Madaxwaynaha qaranka oo tababaraya dhalinyarada

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Madaxwaynaha qaranka oo tababaraya dhalinyarada

Post by theyuusuf143 »




Ka naxaw nafta waa . Muuse walee iyo bilee rag Buu ka dhigay dhalinyarada dalka, 9 bilood Buu cadaabaha jiidhsiinayaa kadibna nin walba shaqaduu ku fiican yahay baa la siinaya . Waar ninkan muuse waxba lagama qaban karo. U duceeya madaxwaynaheena nacalaa shaydaan ku yaale oo adeeca ulul amriga si ilaahay inoogu naxariisto oo gugu si fiican inoogu da,o.

Gebiley durba daadkaa qulqulaya , sida loo kala muxaafidsan yahay Buu ilaahay roobka inoogu qaybinaya . Ilaahaw quluubtayda Buu daalacanaya oo sanadkan reer daahir gugu ka qaadi maayo , because xitaa malaa,iigtu way ogtahay inan dawlada aad u jecelahay.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Madaxwaynaha qaranka oo tababaraya dhalinyarada

Post by Django »

Durba jengaanti oromodhi bey tababar ufidhisey wa huwanti maryo aloole waxa laga baqaya wa garxajis.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Madaxwaynaha qaranka oo tababaraya dhalinyarada

Post by theyuusuf143 »

Django wrote: Sun Mar 03, 2019 1:51 pm Durba jengaanti oromodhi bey tababar ufidhisey wa huwanti maryo aloole waxa laga baqaya wa garxajis.
Naftii yaraydba kaa baxday sidad u mudaharaadaysay , original dhillaa xitaa kugu badhaadhay oo aad nasisay maal mahan. :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”