Waar ilma adeerayaal ninmankii HY maxaa kudhacay, caawa waxaan dhagaystay naag iyo nin intay halkaa soofadhiisteen kucabaadaya farmaajoy isaaq manihin ee nasoogaadh, sowtan reerkii sharaftii laga qaaday. Maxaa loolaayahay dad sharafdhacan kadhiidhiya ay afartan meelahan kaqaylyayaa wadaan.
Waar intiina damqanaysaay ordoo idinku online soofadhiistoo magaca reerka ee labahdilay kadagaalama. Heer inaad isaaqba manihin layidhaa ayaa lamarayaaye.
Adeer cadawgii ayaad idinkiyo anagaba noojabiseen sidan waxkabadala.


