Page 1 of 1
I would like to make an apology to duriyada reer sheesh isaaq
Posted: Fri Mar 22, 2019 10:01 am
by Salaxbaashe
We are one indivisible unit.
Re: I would like to make an apology to duriyada reer sheesh isaaq
Posted: Fri Mar 22, 2019 10:33 am
by theyuusuf143
Salaxbaashe wrote: Fri Mar 22, 2019 10:01 am
We are one indivisible unit.
They should apologize to you. Ma ilaahay baa kugu khasbay inaad marwalba yaga raali geliso. Shucuur taada xor u ahaw , oo afkaa ka laag huuno wixii aad waxba ka garanwaydo. Durrriyad ma jirto , jamhuuriyadiina weel aad leedahay bay u haystanba.
Wixii naftaada aad uga amaan gasho , ee dalkaaga kula jecel baa tolkaaya . Inta kale waxba iskuma tihidin.
Re: I would like to make an apology to duriyada reer sheesh isaaq
Posted: Fri Mar 22, 2019 6:12 pm
by Salaxbaashe
Mayee ragu waa tolkay wayna I daleen dowr jeer baan uu gefay. I just want them to drain the swap and get rid of the traitors. The enemy wants jeegan vs garxajis but it will never happen.