Page 1 of 1
Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 10:31 am
by SuldaanOfSanaag
Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 1:01 pm
by cheifaqilbari
Absolutely beautiful, aad ban uga heley sida ummada somaliland ee sanag isku dubeyta iyo sodhaweytna losameye cheif aqeel kayse smail muse
Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 1:22 pm
by kaliil
Chief caaqil kale ayaa jiray markaa waa khalad ina kan laga daba keeno.waa kala qaybin iyo is qabqabsi.labada kornayl iyo jeegaanta ayaa ninkan wadata baan maqlay.inay jeegaantu wadato waxad ku garanaysaa sidii bariga burco iyo garadag loogusoo dhoweeyay.
Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 1:31 pm
by kaliil
Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 2:04 pm
by cheifaqilbari
^so tan laso qorey waku ka dhaxley abahi oo dhimatey, mise wa kleJira warka La cadiyo
Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 4:41 pm
by Hennystreak
We welcome garxajis garaad to north Ceerigaabo. Naleeye Axmed Garaad was welcomed in South Ceerigaabo last month. Both communities are very anti Jeegan and are scheming and plotting.
Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 9:42 pm
by SuldaanOfSanaag
kaliil wrote: Mon Apr 08, 2019 1:22 pm
Chief caaqil kale ayaa jiray markaa waa khalad ina kan laga daba keeno.waa kala qaybin iyo is qabqabsi.labada kornayl iyo jeegaanta ayaa ninkan wadata baan maqlay.inay jeegaantu wadato waxad ku garanaysaa sidii bariga burco iyo garadag loogusoo dhoweeyay.
Hes caaqil and other caaqil from different tols welcomed him. Hes the right fully owner as the former caaqil was his brother.
Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 9:43 pm
by SuldaanOfSanaag
That's my uncle mujahid Ahmed cadib. The jeegan released him after he spend about 5 months in the C.I.A in hargeisa now hes released and got a big welcome.

Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 9:44 pm
by SuldaanOfSanaag
That's mujahid Ahmed cadib. The jeegan released him after he spend about 5 months in the C.I.A in hargeisa now hes released and got a big welcome.

Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Mon Apr 08, 2019 9:47 pm
by SuldaanOfSanaag
North ceerigaabo is settle by Musa careh iyo jabrill turwaa.
The caaqil will visit east ceerigaabo like kulmiye , midisho, beer xamar, jidali , and south ceerigaabo like goof , durdur , kulul, and other places in surrounding areas of the town.
Re: Chief Caaqil kaysa Chief Caaqil Ismaaciil Muusa Ceerigaabo loogu soo Dhooweeyay
Posted: Tue Apr 09, 2019 3:09 pm
by Timiro1999
Maasha ALLAH hadhuubka caanaha geela ah ayaaban ka helay ILLAAHAY ha kuu kadbo.
Caano geel waxba ka garan maayan kuwa caanaha lo'da lagu anqariyey.