Page 1 of 1

Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Wed Mar 06, 2019 11:39 pm
by SuldaanOfSanaag
The kulmiye goverment has got away with corruption withing the ministerial circle for far to long hence why we must stress that corruption its a zero sum game. For somaliland people to proceed as society country must be a free and fair country.

We need strong institution to tackle the problem and make a agency like the The Serious Fraud Office (SFO) so we can investigates and prosecutes serious or complex fraud and corruption in Somaliland,

It's also a non ministry office and should be handle like a ngo agency.

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Thu Mar 07, 2019 4:21 am
by original dervish
Somalis are naturally a corrupt people.

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Thu Mar 07, 2019 5:42 am
by theyuusuf143
Even in Norway and other countries who has less corrupted society , somalis still find a way to steal public funds. Somalis and corruption Image

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 4:54 am
by Timiro1999
SuldaanOfsanaag

Waxaan filayaa in aanad wadanka wax badan kala soconin.
Muuse Shaani maalintii waddanka dib loogu soo noqday shilin muu haysan labo kabood oo googoan iyo surwaal jeexjexan ayuu xidhnaa.
Markiiba shan guri oo dawladu leedahay ayuu qabsaday dhul badan ayuu daantoda dad kaga murmay waa sheeko run ah Sh Adan Siiro ayaa goorwalba ka hadla waayo reerka dhulka badan uu ka qaaday waa jilibka Aden Siiro.
Guryihii dad familigiisa ah ayuu ku qortay hadal iyo dhamaan somalidu waxay tidhaahdaa "hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho"
Isagii (Muuse Shaani) ayaa musuq maasuq dhex fadhiyee xaguu wax uga qabtaa!
Waa gaajo ku kor saqajaan ah oo aduunyadu la weyn tahay

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 4:56 am
by MujahidAishah
Corruption and fraud is in our blood.

A fish rots from the head muuse needs to put his own house in order before he can tackle corruption. He has farmland and houses he stole from the siyaad govt. t

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 5:19 am
by Khalid Ali
All tha Muuse owns belogs to him and his family he stole nothing from no one his houses his farmland belongs all to him.

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 6:10 am
by LeJusticier
corruption became norm with Shani or without

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 6:40 am
by theyuusuf143
Timiro1999 wrote: Sun Mar 10, 2019 4:54 am SuldaanOfsanaag

Waxaan filayaa in aanad wadanka wax badan kala soconin.
Muuse Shaani maalintii waddanka dib loogu soo noqday shilin muu haysan labo kabood oo googoan iyo surwaal jeexjexan ayuu xidhnaa.
Markiiba shan guri oo dawladu leedahay ayuu qabsaday dhul badan ayuu daantoda dad kaga murmay waa sheeko run ah Sh Adan Siiro ayaa goorwalba ka hadla waayo reerka dhulka badan uu ka qaaday waa jilibka Aden Siiro.
Guryihii dad familigiisa ah ayuu ku qortay hadal iyo dhamaan somalidu waxay tidhaahdaa "hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho"
Isagii (Muuse Shaani) ayaa musuq maasuq dhex fadhiyee xaguu wax uga qabtaa!
Waa gaajo ku kor saqajaan ah oo aduunyadu la weyn tahay
Ilaahay irsaaqad waydiiso , hadaad waydo , siilkaaga ku shaqayso iyaba waa shaqee . Muuse miyuu ku qabaa mise hooyada Buu qabaa . Yaa ku yidhi irsaaqadisa xisaabi. Ilaa islaantii xaawo ee la yidhi bini aadamkay dhashay baa nusuq maasuq gashay oo hoosta ka cuntay Hal geed oo ilaahay ku yidhi dhirta kaleba cunoo kaas uun daa .

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 10:56 am
by Timiro1999
theyuusuf143 wrote: Sun Mar 10, 2019 6:40 am

Hooyadaa ayaa hoosteda ka shaqaysata taasina waa cadaan in aad guri love ku soo kortay.
Alxamdulillaah aniga arsaaqad ILLAAHAY isiisey nimcaan ku jiraa ILLAAHAY ayaa mahad leh.
Adigaa gaajo ku kor dibjir reer dawarsi ka soo jeeda anagu dhul awawgey AHUN ayaanu daganahay.
Ma waxaad imoodey dadka Hargeysa 1991 kii iyo intii ka dambaysay hargeysa cidhiidhsaday.
Inta aan anigu gooni u leeyahay na aniga, caruurtayda iyo caruurtay dhali doonan isha ALLAH waabay naga badan tahay.
Aniga ma gadaal ka gaadh iyo xaaran ku kor ayaad imoodeysaa.
AKHAS xaarani ma arsaaqad baa dadka noocagas oo kale ah ayaa xaaranta quuta uf jajaban fooqal Jajaban

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 11:00 am
by Timiro1999
Khalid Ali wrote: Sun Mar 10, 2019 5:19 am All tha Muuse owns belogs to him and his family he stole nothing from no one his houses his farmland belongs all to him.

Reerka reer xoosh is waran ee aabahood SNM ta ahaa ee uu dhulkoodii ka qaatay.
Ninka HJ ee uu beertiisii geed deeble ka qaaday ka waran yaad u sheekeyneysaa ma caruur.
Dhulka galbeedka hargeysa ku yaala ee aan dhisnayn waxa dadka lagu yidhahdaa "yaan reer Samatar kaaga murmin" lol Waxaa tihiin rufiyaan caadi ah

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 11:19 am
by Khalid Ali
Reer samatar iyaga dhulkan xoreeyee oo iskaleh.geedeeble maxa habarjeclo keenay bal waalida eega habarjecloayaa geedeeble beer kuleh

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Sun Mar 10, 2019 11:36 am
by Timiro1999
Khalid Ali wrote: Sun Mar 10, 2019 11:19 am Reer samatar iyaga dhulkan xoreeyee oo iskaleh.geedeeble maxa habarjeclo keenay bal waalida eega habarjecloayaa geedeeble beer kuleh

Waakaa caqliga oromadu HJ maxaa geed deeble keenay kulahaa.

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Mon Mar 11, 2019 8:58 am
by MujahidAishah
Khalid Ali wrote: Sun Mar 10, 2019 5:19 am All tha Muuse owns belogs to him and his family he stole nothing from no one his houses his farmland belongs all to him.
War Indr dee waa nagii yaa ii moodaye

maa reer bixi cabdi baa beer kuleh geedeeble?

Re: Musa biixi has to tackle3 corruption if he wants to succeed as presidents

Posted: Mon Mar 11, 2019 10:00 am
by Khalid Ali
Wey kuleeyijhin geeedeeble is not that far away from.boqoljirre biixi family beero badda iyo hanti baddan bay leeyihin