1. Denbi ku hadli maayee wax jiroo daahiran odhane
2.La dilyoo pintland yagaa duudsi qaayibaye
3. Dabka waxa ku shiday wiilal aan dib u dhaqaaqayne
4. Dawlad haday yihiin maalin qudha kumay dakameene
5. Dingaraaradii lagu dhuftay weli la duuqaane
6. Carmo iyo ri dooxan ilaa degalkii gaaroowe
7. maydkoodu wuxu daadsan yahay duudii xagarleye
8. Sidii galabtii loo dabar jaray dawgu waa nabad
9. Duunyada ma baacsado dhurwaa dabinka dhawraaye
10. Waxa godad ka ugu ugu duugan ( dhurwagu) waa daliig majeerten
11. Tima wayntu waxay daabusha danabadoodii
12. Digashadu ma fiicnee wax jiroo daahiran odhane
13. Hubka laga daldalay ba ka badan dooga Soo baxaye
14 . Daba jeexa aakaha sidii dogobta yaal yaal
16. Iyo diiradlaha ay xageeer dumarku Soo sheegeen
17. Kaaraha halkii lagu deldelay dib uma eegaane
18. Saabuun waxay daawadan dihashadiisiiye
19. Isagoo dinaahnaynayuu daafacii galaye
20. Anna waan ku diirsaday sidii loo dukaansaday
21. Dadbaa moodi duul xiniinyo leh oo Soo dagaalamiye
22. Dafdaftii horay moodayen duul balaayo ahe
23. Sidii duhur kii shalay loo kufsaday looma daahirine
24 ilmo inuu dilaacaan ka biqi wiiga dabadeed
25. Ama ay diraacaha dhalaan dayrta dabadeed
