The 1991 genocide we apologize
Moderator: Moderators
The 1991 genocide we apologize
What happened in Xamar was disgusting and we apologize it was done by a nasty group of people who had nothing to do with politics just sick people. The city is cursed due to this reason we raped and murderded our Muslim neighborhors, my grandfather saved some Harti families but there was killings going on across the city what a shame
Last edited by Surprise on Thu Mar 07, 2019 5:13 pm, edited 1 time in total.
- barbarossa
- SomaliNet Super

- Posts: 5567
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: The 1991 genocide we apologize
It is good to see a young HAG like yourself stepping up to the plate and taking full responsibility for the role his forefathers played in planning and carrying out the brutal 1991 genocide. Kudos to you, son!
Last edited by barbarossa on Thu Mar 07, 2019 4:39 pm, edited 1 time in total.
Re: The 1991 genocide we apologize
Every street you had dead women and men lying the crimes was done in the open public, my grandfather saved some of them by hiding them. I believe Xamar is a cursed city due to those crimes inocent Muslim neigborhors brutally murdeded
Everyone knew what was going on the crimes was all in the public nobody was send to secret camps
Everyone knew what was going on the crimes was all in the public nobody was send to secret camps
-
Jaamacbuuhoodle
- SomaliNetizen

- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: The 1991 genocide we apologize
there is nothing 2 apologize 4
Hawiye waa qabiil ,, jabhada USC waxay aheed urur Siyaasadeed Markaa sax uma arko inaad wax apologize ah ka bixiso adigu kamaba tirsaneed ururkii USC !
Xitaa in beeaha daarood lagu xasuuqo Xamar kuma jirin
qorshaha Madaxda Jabhad USC 1989-1990
laakin markii jabhadu soo gashay Muqdisho oo aheed 1990-10-27 waa taariikhda saxda ah ee Saraakiil iyo dagaalyahano Jabhadii USC soo gashay Xamar sidaa ulaa socda taariikhda
30-12-1990 waxay aheed marku dagaalku ka bilaabmay oo Ciidamadii koofiyada Castii ee ilaalin jirtay Muqdisho dhiiga dhagta loo daray
Qorshaha Madaxda USC waxay aheed inay beesha Mareexaan oo uu badaneed Madaxdii Dowlada iyo saraakiisha Xooga dalka Soomaaliyeed ay ka saarto magaalada Xamar oo Xukunka qabsadan
laakin 30-12-1990 marku dagaalku bilaabmay waxaa cadatay oo ay ciidamadii Jabhadii USC noqdeen Mooryaan ku labisan tuutaha milateriga Soomaaliya oo
Shacabka Muqdisho ku riday argagax Sida darteed baa looga qaxay Xamar dadkii qaxay waxaa ku jiray Daarood , Hawiye , Dir , cid kasta naftaada iyo caruurtada la carar bay Arrintu aheed
Adeerkay oo ahaa sarkaal ka tirsan NSStii reerkiisa waxaa la qaxay oo la socday reer hawiye ah oo daris la ahaa
Markii dowladii la riday 26-1-1991kii ,, mooryaantii USC waxay aragtaba way dhacaysay dan badan kama lahayn qofku qabiilku yahay !
Mareexaan 90% waxuu ka qaxay Xamar intii u dhaxaysay
7-1-1991 ilaa 15-1-1991kii .

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32786
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The 1991 genocide we apologize
Fake hawiye alert
-
Hennystreak
- SomaliNetizen

- Posts: 423
- Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am
Re: The 1991 genocide we apologize
No need to apologise. We are not like Idoor, we don’t cry about another clan cleansing us we exact revenge. And we did in places like Kismayo and Galkacyo.
-
cheifaqilbari
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: The 1991 genocide we apologize
How pathetic doodos faqash pretending to be other qabil. Waahwah waah. 
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: The 1991 genocide we apologize
If you are Hawiye or not, There is nothing to apologize for, Somali waaligeed bay is leeynasay wayna ka Heeshisa. Dadkeena Nabad & Naxaris baa Ficaan In loogu bedalo Diil & Dagaalkaa aay ku jireen the last few centuries.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 462 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 2 Replies
- 655 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 7 Replies
- 951 Views
-
Last post by TarTar
-
- 6 Replies
- 1176 Views
-
Last post by Tonymontana11
-
- 13 Replies
- 895 Views
-
Last post by Kukri
-
- 8 Replies
- 726 Views
-
Last post by intellex
-
- 33 Replies
- 1808 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 13 Replies
- 1011 Views
-
Last post by biko
-
- 2 Replies
- 519 Views
-
Last post by Gabre