Dahir calasow gone back to his roots in Galmudug
Posted: Sun Jun 30, 2019 5:26 am
Odaygii Dahir alasow oo ayaamahaan kujira booqosho isagoo wata guuto ka tirsan ciidamada Galmudug oo ku dalxiisaya wadada dheer ee isku xirta outscirt of dhuusamareeb mareergur town Godinlabe, Cadaado, galinsoor iyo bandiiradley ilaa Gaalkacyo iyo waliba xadka Ethiopia kaxandhaale meeshii uu dagaalada liyuu police ka Rabin jiray