"Somaliland intii uu madaxweyne Farmaajo xilka yimi waxa ay kala kulantay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno, kala bixii Somaliland iyo Soomaaliya,” ayuu yidhi Muuse Biixi Cabdi.
So that basically means Farmaajo is the best President in Somalia for decades. Go figure


