Haargezas highest Profile Corruption Case unresolvible

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Haargezas highest Profile Corruption Case unresolvible

Post by bashe19 »

Eeddaha Musuq-Maasuq Ee Labada Wasiir Lagu Soo Oogay Haddii Ay Dhab Noqoto Oo La Xidho Waa La Iska Sii Daynayaa"












Hargeysa (HWN)-Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Siciid Gaane), ayaa dhaliilo culus oo u soo jeediyey Xukuumadda Muuse Biixi, waxaanu tilmaamay in musuq-maasuqu caadi ka noqday dalka.



Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Siciid Gaane), oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay"Sharcigu wuxuu dhigayaa qofka musuq-maasuq lagu soo eeddeeyo in aanu lahayn wax damaanad ah, laakiin hore ayaaba loo sii daayey kuwiii Hanti-dhawruhu ku soo xidhay foojaradii liisamada lafta ah,oo waliba lagu helayo musuqa, Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaana Saldhigyada ka sii daayey, oo damanaad ahaan Maxkamadaha kaga sii daayey,mar haddii dad iyagoo dambigii lagu caddeeyey oo Hanti-dhawruhu soo xidhay la sii daayey, oo damanaad aanu sharcigu ogolayn lagu sii daayey, eeddaha musuq-maasuq ee labada Wasiir lagu soo oogay haddii ay dhab noqoto, haddii xitta la xidho waa la iska sii daynayaa,mar haddii ilaa hadda cid loo xidhay musuq-maasuq, oo xukun musuq-maasuq lagu qaaday aanay jirin, oo kuwii loo xidhay ee lagu caddeeyey la sii daayey, waxay taasi ka dhigan tahay in musuq-maasuq noqday wax iska caadiya oo Xukuumaddu aanay dambi culusba u arag, walina lama arag Xukuumad ka tirsan Caalamka oo Musuq-maasuqa dalkeeda loo xalaalayey, haddii musuq-maasuqa la xalaaleeyo waa boobku ha socdo, sharciguna yaanu socon, laakiin cid kasta oo hantida umadda musuq-maasuqada wasiir ha noqdo ama masuul kale ha noqdee waxay ahayd in si adag loola dhaqmo, oo sharcigu wuxuu dhigayo in lagu qaado, si cid kastaaba ay uga feejignaado musuqa, laakiin haddii talaabo laga qaadi waayo, cid kastaaba wey ku dhiiranaysaa musuq-maasuqa iyo boobka hantida umadda”.














Xildhibaan Siciid Gaane mar uu ka hadlaayey abaaraha ayaa yidhi""Dadkan ILLAAHAY baa u maqan, ee Xukuumad gurmad u jeeda maaha,ee waxaan odhan lahaa oo qudha dadkani Somaliland ee masaakiinta ah ee danyarta ah haddii aydaan waxba u qabanaynin siigada iyo socodka badan ka daaya, maxaa yeelay dad masaakiin ah, aabayaal iyo hooyooyin masaakiin ah oo danyar ah, uma baahna in laga dul ciyaaro, uma baahna in been loo sheego, ee ILLAAHAY bay leeyihiin, ee beenta ka daaya, oo haddii aad daacad ka tihiin wax u qabta”.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Haargezas highest Profile Corruption Case unresolvible

Post by X.Playa »

Lool funny how some Somali journalist write news pieces. If you read this article the entire first half is saying the same thing repeatedly.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Haargezas highest Profile Corruption Case unresolvible

Post by X.Playa »

Lool funny how some Somali journalist write news pieces. If you read this article the entire first half is saying the same thing repeatedly.
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Haargezas highest Profile Corruption Case unresolvible

Post by bashe19 »

Muuse Handarab fired one third of the cabinate in Hargeeeza for Corruption in Xaaaargeeeeza.


:dj:
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Haargezas highest Profile Corruption Case unresolvible

Post by Nubis »

X.Playa wrote: Fri Mar 29, 2019 8:49 pm Lool funny how some Somali journalist write news pieces. If you read this article the entire first half is saying the same thing repeatedly.
Exactly. Also, journalist should be objective, otherwise it just looks unprofessional.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”