Ciid wanaagsan
Posted: Sat Aug 10, 2019 3:11 pm
Ciid wanaagsan beesha reer sheekh Isaxaaqow
islaantii hooyaday janada fardowsa bay ku ciidaysaa salaan igama baahana kkkkkkktheyuusuf143 wrote: Sat Aug 10, 2019 3:58 pm Hooyadaa beesha iidoor salaan kaaga baahan ee orod hooyada wac jaamac laga quustaw .![]()
Jaamacbuuhoodle wrote: Sat Aug 10, 2019 4:58 pmislaantii hooyaday janada fardowsa bay ku ciidaysaa salaan igama baahana kkkkkkktheyuusuf143 wrote: Sat Aug 10, 2019 3:58 pm Hooyadaa beesha iidoor salaan kaaga baahan ee orod hooyada wac jaamac laga quustaw .![]()
ee ciid wanaagsan Abti
Ciida ka daa siyaasada![]()
Aamin abti Skeekh Yusuuf , awliyo ayaad tahay kolayba ducada waalidku way kacaysatheyuusuf143 wrote: Sat Aug 10, 2019 5:00 pmJaamacbuuhoodle wrote: Sat Aug 10, 2019 4:58 pmislaantii hooyaday janada fardowsa bay ku ciidaysaa salaan igama baahana kkkkkkktheyuusuf143 wrote: Sat Aug 10, 2019 3:58 pm Hooyadaa beesha iidoor salaan kaaga baahan ee orod hooyada wac jaamac laga quustaw .![]()
ee ciid wanaagsan Abti
Ciida ka daa siyaasada![]()
Haa Abti raali ahaw indr Tay baan islahaa xaqul ciidka uga ride , haatan duco ugu bedel . Allaa yarxamu raaximiin.
Wanlawaynta iyo Qadaadwaynta looma baahna hambalyadooda.
Waryaahee Jaamacow walaahi Yusuf waa awliyo......saa aniga oo aan ku ogeyn ayaan ana isla saaka meel kale uga qirey inuu awliyo yahay.......laakin kooramku si uu ugu buuxsamo waa ineynu helna 5 kale oo caligari ah oo arinta inagu tageerta............Jaamacbuuhoodle wrote: Sat Aug 10, 2019 5:07 pmAamin abti Skeekh Yusuuf , awliyo ayaad tahay kolayba ducada waalidku way kacaysatheyuusuf143 wrote: Sat Aug 10, 2019 5:00 pmJaamacbuuhoodle wrote: Sat Aug 10, 2019 4:58 pm
islaantii hooyaday janada fardowsa bay ku ciidaysaa salaan igama baahana kkkkkkk
ee ciid wanaagsan Abti
Ciida ka daa siyaasada![]()
Haa Abti raali ahaw indr Tay baan islahaa xaqul ciidka uga ride , haatan duco ugu bedel . Allaa yarxamu raaximiin.
jannoman wrote: Sun Aug 11, 2019 3:10 amWaryaahee Jaamacow walaahi Yusuf waa awliyo......saa aniga oo aan ku ogeyn ayaan ana isla saaka meel kale uga qirey inuu awliyo yahay.......laakin kooramku si uu ugu buuxsamo waa ineynu helna 5 kale oo caligari ah oo arinta inagu tageerta............Jaamacbuuhoodle wrote: Sat Aug 10, 2019 5:07 pmAamin abti Skeekh Yusuuf , awliyo ayaad tahay kolayba ducada waalidku way kacaysatheyuusuf143 wrote: Sat Aug 10, 2019 5:00 pm
Haa Abti raali ahaw indr Tay baan islahaa xaqul ciidka uga ride , haatan duco ugu bedel . Allaa yarxamu raaximiin.![]()
jannoman wrote: Sun Aug 11, 2019 3:04 am All Somalilanders ciidwanaagsan.......one thing is clear...most OTHERS snetters love the Duriyadda......... may Allah bless them and all Somalis where ever they are ..............