Faysal nuked on dhakool and likes

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8463
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Faysal nuked on dhakool and likes

Post by LeJusticier »

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by theyuusuf143 »

Nukliyeeer aan noociisa hore loo tijaabin Buu riday , xafiduhulah cheif caaqil Gran Aayatulahi faysal Cali waraabe. The supreme leader of the holy republic.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by Ben Dover »

Incredible.

The best speech of any Somali politician in recent memory.

Absolutely destroyed the faqash.. this is beyond a nuke.. he f-king THANOSED those midgands :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by theyuusuf143 »

Ben Dover wrote: Fri May 17, 2019 11:53 am Incredible.

The best speech of any Somali politician in recent memory.

Absolutely destroyed the faqash.. this is beyond a nuke.. he f-king THANOSED those midgands :lol:
Dhakool will most likely flee from hargeisa. He thought that isaaqs are too soft to stand up for themselves . He never thought what he said will ruin his life . Waraabe put him even More dangerous position by mentioning that family. There is no way his family can live next to that family any More , waraabe baa dhiiga kiciyey . wuxu dhuuso moodaya xaar ku noqday dhakool :lol:
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by jannoman »

:down:
Last edited by jannoman on Fri May 17, 2019 2:08 pm, edited 1 time in total.
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by jannoman »

jannoman wrote: Fri May 17, 2019 1:23 pm
theyuusuf143 wrote: Fri May 17, 2019 10:51 am Nukliyeeer aan noociisa hore loo tijaabin Buu riday , xafiduhulah cheif caaqil Gran Aayatulahi faysal Cali waraabe. The supreme leader of the holy republic.
The Yusuf abti balaayo kasto buulkeeda kasoo badhaacisa ayaad iska buunbuunisaane Dhakool Nukiisa isaga isku sii dhuftey............already nuked bu ahaa....Faysal just took a selfie....

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by theyuusuf143 »

jannoman wrote: Fri May 17, 2019 1:27 pm
jannoman wrote: Fri May 17, 2019 1:23 pm
theyuusuf143 wrote: Fri May 17, 2019 10:51 am Nukliyeeer aan noociisa hore loo tijaabin Buu riday , xafiduhulah cheif caaqil Gran Aayatulahi faysal Cali waraabe. The supreme leader of the holy republic.
The Yusuf abti balaayo kasto buulkeeda kasoo badhaacisa ayaad iska buunbuunisaane Dhakool Nukiisa isaga isku sii dhuftey............already nuked bu ahaa....Faysal just took a selfie....


Aad iyo aad ninka malaa muuse biixi bay isku dhaceen oo waxbuu ruxruxanayey , Laakiin may ahayn inuu 18 usii maro muuse biixi ee inuu toos dawlada u abaaro bay ahayd . Adigoo xildhibaana hadaad maaalin qaran maalin madaw ku sheegto oo weliba aad been ku darto iyo waxbaa la qaxiyey , dastuur kaad jebisay waxaana kugu waajibtay in xasaanada lagaa xayuubiyo . Dhakool already isaga istoogtay faysal na wuu uga sii daray. Laakiin I don't think in baarlamanka tuugta ah xasaanada ka qaadayaan waxay ka baqayaan inay wado isku furaan. Laakiin hada anagaaba dacwad ku oogayna ka beel dhexe ahaan oo uu meel nooga dhacay , hasoo cadeeyo halkaanu 18 may cid wax ku yeelnay , maalin aanu khayr samaynay oo ummad dhan midaynay Buu ka dhigay inaanu shar samaynay. Namana qabato.
SuldaanMaplesyrup
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1823
Joined: Sun Mar 13, 2016 10:32 am

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by SuldaanMaplesyrup »

:whew: Faysal went in
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by Togdeer »

I watched the full speak and Faisal destroyed him.
Dhakool was talking about 18 May, when he can’t even visit las canood. Dude got way too comfortable. I hope Muse Bixi don’t let him out.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by Ben Dover »

This speech should be part of the national curriculum in Somaliland.

The faqash minorities, in their madness, have poked Isaaq enough. Faysal was clear that if we are to revisit what happened during the liberation war, the involvement of Dhulos and Gadaboursi in the genocide against Isaaq will come to the fore.

We have forgiven them and chosen to treat them as equals, this can be attested to by the fact that Isaaq awarded Gadaboursi seats in the parliament in 1991 when Gadaboursi protested, despite them being a minority clan that collaborated with Afweyne. The seats they got were from Isaaq's allocation.

Just look at how they are freely decry the SNM, whilst enjoying the peace brought by SNM's struggle and blood. Imagine if they said the same things about the USC whilst being in Mogadishu.

Isaaq is finally waking up :) :up:
Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by Jaamacbuuhoodle »

Sa'uul Horgale midgaan Dhakool goormu Faqash noqday ?
Dhakool waligiiba midgaan reer sheekh isaxaaq ah buu ahaa oo ay lacaqtooda ku iibsadeen
Haddii Isaaq diidan yahay in dhiigiisa idin raaco ,
Buuhoodle noo keena 30 baanu ku jeedayna isaga iyo
Aabahiiba , Kuna soo dara nacaskii biyoole ina koore iyo odaygii Dhulbahante ee waashay Cali khaliif
Cali danbe maleh oo la yaabi mayno oo qofku haddu 80-sano dhaafo waxba lagama qoro
Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by Jaamacbuuhoodle »

Faqash qabiil maleh ee faqashta dhabta ah waa anigo kale ilaa reer sheekh isaxaaqa aanu isku magaalada nahay way jecel yihiin inay ilaa sheekaystan way Ogyihiin inaan nin qadiyad adag ahay oo halgama ah lolz
( waliba way og yihiin inaan sii gaar ah uu neceb reer sheekh isaxaaq ) haddana diyaar uu ah Xooga dalka Somalia iyo sirdoonkaba haddu soo gaadho waqooyiga inaan waxaan lacaq iyo nafba hayo ku bixiyo ,
Kuwa jelecsan sid dhakool oo kale ee lacaq lagu iibsan karo maaha faqash sabato ah qadiyadba maleh
Ogaada Haddii Samaroon ama qabiil kale keeni lahaa wax la dhaho Somaliland waa macquul inaanu Raaci laheen laakin mar hadii reer sheekh isaxaaq ay wataan waxaan la dhaho Somaliland waanu diidnay
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by Ben Dover »

Nacaybka Duriyada sheekh Isaxaaq maxad ka heshey ciil mooye?

Waxaad tidhi 2019 baad xoreyn doontaa dalkaaga, ma nin dalkiisii xoreysan kari waayey baa ka hadli kara nacayb? :lol:

Kaftan kuuma furna.

Nacaybka reer Sheikh Isaxaq waa kii inadeerkaa Sharmarke jar ka tuurey ee uu dartiis Somalinet uga baxsadey. Maantana baqo ku noolyahay.

Be careful out there abti, weliba jaahil adigoo ah oon wararnka hadhow xamileyn baad tahee :) :up:
Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by Jaamacbuuhoodle »

Dhulkaygu waa xor ilaahay mahadii ,, Laascaanoodan aad ku waalatay adeer dee anigu kama soo jeedo wax hanti ama dhul ahna kuma lihi gobolka Sool ,
Mid kale hadaad sii gaar ii doonayso ii sheeg adigo xagee baad ku nooshahay ?
Reer Ohio ayaan ahay laakin meeshad doonto ayaan kugu imaanaya maraykanka ,, yaa maskiin anigu ma ihii nin keyboard dabadii ka hanjaba wakaasii hadaad nin tahay privete msg-ka numberkaaga ii soo qor , Anigu ficil iyo gacanta uun baan ka hadala
Noloshaan kugu wasaya walaahi
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Faysal nuked on dhakool and likes

Post by Ben Dover »

Sidaad doontid uqaado, waa iga waano.. be careful hating on Duriyada :)

Rag aad ilmaadeer tihiin, ood Somalinet ka garaneyso, oo sidaadoo kale uboolaxofteeynjirey baa iyagoo loogu taag waayey waar hoy joog, aakhirkii sidii midgaha shadhka udhigay oo meeshaba laga waayey. Sida bisadahana bey maanta gidaarada ugu gabadaan.

Qatar baad joogta ee beenta maxaa kugu kalifey? :)

Laas Canood anigaa xukuma. Waxaanaad tidhi waxaad xoreyn doontaa sanadakan. Welina waad baryootamaysaa oo waxaad ka sugeysaa nin kale inuu dhulkaaga ku xoreeyo. Qurjiile weligii ma daahiro.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”