Abgaaals killing each other, while Somalis hosts President of Djibuti

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Abgaaals killing each other, while Somalis hosts President of Djibuti

Post by bashe19 »

Dagaal beelleed ka socda deegaanka Cadalle ee gobolka Shabeelle Dhexe

Axad, Maarso, 17, 2019 (HOL)- Wararka naga soo gaaraya degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in uu halkaa ka soconaya dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed.

Beelaha dagaalamaya ayaa horay waxaa dagaalkooda u joojiyay ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa militariga Soomaaliya, hasse ahaatee ciidamada ayaa la sheegay in markii danbe ay isaga baxeen deegaanka, taasoo keentay in mar kale uu dagaal ka dhax bilaawdo labada beellood.
Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka labada beellood uu salka ku hayo lahaanshaha dhulka ka tirsan deegaanka lagu dagaalamayo.

Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa marar badan ooh ore isku dayay in uu heshiis dhax dhigo labadan beellood iyadoo kulamo lagu kala qabtay magaalada Jowhar.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

Re: Abgaaals killing each other, while Somalis hosts President of Djibuti

Post by bashe19 »

:dj:

barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Abgaaals killing each other, while Somalis hosts President of Djibuti

Post by barbarossa »

You make it sound beeshan iney yihiin the only Skinnies oo isku laaya in the name of qabiil. moron baa tahey adhikudirirka qalad ka fahmey. Ilaahey ha kala qabto the brutes.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Abgaaals killing each other, while Somalis hosts President of Djibuti

Post by BestPlaya »

Cabdalle Caroone vs Cell Cumar

Inkastoo colaadu fiicnayn hadana midkoodii badiya ha u haro baladka
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Abgaaals killing each other, while Somalis hosts President of Djibuti

Post by BestPlaya »

Dp
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Abgaaals killing each other, while Somalis hosts President of Djibuti

Post by original dervish »

Celi Umar that's my fam. :notsure:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Abgaaals killing each other, while Somalis hosts President of Djibuti

Post by AbkoowDhiblaawe »

Just skirmishes. No big deal
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”