Isaaq are best song writers

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Isaaq are best song writers

Post by AwRastaale »

When it comes to Somali suugaan, the heavyweights are Isaaq, Ogaden, Dhulbahante and the Issa.

But no one writes songs that are as poetic and meaningful like the Isaaq.

Heesti Safar

Original artist: Abdiqadir Sheikh Ali (Sanka), Abgaal.

Composer: Abdi Adan Haid (Abdi Qays), Isaaq, not sure which bah.



Great music on the new remake.
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Isaaq are best song writers

Post by cheifaqilbari »

Anig niikada ka hela taasna reer Koonfur ku fcn. Indr faanka ka daa darood ba melkasta fan La tagan adna ma ka darty kkkk
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Isaaq are best song writers

Post by AwRastaale »

Faan Maha sxb.

Anigu I give everyone their credit. Ogadenku waxay Ku fiican yahin ciyaaraha miyiga laga ciyaaro Iyo heeso kale oo geerar oo kale ah ok badana amaanta loo isticmaalo.

I don't know their names but my inabti used to go to the heartland of the Ogaden to collect them and he was also one of those party freaks.

Lakin xaga macnaha Iyo eeryenta Idoor is better at it even you will see most dhaanto lyrics make no sense.

I personally like dhaanto, one of my current favourite is this one and its lyrics are good.

User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Isaaq are best song writers

Post by BestPlaya »

We best you in poetry .
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Isaaq are best song writers

Post by theyuusuf143 »

BestPlaya wrote: Mon Mar 18, 2019 3:06 am We best you in poetry .
Waxyaabaha ugu muhiim san ee ogaadeen dunida kusoo kordhiyey dhaantada ugu cajiibsan. Quraana bartoo weligay dhawaaq dhaantada ka macaan dhegahaygu ma maqal. Horta maxaa ka jira inaad bahasha kasoo qishteen awrta qooqan kkkkkkkkk
Hennystreak
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 423
Joined: Wed Oct 31, 2018 7:51 am

Re: Isaaq are best song writers

Post by Hennystreak »

I reckon Dhulbahante reign supreme when it comes to Somali Suugan. Even some of the most patriotic songs in post-independence Somalia were composed by Dhulbahante men including Sommaliya Tooso.


Some other patriotic songs came from Saado Cali aun and especially Jaamac Yare who composed Dhulkeenu waa Hodan. :up:



.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32789
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaq are best song writers

Post by Khalid Ali »

Faisal cumarmushteeq and kuluc were the best song writers in the 50s sixties up to 70s. It's true Isaaq are the best song writers and also best poets. Ogaden only qaman bulxan and cilmi raage and farax caytame. Sugaannta waxa laga eega halhayska .iyo ereybixinta iyo hal aburnimada
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Isaaq are best song writers

Post by BestPlaya »

Khalid Ali wrote: Mon Mar 18, 2019 8:10 am Faisal cumarmushteeq and kuluc were the best song writers in the 50s sixties up to 70s. It's true Isaaq are the best song writers and also best poets. Ogaden only qaman bulxan and cilmi raage and farax caytame. Sugaannta waxa laga eega halhayska .iyo ereybixinta iyo hal aburnimada
Kkkkk iska hadloow ina igarre


Gabay iyo ciyaaro dhaqameedkaba waxaa ku horeeya Ogaadeen ...Ragana xaqiraada ka daa. ilaahay rug-cadaayada gabayga 50 ayuu kor u dhaafiyee ..


Anu hees qorid iyo waxaa ma sheegin blse gabay ,Dhaanto,Saar waamo iyo Saar Gedo anaga itaba mar waliba baasha u sidna .
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32789
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaq are best song writers

Post by Khalid Ali »

Nin jacbur tiriye anigu ma Sheeegin dhawr gabyaa waad lahaydeen wanan kuwa aan xusay oo dhinaca heavy weightka idin geliya. Balse gabay Isaaq kuma gaadhan ciyaar dhaqmeedka wa dhaanto taa idin ma diidani anagu batar baanu leenahay iyo zeilicy.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Isaaq are best song writers

Post by BestPlaya »

Top Ten greatest poets of All time

1.Sayyid Maxamad
2.Qamaan
3.Dhoodaan/Raage
4.Salaan Carabeey
5.Cali Dhuux
7.Ina Cali Beenaleey
8.Ina Dage
9.Afloow
10.Ismaaciil Miire

Honourable mentions ,Xarbi,taraabi ,Qaasim ,Weerar ,Cilmi Carab etc.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Isaaq are best song writers

Post by BestPlaya »

Khalid Ali wrote: Mon Mar 18, 2019 8:43 am Nin jacbur tiriye anigu ma Sheeegin dhawr gabyaa waad lahaydeen wanan kuwa aan xusay oo dhinaca heavy weightka idin geliya. Balse gabay Isaaq kuma gaadhan ciyaar dhaqmeedka wa dhaanto taa idin ma diidani anagu batar baanu leenahay iyo zeilicy.
Ileen sacsac Muuse waa khayaali socda kkkkkkk

Afloow iyo Salaan unbaa wax A-list ah Ku jira iidoor ...intooda kale iyo sacsac Muusuhuba weey buraanburaan
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32789
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Isaaq are best song writers

Post by Khalid Ali »

That's your list not bad.
Gabay xoog
Muxammad libaan jeeder
Xassan tarabi
Qamaan bulxan
Raage.
Aflow
Samatar baxnaan
Salaan carabay
Dhoodan.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Isaaq are best song writers

Post by X.Playa »

BestPlaya wrote: Mon Mar 18, 2019 8:44 am Top Ten greatest poets of All time

1.Sayyid Maxamad
2.Qamaan
3.Dhoodaan/Raage
4.Salaan Carabeey
5.Cali Dhuux
7.Ina Cali Beenaleey
8.Ina Dage
9.Afloow
10.Ismaaciil Miire

Honourable mentions ,Xarbi,taraabi ,Qaasim ,Weerar ,Cilmi Carab etc.
With the exception of Salaan and Raage Ugaas, Cali Dhuux and Aflow the rest are Daarood professional Baraanbur-tologist.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Isaaq are best song writers

Post by X.Playa »

Dhulbaante song composer or plays writers? I never heard of such thing.
User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Isaaq are best song writers

Post by BestPlaya »

Sayyidka no.1 cid ku haysan karta ma jirto .Bal soo qabo gabay soda Jiinleey oo kale u camiran kasoo ay tiriyeen Gabay Xoog,jaadeer ama cida kaleba....Jiinleey u dhiganta keen

Gabayaa Afar meel waa inuu ka dhisanyahay

1.Qeexida xeelka dheer ..Gabayaaga aftahanimadiisa ayeey kaabaysaa...tusaale ..Geedaha ,Midab-yada ,deeganada iyo reeraha waa inuu si dhib yar isku saari karo ..

2.Waa in abwaanku leeyahay erayo hal qabsi ah oo dadku kusoo wada hirtaan .ugu yaraan waa in gabay waliba tuducyo micno waawayn xabaarsan yeeshaa

3.Waa inuu Abwaanku gabayga ku sheekayn karo ...marxalad lasoo daristay,hawl la fuliyay ama taarikho hore waa inuu kaga sheekayn karo gabaygiisa ..asagoo Tuusaale ama daliil ahaan usoo xujaysanaya...sido kale wuxuu maaganyahay waa inuu kaga hadli karo

4.Gabayga waa in kalkiisu galo oo iska tiri uun noqon .qasab ma aha in anshixiisu sareeeyo sababtoo ah taasi waxay ku xirantahay xaalada lagu jiro iyo dareenka abwaanka blse abwaanka xaaqirka ah ee libinta rag kale duudsiya oo xaqira isaga unbaa credibility-giisa hoos u tuuray








Xuseenow jigraar lama hadlee, jaalkay baa tahaye
Adaan iga jadeer wicin markuu, Jaahilkii didaye
Janhoo adaan qaban markuu, jiitay gacalkaaye

Raggaan gaalo jeefaafi waa, ehel jaxiimaade
Jahannama inay gelahayaan, waygu jaamaca e
Adaa jamalka soo raray markay, janan u guureene

Junne weeye ruuxaan ahayn, jaadka aad tahaye
Dadka kale ka jeestaye adaan, jaari kuu ahaye
Waxaan kaa jarreeraynayaa, sanada jiilaale

Sagal jiidan caad jilicsaniyo, jarar hillaacaaya
Jidhimada afkaa marahayiyo, jababka ceegaaga
Jaqaqarida geedaha noqdiyo, xamashka oo jiiqle

Sidii jaawo dhane loo shubaan, jeelka ka bi'ine
Waxaan kugu jalbeebinahayaa, jowhartii gabaye
Jawiskayga maqal caawa waan, jalalabaayaaye

Jundigii xigaaliyo anoo, jooga gurigayga
Anigoon jareexiyo xumaan, juuq la ii odhanin
Anigoon rag ii soo jirfaday, jil iga qaadaynin

Anigoo jalaalada dhigtoo, diinta jibanaaya
Anigoo jameecada galoo, jaarrun xaruntayda
Anigoo wixii aan jantaba, jimic lay siiyo

Jamradii adduunyada anoo, jimicnimow haysta
Karuur jagagaclayniyo anoo, jaanka fuudahaya
Anigoon jarraysimo hunguri, la iga jeeqaaqin

Jaanjaani baa iga khatalay, johoraddaydiiye
Hawo nimaan ka jigan baan ahoo, jiiro dheer koriye
Waxaan ahay nimaan jare aqoon, sida jaguug awre

Jawaawida Majeerteen hadday, jalawdi ii yeedhay
Inaan joro ku sii dhaho hadday, igaga jeebnaatay
Jiidaha Illaahay haddii, la igu jeeraarshey

Xagar jiqa jaleefaniyo qudhac, jinow wax heeraaya
Jiqtoolaha galooliyo sarmaan, jarafku xiimaayo
Jimbac surad leh jiiqoo isku baxay, jiica iyo siiqda

Jillab xanafle jowdheer qallalan, jabi xanuun weyn leh
Jirma qodax leh jiiqjiiq wax mudi, jeerin iyo yooco
Jirda badan jiroon iyo qadhoon, jaaful iyo seeri

Jafka hawka guuraha waxaan, jar iska xooraayey
Wuxuu jeeni calafow libaax, igu jibaadaayey
Raadkaan ku jiillaa wuxuu, daba jadeemaayey

Jaldhaftiisa qoobka ah waxaan, dib u jalleecaayey
Jaajuurka geesaha wuxuu, jirayey ruuxayga
Waxaan jaamagaarkii cabsida, jimanka buuraayey

Wiyil joof lehiyo yey waxaan, jirif ku keynaanshey
Jinni qabe shabeel ihi wuxuu, igu jalaacaayey
Juq waxaan u soo idhi dugaag, jalabutaynaaya

Wixii gaade jimiq soola xuli, juhunkii ii muuqday
Jititaha hortayda ah waxaan, jaaha kala leexday
Wuxuu jiinka ii maray midgaan, jilibka tooxaaya

Kobaan jeesna ooliyo waxaan, jarar ku aynfaaday
Jawo lagu harraadiyo waxaan, omos jibaaxaayey
Jugleey igu dhawaaqdiyo wuxuu, galowgu jiiqleeyey

Jid abaara oo kulul waxaan, hilin ku jiillaaday
Juunaha xagaagii wuxuu, jaaha iga leefay
Jeedaaladii wuxuu indhaha, jiitay aragoodu

Jarmaadiyo carraababa waxaan, bari u sii jeeday
Xagla jalaqle laafyaha waxaan, jagac ka siinaayey
Jiitada masaafada waxaan, jimiyey tooxeeda

Jaldhiskayga saydhadu waxay, jac iga siinaysey
Jiriiricada ooga waxaan, jararacoonaayey
Cagta jeerarkeediyo waxaan, boqonta jeedaashey

Jalfiska iyo qonofkii waxaan, jag iska siinaayey
Jiljilladiyo seedaha waxaan, jaa'ifo u geystay
Jirridkii xabaallaa wuxuu, jabiyey suulkayga

Jirriqaa abeeriyo waxaan, gocondho jeexaayey
Janqaraara socodkii waxaan, jaynaf macaluulay
Jidaashaan u yeellaa wuxuu, jiidhku iga suumay

Jilbis halaqa iyo good waxaan, jaanta kala booday
Wixii aan ku joogsaday abees, jilifle oo duuban
Maska jiririqleeyaa wuxuu, jiidhis igu dhaafay

Jambareera dhicidii waxaan, jiifka qaban waayey
Hadba jimicsi iyo taah waxaan, jalaqa soo laabay
Jidiindhowga qabatoon waxaan, jiilka rogi waayey

Waxaan jiidha waaberi kacoo, jalafsadoo luuday
Jarmaadada aroortii waxaan, juhul madoobaaday
Waxaan dhegaha jawgii ka baxay, jibindhow moodaayey

Wixii aan jaajuur galay waxaan, jawray badankeyga
Rabbi baygu jeefagaye waxaan, jululay ruuxayga
Jaldhanka iyo baahida waxaan, jalaqa heemaarshey

Haddaan boqor jawaab iiga iman, bad uma jeeleene
Jidhku ima xanuuneen hadduu, joog i leeyahaye
Jeclaantaan u qabay baan u tegay, jaankii badihiiye
Jeer baa Illaah ii qadaray, jiirahaan maraye
Jiidaha in meel loogu wado, jaahil baan garane
Waxse igu jirrabay waa ninkii, jookha ii lulaye

Cayuun jalalowlayn iyo raggaan, jeer fardaha siiyey
Jaamuus lo'aad iyo raggaan, jimir adhi u dhiibay
Ammaan lacag jidhiidhaa furoon, jeebka uga buuxshey

Waxaan gool jinaad weyn qaloon, joome uga gooyey
Xeedhyaha jiriidha leh waxaan, jaari ugu qaaday
Waxaan ramag jimiimici murkaha, uga jufsiinaayey

Waxaan ila-xidh jeexya leh aroos, jalalamluu hooyey
Jirjir malaba iyo foon waxaan, jil uga yeelaayey
Waxaan jaawiduu shiday intaan, jalamaduu shaahshey

Nimankaan jalbeebtooda gole, jurux ka dhawraayey
Inay jaxar abaal iiga dhigi, laabtu jirin mayne
Jasadayda Eebbaan ka heli, taloba waa jeere

____________________________
Last edited by BestPlaya on Mon Mar 18, 2019 9:42 am, edited 3 times in total.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”