^ What were you expecting, the Great Flood or something? Meeshaan Soomaaliya la dhahaa xogaa shaxuux yar oo isha qabaneyn haduu da'o waxaa lagu dhahayaa roob fiican oo xoolihii iyo dadkiiba ku deyrsadeen baa da'ay.
Liscaanood........fresh like a new camel milk.....love that place........may Allah keep her and all Somali villages, towns and cities save...............