Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by grandpakhalif »



Wheres Abkoow :stylin:
wadnahadhiiga
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 499
Joined: Thu Jun 22, 2017 4:07 am

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by wadnahadhiiga »

Eng Yariisow challanged and could not remove Gudoomiye degmo he named new one and the old gudoomiye rejected so what makes you think he will have a power to challenge his ex Boss and a senetor Muuse suudi yalaxow who have more power then powerless gudoomiye kkk?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by grandpakhalif »

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa si kulul uga hadlay Siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta uu ku jiro Muuse Suudi ee wali degan xerada Mariino ee ciidanka Badda Soomaaliya oo ku taala degmada Kaaraan, halkaas oo uu amray in laga guuro bishii hore, wuxuuna ku hanjabay in la maxkamadeyn doono hogaamiye kooxeedyadii hore.

Injineer C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo u waramay TV-ga Somali Cable ayaa sheegay ineysan u dul qaadaneynin in xoog lagu heysto dhul dowladeed, wuxuuna mar kale ku celiyay in la isaga guuro xerada oo dadka laga saarayo uu ku jiro Taliyaha Ciidanka Bada Soomaaliya.

Waxa uu Gudoomiye Yariisoow duray Senator Muuse Suudi Yalaxoow, isagoo tilmaamay in la gaarayo waqtigii lala xisaabtami lahaa hoggaamiye Kooxeedyada sida xoogga ah ku heysta hantida iyo kuwa dadka iska dila.

Waxa uu Duqa Muqdisho sidoo kale soo hadal qaaday maleeshiyaadka sida qabaa’ilka u abaabulan ee la sheegay in maalmahan ay ku sii qul qulayeen qeybo kamid ah Kaaraan, kuwaasoo doonayay iney Senatorka difaacaan hadii la soo weeraro, wuxuuna Yariisoow tilmaamay ineysan jirin cid is-hortaag ku sameyn karta amarka Maamulka gobolka Banaadir.

Si kastaba, Muuse Suudi ayaa isaga ku adnacoonaya in dowladdihii hore ay siiyeen dhulkaas, isla markaana uu heysto Document ay u saxiixeen Madaxdii hore ee dalka, maadaama horay dowladdii C/llaahi Yuusuf ugu wareejiyay hubkiisa, looguna bedelay xarunta uu dgean yahay.

Xeradii hore ee ciidanka Badda Somaliya loona yaqaano Mariino oo ku taala degmada Kaaraan sidoo kale waxaa degan Wasiiro, 15 Xildhibaan, 7 General, Ganacsato iyo waliba dad kale oo Caan ah, kuwaasoo la tuhmayo iney gadaal ka riixayaan Senator Muuse Suudi Yalaxoow.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Yariisoow
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by AbkoowDhiblaawe »

Talk is cheap. I'm tired of yariisow n Nabad iyo nolol. Constantly talking. War attack muuse if you got balls.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by original dervish »

Look at this two bit moryaan.....the rule of law will prevail.
Nobody wants to go back to anarchy and chaos.
Trying to make out he has all Abgaal behind him, when in reality most despise this moryaan.
Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by Nubis »

Seems interesting. I will watch it later hun xxx.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by AbkoowDhiblaawe »

original dervish wrote: Tue Apr 09, 2019 8:05 am Look at this two bit moryaan.....the rule of law will prevail.
Nobody wants to go back to anarchy and chaos.
Trying to make out he has all Abgaal behind him, when in reality most despise this moryaan.
Hadal yar iyo howl badan. Muuse meeshu joogo waa la yaqaana. Maa lo tago. Simple as that. I'm tired of calacal on social media and forums.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by original dervish »

The lawful government of the land will act when the time is right.
This filthy moryaan has been put on notice.
The days of claiming the governments assets as personal property is over.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by grandpakhalif »

AbkoowDhiblaawe wrote: Tue Apr 09, 2019 7:44 am Talk is cheap. I'm tired of yariisow n Nabad iyo nolol. Constantly talking. War attack muuse if you got balls.
You fool the decree has already been signed and sealed, soon they will enforce it. Marinos will be a diplomatic zone and you shall face the Alpha group :stylin:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by AbkoowDhiblaawe »

Ok good luck then boys.
FatheroftheCamel
Posts: 242
Joined: Tue May 29, 2018 6:16 pm

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by FatheroftheCamel »

The wardhigley (warta nabada) government is all talk ,
They get on national t.v and talk tough while at the same time begging elders and sheikhs to talk to Xaaajika .
Is been 2 weeks now and their still talking let them bust a single bullet towards marina .
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by original dervish »

Hold on....the Marina was established during the cadde govt.

On what basis has it become the personal property of Muuse Suudi?

I really want to understand these peoples logic.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by AbkoowDhiblaawe »

Xog: Ciidamo hor leh oo soo gaaray guriga Senator Xaaji Muuse Suudi Yalaxow


Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamo dheeraad ah oo wata gaadiidka dagaalka ayaa saacadihii la soo dhaafay soo gaaray degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir, waxayna ku biireen Ciidamo kale oo daacad u ah Senator Muuse Suudi Yalaxow oo katirsan Aqalka Senate-ka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Ciidamadaan oo wata laba gaari oo nuuca dagaalka ah ayaa ka yimid dhinaca Gobalka Shabeelaha Dhexe waxayna u badan yihiin Ciidamo Militari ah oo soo dhigtay Tuutaha Ciidamada, waxayna qaarkood ay dagayn Guriga Muuse Suudi halka qaar kalane ay dageen meel aan ka fogayn guriga Muuse Suudi Yalaxow.

Arintaan ayaa ka dambeysay hadalkii xalay ee Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir Injineer Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ee ahaa in aysan marna gor gortan ka geli doonin ka bixitaanka xeradii hore ee Ciidamada Badda Soomaaliya ee Mariino.

Hadalka Yariisow ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ahaa in mar uun Maxkamad la soo taagi doono hogaamiye kooxeedyadii hore, hadalkaas oo ku wajahnaa Senator Muuse Suudi Yalaxow waxayna arintaasi ay sababtay in diyaar garoow dagaal laga dareemo degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir.


Ma muuqato xaalad muujin karta in uu baaqan karo dagaal dhaxmara Dowladda Soomaaliya iyo Senator Muuse Suudi Yalaxow markii laga reebo in labada dhinac mid uu tanaasulo rajadaasna ma ahan mid muuqato.

Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ku doodaya in dhulka uu dagan yahay ay Dowladda madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed uga badalatay hub iyo gadiid dagaal xiligaasna aysan jirin lacag balse loogu qiimeeyay dhulka uu hadda dagan yahay ee Ex mariino kaas oo ku yaala degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

caasimada@live.com
wadnahadhiiga
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 499
Joined: Thu Jun 22, 2017 4:07 am

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by wadnahadhiiga »

Dayniile district governor Jacfar and MP mustaf dhuxulow rejected ministry of defences order dayniile residents to move our Xerooyinka Ciidanka few months ago and indho qarshe was told by Villa Somalia not to touch them, the police and military are not allowed to Enter dayniile

Therefore there is no government everyone looks after their Xaafad including this Musrudsade let magac uyaal government which took the country back to 2006.
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Engineer Yariisow Mayor of Muqdisho takes a tough stance against Muse Yalaxow

Post by ReturnOfMariixmaan »

Hutus are so small minded. No wonder Somalia is dead.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”