Page 1 of 2

Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 1:08 am
by xiimaaya
Taliye gurey Cismaan Saalax iyo ciidankiisi ayaa gebi ahaanba ka wareegay Soomaaliland kuna wareegay Puntland.

Wuxuu ahaa Gurey taliyihii u qaabil sanaa Soomaaliland Badhan waana taliyihii ugu danbeeyay ee Soomaaliland halkaas ugu magacawnaa.

Gebi ahaanba Soomaaliland majiro taliye ugu magacaaban xiligan gobolka mana jiro ciidan iyaga ka amar qaata oo ku sugan deegaankaas.

Sawirkaa idin muuqdaa waa Taliye Gurey Cismaan,Taliyihii Ciidanka Daraawishta Gobolka ee Puntland Cabdullaahi Cumar cashuur,Taliyihii booliska ee Gobolka Cabdi faarax warsame,Xildhibaan Cali Dhahar,Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yusuf Deperaani,Gudoomiyaha Gobolka Cali Xuseen Soomaali iyo Taliyaha ciidanka xasilinta Badhan Citile.

Re: Talliyhii ugu dambeey siiland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 1:10 am
by xiimaaya




Sanaag is completely puntland now

Re: Talliyhii ugu dambeey siiland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 1:25 am
by xiimaaya

Re: Talliyhii ugu dambeey siiland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 1:33 am
by xiimaaya
kaliil wrote: Fri Aug 23, 2019 1:27 am
Kkkkkk Alhamdullah the sixir has lifted sheikh dabcasar duck has worked Mashallah

Re: Talliyhii ugu dambeey siiland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 1:34 am
by theyuusuf143
You are on the right track , the militarization process has just started in sanaag. the young subordinates of those who defected Will be promoted to fill the gap and many more will defect from the other side. As long as somaliland is capablee to provide it's Large army recruiting new members is not our problem.. In fact when old officers leave the army nuux taani prays salatul shukri because we won't pay their pension. :lol:

Re: Talliyhii ugu dambeey siiland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 1:37 am
by xiimaaya
theyuusuf143 wrote: Fri Aug 23, 2019 1:34 am You are on the right track , the militarization process has just started in sanaag. the young subordinates of those who defected Will be promoted to fill the gap and many more will defect from the other side. As long as somaliland is capablee to provide it's Large army recruiting new members is not our problem.. In fact when old officers leave the army nuux taani prays salatul shukri because we won't pay their pension. :lol:
Aniga la haysto buuraha ku jira lama kaftano nin la yaso ba tahay.

I speak to habr awal iyo habr jecelo your masters.

Re: Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 1:44 am
by xiimaaya

Re: Talliyhii ugu dambeey siiland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 2:12 am
by theyuusuf143
xiimaaya wrote: Fri Aug 23, 2019 1:37 am
theyuusuf143 wrote: Fri Aug 23, 2019 1:34 am You are on the right track , the militarization process has just started in sanaag. the young subordinates of those who defected Will be promoted to fill the gap and many more will defect from the other side. As long as somaliland is capablee to provide it's Large army recruiting new members is not our problem.. In fact when old officers leave the army nuux taani prays salatul shukri because we won't pay their pension. :lol:
Aniga la haysto buuraha ku jira lama kaftano nin la yaso ba tahay.

I speak to habr awal iyo habr jecelo your masters.
Somaliland dhexdeeda nin magaalo oo uu deganaa rag ka saaraan oo guryihiisa la qaybsaday aduun baa jira. 92kii laba nin oo warsangeli ah baa ceerigaabo kusoo hadhay oo wax u Yar dhinaayeen. Intii kale way qaxday. Hal sanay culimada ku qaadatay in muuse ismaaciil ilaahay ka baqaan oo warsangeli magaalada dib ugu Soo laabto guryahoodina looga baxo. Markaa madax kaluunaw belaayo way kaa horaysee wax ka baro taariikh da.

Re: Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 2:45 am
by xiimaaya
You are minority in sanaag habr jecelo ku soo riixda kkk

Re: Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 2:55 am
by kaliil
xiimaaya wrote: Fri Aug 23, 2019 2:45 am You are minority in sanaag habr jecelo ku soo riixda kkk
Waar yuusuf waa habar jeclo :lol:

Re: Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 3:18 am
by xiimaaya
kaliil wrote: Fri Aug 23, 2019 2:55 am
xiimaaya wrote: Fri Aug 23, 2019 2:45 am You are minority in sanaag habr jecelo ku soo riixda kkk
Waar yuusuf waa habar jeclo :lol:
Mahan waa habr yonis :whoa:

Re: Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 3:21 am
by xiimaaya



Re: Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 3:24 am
by kaliil
[quote=xiimaaya

Waar yuusuf waa habar jeclo :lol:
[/quote]

Mahan waa habr yonis :whoa:
[/quote]

Yuusuf waxa adeer u ah wasiir maxamed kaahin. Ninkaasi waa jeegaanta xagjirka ah oo wuxu ku dhaartaa buuga jeegaanta :lol:

Re: Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 3:38 am
by xiimaaya

Re: Talliyhii ugu dambeey sland oo ka soo noqda

Posted: Fri Aug 23, 2019 8:09 am
by mahoka
kaliil wrote: Fri Aug 23, 2019 3:24 am [quote=xiimaaya

Waar yuusuf waa habar jeclo :lol:
Mahan waa habr yonis :whoa:
[/quote]

Yuusuf waxa adeer u ah wasiir maxamed kaahin. Ninkaasi waa jeegaanta xagjirka ah oo wuxu ku dhaartaa buuga jeegaanta :lol:
[/quote]


Re read the fish man’s comments, he is insulting reer carre kkkkk. He calling Yusuf a langaab hy kkkk and you are twerking for him. Did you only grow up with your darod mother and her sisters? Kkkk beesha hy I didn’t think were gutless. Maybe the hj killed your father so you were forced to grow up with the Abiyaal