Page 1 of 1

Faysal cali waraabe

Posted: Wed Aug 28, 2019 8:55 am
by kaliil

Re: Faysal cali waraabe

Posted: Wed Aug 28, 2019 10:38 am
by LeJusticier
Excellent speech except the Badhan part. Horta that dayeer muse Ramaax oo dibjirka ahi ma ucid ba?

Re: Faysal cali waraabe

Posted: Wed Aug 28, 2019 11:19 am
by theyuusuf143
LeJusticier wrote: Wed Aug 28, 2019 10:38 am Excellent speech except the Badhan part. Horta that dayeer muse Ramaax oo dibjirka ahi ma ucid ba?
Reer badhan maantana calankii puntland intay fujiyeen bay kii somaliland sudheen. Kkkkkk Yaga dhexdooda hunguri isku haysta. Wuxu nuux taani ku arkay qabaan kuwaasi haynaga maqnaadan. Majeerten kana aynu taar u dirno waar hooy macamud saleebanaw idina wixiina haysta cidina abaal idiin kuma haysee.

Re: Faysal cali waraabe

Posted: Fri Aug 30, 2019 8:45 am
by kaliil
Kulmiye oo faysal ku dhegan markuu u sheegay inay dalkii qaribeen.




Re: Faysal cali waraabe

Posted: Fri Aug 30, 2019 12:36 pm
by Timiro1999
Faysal yaa wax ka qora horta wuxuu la shaqeeya qudhmiye iyo cadawga hadalkiisu waa iska hadle

Re: Faysal cali waraabe

Posted: Sat Aug 31, 2019 6:47 am
by kaliil

Re: Faysal cali waraabe

Posted: Sat Aug 31, 2019 4:43 pm
by X.Playa
kaliil wrote: Wed Aug 28, 2019 8:55 am
You made an entire thread for this? I listened to the entire Video and he is kicking you on the face you and your Caare and everything you been whining about lately.

And he is booty clapping and cooking dinner for so called sanaag bari tribe.

Re: Faysal cali waraabe

Posted: Sat Aug 31, 2019 9:34 pm
by kaliil
[quote=X.Playa

You made an entire thread for this? I listened to the entire Video and he is kicking you on the face you and your Caare and everything you been whining about lately.

And he is booty clapping and cooking dinner for so called sanaag bari tribe.
[/quote]

Calaacalkiisa iyo siduu hadda doorasho wakhtigeeega kasoo horaysaanu qabanaynaa u leeyahay baan ku qoslay.niinku tuurta ku sitay ayay is fahmi waayeen oo meel walba wuu ka qaylinayaa.international community berigii dhowayd markay xisbiyada heshiisiinayeen waxay yidhaahdeen tani waa fursadii idiinku danbaysay oo arimihiina oo dhan faraha ayaanu kala baxaynaa hadii doorashada ka heshiin weydaan.