Page 1 of 2

Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 1:17 pm
by PrinceNugaalHawd
Hodan Naleeye, her husband and other innocent ppl died in the attack at Kismaayo today!

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 1:24 pm
by Ben Dover
This is mad. AUN

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 1:44 pm
by theyuusuf143
AHUN . This is why I avoid Hotels. Especially big hotels like ambassador and maansoor can be your graveyard . Alshabaab's number one target are hotels and government institutions. Avoid to Even Walk near those kind of places.

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 1:45 pm
by Jaamacbuuhoodle
ان لله وان اليه راجعون
Ilaahay ha uu naxariisto dhamaan dadkii meesha ku dhintay ,
Koonfur dadkii waxaa dhameeyay cadow aan la arkeen .
Waxaas oo dhan shacabka Soomaaliyeed isaga isku keenay oo Itaxaad iyo shaydaan carbeed daba carari jiray .

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 1:45 pm
by SuldaanMaplesyrup
AUN

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 1:53 pm
by DR-YALAXOOW
I hate Somalia walaahi. Waa wadan Ubaxiisa cuno... shiiiit

Allah yaa raxma Hodan. Gabar farxaan ah ayey aheeyd..

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 2:44 pm
by Nubis
Aun Hodan Naleeye.
Ilaahay ha u naxaristo. Very sad news.

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 2:52 pm
by Django
PrinceNugaalHawd wrote: Fri Jul 12, 2019 1:17 pm Hodan Naleeye, her husband and other innocent ppl died in the attack at Kismaayo today!
Hunting season for cursed ilkoyar.

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 3:03 pm
by gobdoon
DR-YALAXOOW wrote: Fri Jul 12, 2019 1:53 pm I hate Somalia walaahi. Waa wadan Ubaxiisa cuno... shiiiit

Allah yaa raxma Hodan. Gabar farxaan ah ayey aheeyd..
Alaha u naxariisto Hodan iyo inti dhimatay lkn ducadu maxay tari imisa qof oo somaliya ba bila macno u dhintay dadki dulmiga galayna nool yihiin wa inan masuuliyada wada qadana kuligeen ama si toos ah ama si dahsoon
There is evil in Somalia and must be defeated or we all doomed

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 3:03 pm
by PrinceNugaalHawd
Her husband Wasir Fariid Jaamac Salebaan of Jubbaland is also dead. Today wa maliin xanuun badan walle. Inkaar qabbe yaasha dagaal In laagu qaado weeye.

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 3:15 pm
by Nubis
Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Jul 12, 2019 1:45 pm ان لله وان اليه راجعون
Ilaahay ha uu naxariisto dhamaan dadkii meesha ku dhintay ,
Koonfur dadkii waxaa dhameeyay cadow aan la arkeen .
Waxaas oo dhan shacabka Soomaaliyeed isaga isku keenay oo Itaxaad iyo shaydaan carbeed daba carari jiray .
:up:

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 3:28 pm
by Lancer
AUN. Condolences to the family she left behind.

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 3:32 pm
by skywalker25
DR-YALAXOOW wrote: Fri Jul 12, 2019 1:53 pm I hate Somalia walaahi. Waa wadan Ubaxiisa cuno... shiiiit

Allah yaa raxma Hodan. Gabar farxaan ah ayey aheeyd..
Aun to the dead


If this was Somaliland you’d be stinking the place up with your donkey farts....

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 3:46 pm
by gobdoon
Donkey baba adiga ka fiican wa lagu intifica oo wa gadiid fiican oo Africa

Re: Inalilaah wa Ina ileeyhi Raajicun

Posted: Fri Jul 12, 2019 3:48 pm
by Jabuutawi
AUN dhamaan dadki ku dhintay qarxiska ka dhacay Kismaayo, kuwa dhawacaana ha cafiyo. Samir iyo iiman haka siyo eheelki iyo qarabadooda.

I knew nothing more about her than reading folks posts here. She seemed very bubbly person on camera with a nice smile. But this tragedy is beyond just one person, one family, but a whole nation in mourning for 30 years, some say since inception, 1960.

Somalia has failed. I no longer subscribe to a united Somali lands. Somalis are by nature very hateful, vengeful, pitiful tribalistic people who know next to nothing about nation building.

May Allah cure Somalia from this disease (tribalism) they have for each other.