Safarka muuse biixi
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Safarka muuse biixi
Cid xayaysiinaysa oo ku faanaysa ma arko!sawtii markii hore la buunbuunin jiray?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Safarka muuse biixi
Djibouti waa xaafad kamida Somaliland. Kama duwana isago gebiley tegay.
- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: Safarka muuse biixi
Reason he went there is properly becos ina aw musa and president Ismaciil omar are beefing over Somcable.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Safarka muuse biixi
Beryahan somaliland ayaa noqotay xaafad ka mid ah jabuuti.muuse farta ayaa loogu yeedhaa oo kolba waxbaa lasoo faraa isaguna "yes sir" wax aan ahayn kuma jawaabo.waxan maqlay hadda waxa la faray inuu ogolaado heshiiskii somalia,ethiopia iyo jabuuti kala saxeexdeen e wadada awdal,jabuuti iyo ethiopia isku xidhaysa la dhisayo isaguna wuu ogolaaday ileen ma diidi karee.theyuusuf143 wrote: Thu Sep 05, 2019 2:50 am Djibouti waa xaafad kamida Somaliland. Kama duwana isago gebiley tegay.
Re: Safarka muuse biixi
Wax somaliland layrahda majirto. Muse bixi iyo farmaja wada hadlaya. Heshis midadaleh ayaan gaadayna.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Safarka muuse biixi
Oo maxaanu u diidayna marka hore wax dani noogu jirto ? Wadadaasi haday jirtaba kuuligaan ku caawinayna ilaahaw muu Jin lacagta bixiyo ama Zoomalia isku sawirto , anagu wadaan u baahanahay.kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 1:15 pmBeryahan somaliland ayaa noqotay xaafad ka mid ah jabuuti.muuse farta ayaa loogu yeedhaa oo kolba waxbaa lasoo faraa isaguna "yes sir" wax aan ahayn kuma jawaabo.waxan maqlay hadda waxa la faray inuu ogolaado heshiiskii somalia,ethiopia iyo jabuuti kala saxeexdeen e wadada awdal,jabuuti iyo ethiopia isku xidhaysa la dhisayo isaguna wuu ogolaaday ileen ma diidi karee.theyuusuf143 wrote: Thu Sep 05, 2019 2:50 am Djibouti waa xaafad kamida Somaliland. Kama duwana isago gebiley tegay.
- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: Safarka muuse biixi
Somaliland is a joke
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Safarka muuse biixi
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 2:30 am Cid xayaysiinaysa oo ku faanaysa ma arko!sawtii markii hore la buunbuunin jiray?

-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Safarka muuse biixi
Kaligii taliye Ismaaciil Cumar Geele haddana Somcable ino xoog ku qaato buu doonayaa baryahan danbe boobka hantida reer Sheekh Isaxaaq buu bartay lolz .
80% dahabshiil waxaa iska leh Ismaaciil Cumar , Habar Jeclo wali riyadii fiicnayd bay ku nooshahay
80% dahabshiil waxaa iska leh Ismaaciil Cumar , Habar Jeclo wali riyadii fiicnayd bay ku nooshahay
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Safarka muuse biixi
Khalid yaanu arkin waxad soo qortay.ImamAhmed wrote: Thu Sep 05, 2019 1:46 pm Wax somaliland layrahda majirto. Muse bixi iyo farmaja wada hadlaya. Heshis midadaleh ayaan gaadayna.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Safarka muuse biixi
Mujaahid jaamac miyaanay runtay ahaynJaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 05, 2019 4:44 pmkaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 2:30 am Cid xayaysiinaysa oo ku faanaysa ma arko!sawtii markii hore la buunbuunin jiray?![]()

Re: Safarka muuse biixi
Hayaay have hj become poor and destitute like dhulbahante and mareexan? Big shame on beesha hj kkkkJaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 05, 2019 4:57 pm Kaligii taliye Ismaaciil Cumar Geele haddana Somcable ino xoog ku qaato buu doonayaa baryahan danbe boobka hantida reer Sheekh Isaxaaq buu bartay lolz .
80% dahabshiil waxaa iska leh Ismaaciil Cumar , Habar Jeclo wali riyadii fiicnayd bay ku nooshahay
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Safarka muuse biixi
Xildhibaan nacnac oo sheegay ina muuse biixi lagu qaaday gaadhi calankii somalia saaranyahay hahaha
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Safarka muuse biixi
Korneyl Kaliil Sxb markuu Muuse Biixi dalka Guinea tagay farxadii ka dhacday Gabiley , ilaa Faratoon baa yaabaykaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 5:15 pmMujaahid jaamac miyaanay runtay ahaynJaamacbuuhoodle wrote: Thu Sep 05, 2019 4:44 pmkaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 2:30 am Cid xayaysiinaysa oo ku faanaysa ma arko!sawtii markii hore la buunbuunin jiray?![]()
![]()

waxaan mooday Muuse inuu Shirkii madaxda caalamka G8 ka qayb galay .
Re: Safarka muuse biixi
One thing is for sure, uneducated biixi still makes the decisions for gaajo yonis and qurjile kkkkJaamacbuuhoodle wrote: Fri Sep 06, 2019 8:36 amKorneyl Kaliil Sxb markuu Muuse Biixi dalka Guinea tagay farxadii ka dhacday Gabiley , ilaa Faratoon baa yaabay
waxaan mooday Muuse inuu Shirkii madaxda caalamka G8 ka qayb galay .
Not even a somalia union will change the dynamics of power in the north lol
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1370 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 8 Replies
- 1488 Views
-
Last post by Waqooyism
-
- 37 Replies
- 6518 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 19 Replies
- 3218 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 743 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 60 Replies
- 9897 Views
-
Last post by kaliil
-
- 30 Replies
- 5482 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 1 Replies
- 373 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 5 Replies
- 1033 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 3 Replies
- 1078 Views
-
Last post by Warabaha