Somalia's Football Team kick some Ethiopian ass
Posted: Mon Dec 05, 2005 10:44 pm
That's what am talkin' about sxb. Amxaarada hala waso xaaraanta hooyadood wasooyinkaa.
__________________________________________________________________________
Ciyaartii Xulka Itoobiya iyo Soomaaliya oo ku dhamaatay dagaal fool ka fool ah oo dhex maray ciyartoodii labada dal
Kigali
Ciyaar ayaa maanta waxey dhex martay labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya tasoo la dhihi karo waa ciyaartii ugu xumeyd oo dhex marto labada oo Afrikaan ah .
Labada Kooxood ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa ka dhaxeyso cadaawad soo jireyn ah tasoo keentay markii ay ciyaartii dhamaatay in uu bilaawdo dagaal ka fool ka fool ah iyadoona dagaalkasi dhexmaray xulka Soomaalida Iyo Itoobiyaanka uu keenay dhawacyo Culus.
Ciyaartooyda xulka qaranka Itoobiya ayaa qaar kood waxeey garoonka ka baxeen iyadoo dhiig badan uu ka qul qulanayo.
Waxii ka soo kordha kala soco dayniile