Singapore : berbera oil refinery plant
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Singapore : berbera oil refinery plant
Berbera is moving forward. 300 peaple will work here , most of them will come from the national service youth (shaqo qaran) . 2 other flour mills will be opened in the next couple of months. Wheat will be sourced from bank wajaale as much as we can harvest. Godkaan degay baa shaxdii gelbiyey !
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
Waar bal beentan iyo huuhaadan eega dadka masaakiinta ah lagu hodayo.
In shidaal la kala safeeyo ha dambaysee horta shidaalku mee, maalin walba waa dhagax dhig cusub oo aan dib loogu soo noqonin.
Awal mashruucii biyo gelinta ayaa mudo la waday markii dadkii ka arkeen in aan biyo la soo wadin ayay shidaal u booden waar waalida iyo beenta kala fadhiista magaalada.
Intay laba indho yar ah oo juuujaa daa haya meelahas ka soo kaxaystaan oo ay $$$ siiyaan ayay yidhaahdaan nagu sawira

Would an oil refinery reduce the price of oil? . And does Wajaale produces wheat?
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
shidaalka dibada laga keenayaa , malaa xataa af soomaaliga ma fahantid yaa jaariya?Timiro1999 wrote: Tue Apr 09, 2019 3:04 pm Waar bal beentan iyo huuhaadan eega dadka masaakiinta ah lagu hodayo.
In shidaal la kala safeeyo ha dambaysee horta shidaalku mee, maalin walba waa dhagax dhig cusub oo aan dib loogu soo noqonin.
Awal mashruucii biyo gelinta ayaa mudo la waday markii dadkii ka arkeen in aan biyo la soo wadin ayay shidaal u booden waar waalida iyo beenta kala fadhiista magaalada.
Intay laba indho yar ah oo juuujaa daa haya meelahas ka soo kaxaystaan oo ay $$$ siiyaan ayay yidhaahdaan nagu sawira![]()
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
Xaarplaya aniga shaqadadii haygu soo riixin adigaa jaariyada jeegaanta ahe.
Adeer wax la kala safaynayaa ma jiro dibad laga keenyaa ama samada laga keenyaaye waxani waa indho sarcaad lagu sasabo wax ma garatada adigoo kale ah.
Maalinba mashruuc cusub ayay Keenan marka mudo la wadwado waa layska dhaafaa dibna looguma soo noqdo.
Xukuumadii dhagax dhiga ayay ku magac dheer yihiin
Wax walba run moodaa rag ugu liita sida Kan oo kale kir baa lagu yidhi
Adeer wax la kala safaynayaa ma jiro dibad laga keenyaa ama samada laga keenyaaye waxani waa indho sarcaad lagu sasabo wax ma garatada adigoo kale ah.
Maalinba mashruuc cusub ayay Keenan marka mudo la wadwado waa layska dhaafaa dibna looguma soo noqdo.
Xukuumadii dhagax dhiga ayay ku magac dheer yihiin
Wax walba run moodaa rag ugu liita sida Kan oo kale kir baa lagu yidhi
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
Should reduce the price of petrol, dieselX.Playa wrote: Tue Apr 09, 2019 3:06 pm Would an oil refinery reduce the price of oil? . And does Wajaale produces wheat?
Hopefully to cover domestic needs with surplus to export
-
- SomaliNetizen
- Posts: 354
- Joined: Wed Jun 21, 2017 10:14 pm
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
Berbera port, oil refinery...these are proper logistical steps before we start pumping out known reserves. I'm guessing this refinery is for export. We need more informationX.Playa wrote: Tue Apr 09, 2019 3:06 pm Would an oil refinery reduce the price of oil? . And does Wajaale produces wheat?
All farms will produce what the market wants. Its genius for the person to start flour mill plant, probably will contract the raw wheat production to commercial farmers in Somaliland. Also reer togdheer became farmers, no need to look west

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
Company ga kutala galkoodu waa inay saliida caydhin dibada ka keenaan, oo ku farsameeyan Berbera. Laakiin dhowaan inagaaba saliid Soo saari doona hadii ilaahay ka dhigo.
Wershadaha daqiiqdu yaguna waa la mid qamadiga dibaday ka keeni doonan badideeda Laakiin , dawladeena barakaysan waxay xaqiijisay in banka wajaale ku haboon yahay wax soosaarka qamadiga. Markaa intay capacity geenu gaadho qamadiga wadankeena wixii kasoo baxaa waa guaranteed in wershadahenu iibsanayan.
Wixii dheerad ay u bahdana dibaday kala Soo degi. Banka wajaale completely ciidamada qalabka sidaa leh , man power bilaasha waynu haysana , ciidamada ka sakaw xitaa dhalinyarada shaqo qaran baynu beeraha ku falayna bil ama labo course kooda kamida dakhli wixii kasoo baxana ciidanka leh. Qalab ka iyo cilmiga uunba xoogaa kharashi inagaga baxaya.

- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7612
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
Nothing more than the usual lies.
Refinery in Berbera makes no sense. Even Djibouti doesn't have one however makes sense to build one for Ethiopian oil and gas.
SL region doesn't have enough market to set up a refinery plant, which costs millions to build.
On top of that they telling us some Chinese company disguised as "Singaporean" will build a power plant.
Since 1990s they were saying a power plant will be built.
This Timiro is smarter than these guys.
A refinery is built so petroleum might be processed into petrol, liquefied petroleum gas (LPG), diesel, aviation fuel, propylene, solvents, bitumen for example.
And there is no market for SL for those. Only cheap petrol is bought from the black market usually Yemen.

I dont get your point, The company is listed on the Singapore Stock exchange. So what point are you trying to makeAwRastaale wrote: Tue Apr 09, 2019 9:10 pm Nothing more than the usual lies.
Refinery in Berbera makes no sense. Even Djibouti doesn't have one however makes sense to build one for Ethiopian oil and gas.
SL region doesn't have enough market to set up a refinery plant, which costs millions to build.
On top of that they telling us some Chinese company disguised as "Singaporean" will build a power plant.
Since 1990s they were saying a power plant will be built.
This Timiro is smarter than these guys.
A refinery is built so petroleum might be processed into petrol, liquefied petroleum gas (LPG), diesel, aviation fuel, propylene, solvents, bitumen for example.
And there is no market for SL for those. Only cheap petrol is bought from the black market usually Yemen.

- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7612
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
The problem with camp ictiraaf is they do not want to hear anyone different from their empty cheerings.
I challenge you all to find any valuable information on this said "company".
I can tell you it's bogus. Created one year ago and you want to tell us they have the capacity to build refineries?
No financial, expertise or know-how history.
I could loot entire Waqooyi Galbeed by sending few backpacker con artists as "Korean investors" and camp Ictiraaf will never question anything as long as "look foreigners are acknowledging us".

This one was very obvious. Am I missing something here?
SINGAPORE NEW SILK ENERGY PTE. LTD. (the "Company") is a Exempt Private Company Limited by Shares, incorporated on 10 March 2018 (Saturday) in Singapore. The address of the Company's registered office is at the GATEWAY EAST building. The Company current operating status is live and has been operating for 1 year 29 days. The Company's principal activity is engineering design and consultancy activities n.e.c. with other holding companies as the secondary activity.
I could loot entire Waqooyi Galbeed by sending few backpacker con artists as "Korean investors" and camp Ictiraaf will never question anything as long as "look foreigners are acknowledging us".
- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7612
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
There's no such "company" on SGX, not that it validates. Companies get listed and delisted every day. Looks like you not familiar with stock market.xisaabiye1 wrote: Tue Apr 09, 2019 9:46 pm
I dont get your point, The company is listed on the Singapore Stock exchange. So what point are you trying to make![]()
Penny stocks are just that. I know it's not a blue chip company for sure.
https://www2.sgx.com
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
Beautiful.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Singapore : berbera oil refinery plant
Man you are exhausted. Have a cup of a water. Ilmo Yar oo cadhaysan baa anaga nooga sheekaynaya wax dawlad dhani Soo shaybaadhay for years. Find an other hobby bro .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 56 Replies
- 7127 Views
-
Last post by DayrBare
-
- 7 Replies
- 877 Views
-
Last post by original dervish
-
- 12 Replies
- 2771 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 25 Replies
- 4457 Views
-
Last post by misterioso
-
- 0 Replies
- 4927 Views
-
Last post by Daleys
-
- 6 Replies
- 1967 Views
-
Last post by Kemalistsomali
-
- 14 Replies
- 2140 Views
-
Last post by Estarix
-
- 12 Replies
- 2097 Views
-
Last post by STARKAST