Gabay Taariikhi Ah Oo Abwaan Ogaadeeni Ka Tiriyii Habar Magaadle Wuxu Beesha Absame Ku Dhigay!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Gabay Taariikhi Ah Oo Abwaan Ogaadeeni Ka Tiriyii Habar Magaadle Wuxu Beesha Absame Ku Dhigay!

Post by TheLoFather »

User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Gabay Taariikhi Ah Oo Abwaan Ogaadeeni Ka Tiriyii Habar Magaadle Wuxu Beesha Absame Ku Dhigay!

Post by BestPlaya »

Jijiga ,qabribayax,Danod ,Aware intaba ragii lahaa baa dagan kana atooreeya blse waa runtii iidoor wuu nagu soo siqay .

Dhul balaadhsina haday noqoto ,Duullaan la bixiyo ,Dil iyo laayaan intaba ma jirto cid Ogaden kaga badisa


1860kii ayaa sadex Suldan oo Ogaadeen ah koonfur u sahan tageen. Wardeey oon Baardhere loo gudbin ayaa loo tagay .Wardaydii waxay soo dhawaysatay maligii cidhib tiri lahaa ..

-Suldan Cabdi Ibrahim Geelle (Cawdaaq)
-Suldan Yuusuf Nuur Magan Warfaa (MZ)
-Suldan Xasan Barjan (Cabdalle )

Waxaa la sheegaa in xilli cuduro iyo Abaaro ragaadiyeen wardeey in Suldaankii Guud ee Ogadenka koonfureed ,Cabdi Ibrahim Geelle ku taliyay in lixda dab ee Ogadeka koobanyahay ay ku bixiyaan warddeey weerar kado ah oon lakala joogsii lahayn.The rest is history , we conquered the expansive land between River Jubba and River Tana .That's undoubtedly the biggest land expansion ever achieved by a Somali clan .Dhulkana itopiya waxaa ka wayn, kaayaga koonfureed :win:

Cawlyahanka uu leeyahay Ceelkari beey dhaafeen waxay afdheer ka xoogeen degodiga wajeer daga. Buuraha Baali illaa iyo Bakool salkeeda ayuu Cawlyahan isku fidiyay .Mililiq ayaa buurihii Baalli dib ooga soo riixay .


Gabaygu waa gubaabo la tiriyay xilli ay naga jiiftay blse hadaa toos u dhuuxdo waxaad ogaanaysaa awooda reeraha Ogaden lahaayeen xilligii isticmaarku uuna carrada Somaliyeed iman :win:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”