
Mudanayaal iyo marwooyin dhamaan Marti sharafta ku casuuman maqaalkan aan iska bilaabay , ma aqaan halkuu ku dhamaanayo , laakiin markan halkaa marayey dhibic illin ah baa iga qubatay sidii ay maanta aduunyaad iigu danbayso. waxaaba igu dhalatay inaan buug cusub qoro . laakiin hadii aan iska Soo xidho wax ka fiican ma jiro bini aadamka oo aad u muhad naqdo, gaar ahaan kuwa dad kuugu xiga . Thank you reer jaamac, you made me proud through the years , I Will never walk alone ! .