Page 1 of 2
Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Mon Apr 29, 2019 10:28 am
by theyuusuf143
Awal berigii hore dadku markay dhintaan uunba la xusi jiray , siilanyo wuxu noqday qofkii ugu horeeyey Soomali ee isagoo nool la xuso , program qurux badan baa laga diyaariyey, buug weyna wiiga danbe baa lasoo bandhigaya . Weligay ma arag qof siilanyo ka nasiib badan . Isaga iyo muuse biixi labada muuse biixi baa qaranka usoo silcay practically midna isago nool baa la cunaya midna isagoo nool baa la xusaya . Aduunyo .
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Mon Apr 29, 2019 11:05 am
by Togdeer
Warya Yusuf xagaad nacayka isaga dhigtay.
Weligaa nin kursiga ku fadhiyo oo la aman geliyo xagaad ku aragtay. Silaanyo markuu haystay kursiga isagaba wa tii la dhibijiray, riyaalena sidookale iyo madaxdii ka horaysay.
Malintii riyaale kursiga iska wereejiyey aya amaan la bilaabay, Silanyona sidookale.
Muse Bixi marku uu kursiga isga wereejiyo Ayaa lagadayniyaa xumaanta. Oo amaan Loogu badaliya.
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Mon Apr 29, 2019 11:30 am
by theyuusuf143
Muuse biixi si ka badbadina baa loo mucaarada. Hadana cid ka waxqabad fiican ma jirto , dhiigaa ka yaraaday siduu u dadaalayey . Axmed silanyo 70 wasiir buu lahaa oo madaxwaynaha uun difaaca. Muuse biixi wasiiradisu shaquu u diray . Miyaad weliga aragtay masuul xukuumada muuse ka tirsan oo xukuumada difaacaya. Muuse biixi waa ehlu janno denbi wuxu lahaa isaaq baa kala degay.
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Mon Apr 29, 2019 1:51 pm
by Jaamacbuuhoodle
Tuug Siilaanyo Taariikh xumaa ayuu ka tagay Cadowgii Umadda Soomaaliyeed Mengistu Haile Mariam ayuu dabadhilif ahaa , tuugii Harti ee naarta jahanamo galay C/laahi Yuusuf ayaa naarta ku sugaya baloodh fiican ayuu uu hayaa kkkk
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Wed May 01, 2019 7:22 pm
by theyuusuf143
The book
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Wed May 01, 2019 10:23 pm
by AwRastaale
Yusuf been badana kulaha wa qofki Somali ugu hooreyay ee la xusay isaga oo nool ahahahahahahahaha.
Istaqfurullah.
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Thu May 02, 2019 1:38 am
by DayrBare
Booga intii uu odaygu xanuunsanyayna makujirtaa
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Thu May 02, 2019 2:23 am
by theyuusuf143
AwRastaale wrote: Wed May 01, 2019 10:23 pm
Yusuf been badana kulaha wa qofki Somali ugu hooreyay ee la xusay isaga oo nool ahahahahahahahaha.
Istaqfurullah.
Miyaad aragtay qaar kaloo nool , oo buugag iyo documents laga diyaariyo wax qabad dooda , yagoo nool. Nala wadaag.
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Fri May 03, 2019 1:01 am
by AwRastaale
Way buuxan besides Somali books especially post-war generation mean shyt all.
All the time kids compile poorly written 20 pages "book" and take it to SagalJet.
Sxb wuxu kula weyna.
I respect prominent authors and scholars like Nuur, Buuba Duale etc.
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Fri May 03, 2019 3:10 am
by theyuusuf143
AwRastaale wrote: Fri May 03, 2019 1:01 am
Way buuxan besides Somali books especially post-war generation mean shyt all.
All the time kids compile poorly written 20 pages "book" and take it to SagalJet.
Sxb wuxu kula weyna.
I respect prominent authors and scholars like Nuur, Buuba Duale etc.
Way buuxaan is not an answer. Name one . I think Any one who rights one page of history contributed a lot to the world. Old is Gold. Things that don't make sense for us today will make sense for the future generation. As cabdi silimoo said " wixii la qoraa quruumo hadhee muxuu hadal qiimo leeyahay"
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Fri May 03, 2019 4:48 am
by Surprise
He build 3 mansions in the UK with the money that was donated to the SNM
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Fri May 03, 2019 5:40 am
by AwRastaale
Yusuf
Stick to comedy abti.
Now days writing book is as easy and useless as writing on Somalinet .
These kids put rubbish together and take it to SagalJet in the afternoon.
Waxani kula weyna.
Get us a proper book by known author/scholar. The truth is no one will buy amateurs' 20 pages of nacnac including you.
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Fri May 03, 2019 7:27 am
by LeJusticier
Who's gonna read? Somalis lack writing principles such honesty, Brevity, creatively etc.
Malagu daray inuu semi comma ku kiray most of the years? and unelected elite such as A weris, Hirsi and ina-Hashi were running the show.....
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Fri May 03, 2019 7:41 am
by Togdeer
Surprise wrote: Fri May 03, 2019 4:48 am
He build 3 mansions in the UK with the money that was donated to the SNM
Prof it or STFU
Re: Taariikh da Muj silanyo oo la baahinayo intanu dhiman
Posted: Fri May 03, 2019 7:45 am
by Togdeer
Ahmed Mohammed Mahamoud Silanyo has a good history to be written about. He has contributed a lot to somaliland.
Instead of being thankful idiots are having a dig at the old man. He is very old and not in the best condition health wise. Isaaq a gun,
Haduu darood ama hawiye ahaan lahaa. Way ku faanilahaayeen.