo ka sugaysan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Anigu dhaqan uma lihii inaan nin caayo keyboard dabadii ,, waa sheeko ciyaal waxaad wadaa , way iska cadahay inaad waligaa dagaal iyo raggaba is arag , caruurtii burco ee ciyaal Suuq baad aheed . Meeshad ka timi ku noqo meeshan dadka khiyaaliga ku nool looma bahana
Kan ookiyaalaha xiidhan ee dheer baan ka hadlayaa. Ma reer Hagar baa mise qolyo kale? Adhiguuna Reer hagar soow maatihid?
Buhoodle, weey koreeysa laakiin magalaada maamul la'aan iyo bila nadhaam ba ka muuqdo ruunti. Local Council Puntland maad ku birtaan sidaad caanshuur iyo Town planning aad uugu faa'iideysataan. Boqolkii iyo Boqol Buhoodle ayaa ka stratiiji fiican Lascaanood. Buuro na maleh, markaa dhinac weliiba magaalada weey uu koori kartaa. Siiba xaafada suweeto.
Laamiiga weeyn nah hagaajiya inadeerayaal. see weeye
Meesha Dowlada Somalia oo gaadha uun baa wax ka qabab karta , cid wax ka dhagaysana ma jirto .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 778 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 1 Replies
- 759 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 28 Replies
- 3547 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 547 Views
-
Last post by malakumod
-
- 10 Replies
- 1378 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 11 Replies
- 1198 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 28 Replies
- 26682 Views
-
Last post by 9kaSamaale
-
- 2 Replies
- 1058 Views
-
Last post by muftaax