Warsangeli oo ku kala jabay laba fariiq

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Warsangeli oo ku kala jabay laba fariiq

Post by theyuusuf143 »

Fariiq laba wiig majeertenia walasaqo la ciyaaray , iyo fariiq mustaqbal kooda ka dhex arkay jamhuuriyada barakaysan . Labadan team ee kuwada nool magaalada badhan baa dhinaca puntland taabacsan waxa ciilay dhaqaale xumo iyo itaal darro xaga gaashaan dhiga ah oo Somaliland ugu itaal sheegatay Bariga fog ee dhulka barakaysan.

Boqortooyada iskeed u suuroota ee majeertenia baa laga waayey laba xiniinyood oo ay iskaga caabiso xukuumada iskeed u qooqan ee uu hogaaminayo mujaahid ka faraha looga gubtay ee muuse biixi . In kastoo ay majeertenia murquhu ku daaleen durbaan weyn weyn oo kaga dul dayaamiyan qabriga sheekh daarod . Hadana dadka deegaanka badankooda baa durbaan kaa ilaaq diisa dareen xoog leh ka muujiyey .

Jamhuuriyada barakaysan baa lagu yaqaan inay had iyo goor u doolalo tagto goob kasta oo gurbaan looga tumo. Taas oo dadka lafahooda u tudhaya ay had iyo jeer ka taxadaran jeeraarada ay ku socdaan junuuda Somaliland oo mararka qaar xawaarahodu khasaare naf iyo maalba leh geysto. Junuudan baa hada kaabiga u saaran meelihi durbaan ka laga tumay oo idil . Wixii warar dheerada kasoo kordha Bariga fog kala soco jariirada afka dheer ee FAD AMA HA FADIN , waa lagu fadsiin

Cheif editor: THEYUUSUF143

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Warsangeli oo ku kala jabay laba fariiq

Post by Khalid Ali »

Wasakhgali haku daalin wa munafaqiin labbada calan ba guryaha u yaalan. They have been playing this game for a while now.. they know they have nothing in majeerteeniya and no Bantu in the south will help them their last cry was about just help us against Somaliland.
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Warsangeli oo ku kala jabay laba fariiq

Post by xiimaaya »

4 oday oo siigaysta baa noo soo sAwirteen. Their is one fact 800 Troops have got their sanity back.


Idoor keep arming them they will take all the equipment from u

Coda kA oo bilaabay collecting revenues by taxing the locals.

They will no longer need idoor money

Fm radio established to educate locals of the idoor treachery
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Warsangeli oo ku kala jabay laba fariiq

Post by theyuusuf143 »

xiimaaya wrote: Wed Jun 26, 2019 12:28 am 4 oday oo siigaysta baa noo soo sAwirteen. Their is one fact 800 Troops have got their sanity back.


Idoor keep arming them they will take all the equipment from u

Coda kA oo bilaabay collecting revenues by taxing the locals.

They will no longer need idoor money

Fm radio established to educate locals of the idoor treachery


Wixii propaganda ah adba waad ogtahoo majeerten waa naga badiya. Ciidamad leedahay waxbay xasilinayan car Bal waakaase ciidama Somaliland ee yube ku habsaday qori hakala hor tagaan. Shilling cashuur ahna kuma dhacaan inay qaadan. Waan ognahay in pintland meesha nooga taageero badan tahay bishan June . laakin the next month won' be the same.

Nin kaa xoog weyn hadaad collawdan maanta haduu ku dili waayo berriba wuu ku duli. Majeertenia guskayaga u qoran yagu way naga baqayan that's why shacabka warsangeli u abaabulayan. Aduunka xagaa lagu arkay niman dawlad sheeganaya oo islaamaha ka barbar mudahaaradaya. Somaliland down , down , dooni mayno muuse biixi down , ilaahaw naga qabo.somalidiidka Down kkkkkkkkkkkkkkkk. Adhi qulux qulux illeen kama ilbaxo
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Warsangeli oo ku kala jabay laba fariiq

Post by xiimaaya »




Your weapons is in puntland hands
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”