Warsangeli oo ku kala jabay laba fariiq
Posted: Mon Jun 24, 2019 4:46 pm
Fariiq laba wiig majeertenia walasaqo la ciyaaray , iyo fariiq mustaqbal kooda ka dhex arkay jamhuuriyada barakaysan . Labadan team ee kuwada nool magaalada badhan baa dhinaca puntland taabacsan waxa ciilay dhaqaale xumo iyo itaal darro xaga gaashaan dhiga ah oo Somaliland ugu itaal sheegatay Bariga fog ee dhulka barakaysan.
Boqortooyada iskeed u suuroota ee majeertenia baa laga waayey laba xiniinyood oo ay iskaga caabiso xukuumada iskeed u qooqan ee uu hogaaminayo mujaahid ka faraha looga gubtay ee muuse biixi . In kastoo ay majeertenia murquhu ku daaleen durbaan weyn weyn oo kaga dul dayaamiyan qabriga sheekh daarod . Hadana dadka deegaanka badankooda baa durbaan kaa ilaaq diisa dareen xoog leh ka muujiyey .
Jamhuuriyada barakaysan baa lagu yaqaan inay had iyo goor u doolalo tagto goob kasta oo gurbaan looga tumo. Taas oo dadka lafahooda u tudhaya ay had iyo jeer ka taxadaran jeeraarada ay ku socdaan junuuda Somaliland oo mararka qaar xawaarahodu khasaare naf iyo maalba leh geysto. Junuudan baa hada kaabiga u saaran meelihi durbaan ka laga tumay oo idil . Wixii warar dheerada kasoo kordha Bariga fog kala soco jariirada afka dheer ee FAD AMA HA FADIN , waa lagu fadsiin
Cheif editor: THEYUUSUF143