Crimes committed by caare against dhulbahante civilians
Posted: Wed Aug 28, 2019 2:55 am
Ninkaa dadkiina laayey ee reerkiisu difaacayan dawlada ku taageera in la qisaaso.
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
Kuwan mushahar laba bilood ayaa la soo siiyay ,theyuusuf143 wrote: Wed Aug 28, 2019 12:59 pm Odayaasha Laaska oo taageery in la Soo qabto caare lana qisaaso. Yadoo loo hayo cadaynmo ku filan inuu denbi ka galay sool iyo ceel afwayn ba. Odayaashu waxay sidoo kale taliye nuux ku bogaadiyeen inuu kala diray hogaan kii taliska badhan ee parasiteka ku ahaa qaranka yagoon hawl qaban.