What kind of federal government does Somalia need?
Moderator: Moderators
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
What kind of federal government does Somalia need?
I have been closely following what the current feds are doing in central Somalia.
I initially saw integration of various tribal militias into the SNA which I saw a significant step forward.
Fast forward now I’m seeing local police being “incorporated into national police” as well as security of local cities (see Dhusamareeb Sntv clip) now being guaranteed by the “federal government”.
This Has the hallmarks of a top down micromanagement from afar.
I’m not entirely sure why Galmudug cannot run its own local police and secure its cities.

Re: What kind of federal government does Somalia need?
incorporating clan militias into the SNA will eventually backfire, that's a fact. You can't expect men who were loyal to qabiil yesterday, to brush that aside entirely and pledge full loyalty to the country instead. What happened to the old ways of merit based recruitment of soldiers throughout the country?
fyi, your question should be what kind of federalism does the current government want?
I say this because Somalis, people in Jubaland, Koonfur galbeed, Puntland, Hirshabeele and Galmudug have all subscribed to the same federalism and all agree on the basic tenants it entails. It's obvious what type of federalism they want, so the only remaining question is what do farmaajo and co want?
You cant really call it federalism if the president can rig elections in the aforementioned regions, resulting a favorable advantage.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17680
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: What kind of federal government does Somalia need?
There is no Somalia. Both puntland and jubaland wants to maintain their autonomy , and they are not willing to pay one cent to Mogadishu . Eventually those in Mogadishu Will do the same and refuse to pay tax to the feds. Use your common sense , why would a hutu pay Tax to the feds when We don't . Most importantly why a hutu will accept to keep paying the salaries of all feds when Somalis don't share common treasury.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: What kind of federal government does Somalia need?
Somalia waxay u baahan tahay strong central goverment.. Madaxweyne iyo raiisal wasaare awood baddan.. xaqiiqdiina sidaa ayey ku socotaa,,, Dawlada Somalia waa ay sii xoogeysaneysaa. ciidamada waa sii xoogeysanayaan. bunaaniland iyo jubaland waa in loo helaa madaxweynayaal cusub.. dawlada ka danbeeysa farmaajo waxay noqon doonaa dawlad leh awood la taaban karo xaqiiqdii..
dawlada waxa ugu horeeya ay hadda qasab tahay inay sameeyo. waa in wadanka laga buriyo Warlord Axmed madoobe.. sidoo kale mustaqbalka Waa in madaxda maamul goboleedyada aan loogu yeerin erayga( madaxweyne).. waa in loogu yeeraa ()maamulaha)
Maamulaha galmudug. maamulaha buntiland. Maamulaha Hirshabeele.. Maamulaha koonfurgalbeed iyo Maamulaha jubbaland.. erayga madaxweyne waa inuu ahaadaa mid kaliya. Somalia lahaataa single madaxweyne..

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: What kind of federal government does Somalia need?
DR-YALAXOOW wrote: Tue Jul 16, 2019 5:52 pm Somalia waxay u baahan tahay strong central goverment.. Madaxweyne iyo raiisal wasaare awood baddan.. xaqiiqdiina sidaa ayey ku socotaa,,, Dawlada Somalia waa ay sii xoogeysaneysaa. ciidamada waa sii xoogeysanayaan. bunaaniland iyo jubaland waa in loo helaa madaxweynayaal cusub.. dawlada ka danbeeysa farmaajo waxay noqon doonaa dawlad leh awood la taaban karo xaqiiqdii..
dawlada waxa ugu horeeya ay hadda qasab tahay inay sameeyo. waa in wadanka laga buriyo Warlord Axmed madoobe.. sidoo kale mustaqbalka Waa in madaxda maamul goboleedyada aan loogu yeerin erayga( madaxweyne).. waa in loogu yeeraa ()maamulaha)
Maamulaha galmudug. maamulaha buntiland. Maamulaha Hirshabeele.. Maamulaha koonfurgalbeed iyo Maamulaha jubbaland.. erayga madaxweyne waa inuu ahaadaa mid kaliya. Somalia lahaataa single madaxweyne..

Re: What kind of federal government does Somalia need?
Bunch of hypocrites.AbdiWahab252 wrote: Tue Jul 16, 2019 7:00 pmDR-YALAXOOW wrote: Tue Jul 16, 2019 5:52 pm Somalia waxay u baahan tahay strong central goverment.. Madaxweyne iyo raiisal wasaare awood baddan.. xaqiiqdiina sidaa ayey ku socotaa,,, Dawlada Somalia waa ay sii xoogeysaneysaa. ciidamada waa sii xoogeysanayaan. bunaaniland iyo jubaland waa in loo helaa madaxweynayaal cusub.. dawlada ka danbeeysa farmaajo waxay noqon doonaa dawlad leh awood la taaban karo xaqiiqdii..
dawlada waxa ugu horeeya ay hadda qasab tahay inay sameeyo. waa in wadanka laga buriyo Warlord Axmed madoobe.. sidoo kale mustaqbalka Waa in madaxda maamul goboleedyada aan loogu yeerin erayga( madaxweyne).. waa in loogu yeeraa ()maamulaha)
Maamulaha galmudug. maamulaha buntiland. Maamulaha Hirshabeele.. Maamulaha koonfurgalbeed iyo Maamulaha jubbaland.. erayga madaxweyne waa inuu ahaadaa mid kaliya. Somalia lahaataa single madaxweyne..federalism wa cancer
USC supporters claimming they love. Centralism which in reality is anarchy.
Xaemaajo rules nothing in Xamar.
He is guarded by Uganda against AS and your kinds.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: What kind of federal government does Somalia need?
Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
Re: What kind of federal government does Somalia need?
Somalia doesn't need a federalism where each federal state has its own president, ministers, parliament, army, defense, foreign affairs, immigration, currency, etc. No such federalism exist in any other country.
Re: What kind of federal government does Somalia need?
Because it was the central government that has been frustating efforts for it to come alive.AbdiWahab252 wrote: Tue Jul 16, 2019 7:20 pm Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
Xassan sheikh fought JL his entire tenure.
He created the corrupt Konfur galbeed and Galmudug was also created by Xassan sheikh.
Re: What kind of federal government does Somalia need?
People trust federalsm more than centralism because PL and SL are a success story while JL has been fighting its existance from day one against Villa Ugandishu.paperino wrote: Wed Jul 17, 2019 12:42 am Somalia doesn't need a federalism where each federal state has its own president, ministers, parliament, army, defense, foreign affairs, immigration, currency, etc. No such federalism exist in any other country.
How can you be pro centralism when you have foreign forces guarding Villa Somalia for more than 10 years.you want to call this joke soveregnity or what?
Re: What kind of federal government does Somalia need?
Django wrote: Wed Jul 17, 2019 4:53 amBecause it was the central government that has been frustating efforts for it to come alive.AbdiWahab252 wrote: Tue Jul 16, 2019 7:20 pm Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
Xassan sheikh fought JL his entire tenure.
He created the corrupt Konfur galbeed and Galmudug was also created by Xassan sheikh.
Fadaraalka aad dooneyso ma in Axmaq madoobe odeygii yidhaa ku dooranmayo uu xabsi u taxaabaa, dabadhilif Keenyana u ahaado, ma kaasa fadaralka aad dooneyso nacas fowqal nacas.
Faradaal waa inuu noqdaa hogaamiyaal gobol, caafimaadka, Iskoolada, ganacsiga, beeraha iyo xoolaha iyo maamulkooda u dadejiya degmooyinka iyo tuulooyinka, isla markaana laga maamulo dowlada dhexe kootarool iyo kormeerna lagu hayo, aana dabadhilif u ahaan karin wadan aan Soomaliya ahayn sxb waa kaa faderalka dunidu taqaan.

Re: What kind of federal government does Somalia need?
Mooriyan muxu dawldanimo ka garanaya.bashe19 wrote: Wed Jul 17, 2019 5:37 amDjango wrote: Wed Jul 17, 2019 4:53 amBecause it was the central government that has been frustating efforts for it to come alive.AbdiWahab252 wrote: Tue Jul 16, 2019 7:20 pm Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
Xassan sheikh fought JL his entire tenure.
He created the corrupt Konfur galbeed and Galmudug was also created by Xassan sheikh.
Fadaraalka aad dooneyso ma in Axmaq madoobe odeygii yidhaa ku dooranmayo uu xabsi u taxaabaa, dabadhilif Keenyana u ahaado, ma kaasa fadaralka aad dooneyso nacas fowqal nacas.
Faradaal waa inuu noqdaa hogaamiyaal gobol, caafimaadka, Iskoolada, ganacsiga, beeraha iyo xoolaha iyo maamulkooda u dadejiya degmooyinka iyo tuulooyinka, isla markaana laga maamulo dowlada dhexe kootarool iyo kormeerna lagu hayo, aana dabadhilif u ahaan karin wadan aan Soomaliya ahayn sxb waa kaa faderalka dunidu taqaan.
![]()
So adhigu ma aheyn kii mooriyanka baree hiraale tageresey?
9 sano buu kismaayo heystey wax shabaab majirin ee mad ii shegi karta waxaad uu hormari weyden sidhi PL isla wakhtigas bala as asey.
Axmed madhoobe 7 saano uu heystey AS,Dawlada dhexe iyo shifto ilkoyar ba isbaaro udigatey ee muxu mamula marwalba horumarka idhinka caqabad ku aha.
Dawladnimada ad Villa Somalia kufaneysid Cabdilahi yusuf aun ba sameye adhigo wakhtiga mooriyaan ka aha Kismaayo oo isbaaro ku taaley ee maxa sheegi.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17680
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: What kind of federal government does Somalia need?
bashe19 wrote: Wed Jul 17, 2019 5:37 amDjango wrote: Wed Jul 17, 2019 4:53 amBecause it was the central government that has been frustating efforts for it to come alive.AbdiWahab252 wrote: Tue Jul 16, 2019 7:20 pm Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
Xassan sheikh fought JL his entire tenure.
He created the corrupt Konfur galbeed and Galmudug was also created by Xassan sheikh.
Fadaraalka aad dooneyso ma in Axmaq madoobe odeygii yidhaa ku dooranmayo uu xabsi u taxaabaa, dabadhilif Keenyana u ahaado, ma kaasa fadaralka aad dooneyso nacas fowqal nacas.
Faradaal waa inuu noqdaa hogaamiyaal gobol, caafimaadka, Iskoolada, ganacsiga, beeraha iyo xoolaha iyo maamulkooda u dadejiya degmooyinka iyo tuulooyinka, isla markaana laga maamulo dowlada dhexe kootarool iyo kormeerna lagu hayo, aana dabadhilif u ahaan karin wadan aan Soomaliya ahayn sxb waa kaa faderalka dunidu taqaan.
![]()
Adeer kaaba ugaandhiis baa ilaaliya , heer kuu dabadhilif nimo ka gaadhay xitaa yuweri mosevini markuu Somalia caayo (sanad kasta dhawr mar buu caaya) farmaajo goraduu laalaadiya isaga iyo Kuwaiti ga uu meesha keenayba. Hal erey kuma celiyan musevni . Waxa axmed madoobe Kenyan kiisa ku tusay ee ugaandhiis ka adeerka musqusha geeya kaa indha saabay waa qabyaalada.

Re: What kind of federal government does Somalia need?
@patriot, Kiiska hayskawaalin meeshan Fadaral ayaa lagu qeexayey sow mafahantid, Bare iyo Axmaq madoobe laba xili oo kala duwan bay maamuleen, midna anarchi waqtigeed bu joogay midna waqti dowlad iyo hayado ayuu maamulay, saaso ay tahay Barre Kismaayo, jilib, Buaale Xagar, Saakow, Badhaahe ilaa baraawe buu xukumayeu, Axmaq madoobe Kismaayo dhinacna uma dhaafi karo muxuu xukumaa?
Back to topic,;
Fadaraal dadka la musaafirimayo, Kenya aabaha looqadayo Muqdisha laga cararayo, imaarad baan u qaraaba doonaneynaa la leeyahay, saraakisha la leeyahay garoob ka kamaso degikadhaan, Odayaasha hal xildhibaan banso xulaynaa xabsi lootaxaanayo FADARAALKA ADUUNKA MEESHU KAJIRO KEEN XAGUU KA SHAQEEYAA?

Back to topic,;
Fadaraal dadka la musaafirimayo, Kenya aabaha looqadayo Muqdisha laga cararayo, imaarad baan u qaraaba doonaneynaa la leeyahay, saraakisha la leeyahay garoob ka kamaso degikadhaan, Odayaasha hal xildhibaan banso xulaynaa xabsi lootaxaanayo FADARAALKA ADUUNKA MEESHU KAJIRO KEEN XAGUU KA SHAQEEYAA?

Re: What kind of federal government does Somalia need?
Wakas caqli mooriyaan wa caqli lix saac.bashe19 wrote: Wed Jul 17, 2019 7:28 am @patriot, Kiiska hayskawaalin meeshan Fadaral ayaa lagu qeexayey sow mafahantid, Bare iyo Axmaq madoobe laba xili oo kala duwan bay maamuleen, midna anarchi waqtigeed bu joogay midna waqti dowlad iyo hayado ayuu maamulay, saaso ay tahay Barre Kismaayo, jilib, Buaale Xagar, Saakow, Badhaahe ilaa baraawe buu xukumayeu, Axmaq madoobe Kismaayo dhinacna uma dhaafi karo muxuu xukumaa?
Back to topic,;
Fadaraal dadka la musaafirimayo, Kenya aabaha looqadayo Muqdisha laga cararayo, imaarad baan u qaraaba doonaneynaa la leeyahay, saraakisha la leeyahay garoob ka kamaso degikadhaan, Odayaasha hal xildhibaan banso xulaynaa xabsi lootaxaanayo FADARAALKA ADUUNKA MEESHU KAJIRO KEEN XAGUU KA SHAQEEYAA?
The
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1051 Views
-
Last post by mahoka
-
- 50 Replies
- 81965 Views
-
Last post by paperino
-
- 16 Replies
- 32475 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 571 Views
-
Last post by newsbot
-
- 3 Replies
- 787 Views
-
Last post by SomaliTycoon
-
- 0 Replies
- 535 Views
-
Last post by newsbot
-
- 18 Replies
- 3041 Views
-
Last post by knet
-
- 0 Replies
- 613 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 470 Views
-
Last post by Futurist