This good action by somaliland police ..made my day.
Moderator: Moderators
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
Maanta Dr X waa ciidsan yahay , odaygu si macaan Buu ugu raaxaysta arimahan oo kale marka cadawga somaliland la tukhaantukhinayo. Cheers adeers jamhuuriyada qooqan maalmahan aadbay inooga keentay alle hakaga keenee , quur jiilayal badana waa la xidhay oo si gaaray adiga kaaga keentay , 
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
Good finally a bipartisan issue we can all agree on....

Re: This good action by somaliland police ..made my day.
balays balays balays...calankii soomaaliya ayuu xidhanyay.

Re: This good action by somaliland police ..made my day.
Indha adaka wuxu.
He knew the consequences.
He knew the consequences.
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
Serious question is it illegal to wear the flag or is it just culturally unacceptable?
If it's illegal can someone cite link the specific law Thanks
If it's illegal can someone cite link the specific law Thanks
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
Waxani ma wax lagu faanaa? waxani waa fadeexad iyo ceeb.jeegaanti markay siyaasadii ku fashilantay ayay ku mashquulayaan inan yar oo dhar buluug ah xidhan lol markaasay weliba intay video ka duubeen ku faanayaan.
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
naag duday..wax kaste uf bay tidhaahdaa.kaliil wrote: Tue May 14, 2019 3:42 pm Waxani ma wax lagu faanaa? waxani waa fadeexad iyo ceeb.jeegaanti markay siyaasadii ku fashilantay ayay ku mashquulayaan inan yar oo dhar buluug ah xidhan lol markaasay weliba intay video ka duubeen ku faanayaan.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
[quote=X.Playa
naag duday..wax kaste uf bay tidhaahdaa.
[/quote]
Jeegaanta itaalkeedi wuxu noqday inan yar oo dhar buluug ah xidhan ina la qabto

calanka blue ga saw calan cadow maaha.... nin calan cadow qaatay waa nin raba in la xidho oo somaliland diid ah.. Ugu yaraan se waa kaa geesisanyay isagu tiisa waabu qirtay taada daciifka ah maaha ee dhuumashada dhabarka qaawan.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
Galabta dhalinyaro badan oo ficilka jeegaanta ka falcelinaya ayaa calankii somalia soo xidhay oo hargeysa,borame iyo burco iskusoo sawiray. Jeegaantu way is ceebaysay oo aduunka laguma arag qof dhar uu xidhanyahay lagu qabsado.hadduu calan caadi ah ahaan lahaa waaba la fahmi lahaa.raggu fulaysanaa.
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
maxay taraysaa naag diric xidhatay...??? dee adna xidho ,,bal cirku ha soo dumee.kaliil wrote: Tue May 14, 2019 4:09 pm Galabta dhalinyaro badan oo ficilka jeegaanta ka falcelinaya ayaa calankii somalia soo xidhay oo hargeysa,borame iyo burco iskusoo sawiray. Jeegaantu way is ceebaysay oo aduunka laguma arag qof dhar uu xidhanyahay lagu qabsado.hadduu calan caadi ah ahaan lahaa waaba la fahmi lahaa.raggu fulaysanaa.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
[quote=X.Playa
maxay taraysaa naag diric xidhatay...??? dee adna xidho ,,bal cirku ha soo dumee.
[/quote]
Diric la xidhaa haddaanu waxba tarayn maxay dadka maryahooda ugu qabsanayaan?markii hore waxad lahayd dhar cadow ina la xidho lama ogola markaan ku idhi dhalinyaro ficilkaa ka falcelinaysa ayaa dharkaa ku lebistayna waxad leedahay haddii la xidho dhib malaha?hadalkaagu wuu is burinayaa.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: This good action by somaliland police ..made my day.
Waxalagu jira 18 may bishi barakaysna 18 may is the day the sadaat nation was born. It's is blasphemous to wear any thing blue. Anigu cirka baan ka xanaaqa iskadaa wax kale. On a serious note no blue flag is allowed in Somaliland we have been fighting this for over 4 decade. Walanweyn and warrawarood wax anu u murana majiro.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 2130 Views
-
Last post by original gangsta
-
- 11 Replies
- 1053 Views
-
Last post by Qaarxiye
-
- 20 Replies
- 1077 Views
-
Last post by Advo
-
- 0 Replies
- 395 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 7 Replies
- 1331 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by X-unit
-
- 8 Replies
- 659 Views
-
Last post by Coeus
-
- 3 Replies
- 797 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 0 Replies
- 321 Views
-
Last post by oknike119
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by MenaceToSociety