Faysal cali waraabe
Moderator: Moderators
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8463
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Faysal cali waraabe
Excellent speech except the Badhan part. Horta that dayeer muse Ramaax oo dibjirka ahi ma ucid ba?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Faysal cali waraabe
Reer badhan maantana calankii puntland intay fujiyeen bay kii somaliland sudheen. Kkkkkk Yaga dhexdooda hunguri isku haysta. Wuxu nuux taani ku arkay qabaan kuwaasi haynaga maqnaadan. Majeerten kana aynu taar u dirno waar hooy macamud saleebanaw idina wixiina haysta cidina abaal idiin kuma haysee.LeJusticier wrote: Wed Aug 28, 2019 10:38 am Excellent speech except the Badhan part. Horta that dayeer muse Ramaax oo dibjirka ahi ma ucid ba?
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Faysal cali waraabe
Kulmiye oo faysal ku dhegan markuu u sheegay inay dalkii qaribeen.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Faysal cali waraabe
Faysal yaa wax ka qora horta wuxuu la shaqeeya qudhmiye iyo cadawga hadalkiisu waa iska hadle
Re: Faysal cali waraabe
You made an entire thread for this? I listened to the entire Video and he is kicking you on the face you and your Caare and everything you been whining about lately.
And he is booty clapping and cooking dinner for so called sanaag bari tribe.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Faysal cali waraabe
[quote=X.Playa
You made an entire thread for this? I listened to the entire Video and he is kicking you on the face you and your Caare and everything you been whining about lately.
And he is booty clapping and cooking dinner for so called sanaag bari tribe.
[/quote]
Calaacalkiisa iyo siduu hadda doorasho wakhtigeeega kasoo horaysaanu qabanaynaa u leeyahay baan ku qoslay.niinku tuurta ku sitay ayay is fahmi waayeen oo meel walba wuu ka qaylinayaa.international community berigii dhowayd markay xisbiyada heshiisiinayeen waxay yidhaahdeen tani waa fursadii idiinku danbaysay oo arimihiina oo dhan faraha ayaanu kala baxaynaa hadii doorashada ka heshiin weydaan.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post