8th September 2019
WARAR: AF SOOMAALI
Urur SSB oo casho sharaf u sameeyey madaxda Puntland iyo gobolka Sanaag
Ururka Sool, Sanaag iyo Bari, oo ah ururka ugu awooda Badan Degaanada SSB, ayaa Huteelka Dayax ee Degmada Badhan ee Caasimadda labaad ee ee Punrland casho sharaf ugu sameeyey dhamaan Hay’adaha dawliga ah , guddiga difaaca gobolada, Taliyaasha Ciidamada, Wasiirada Puntland ee ku sugan gobolka Sanaag, Xildhibaano iyo ururada Bulshada ee kala duwan.
Wasiirka arimaha gudaha Puntland Maxamed Axmed (Dhabancad) iyo gudoomiyaha ururka xaq u dirirka Sool, Sanaag iyo Bari (SSB) Cabdulqaadir Khaliif, ayaa labaduba halkaa waxay ka jeediyeen khudbado qiimo iyo qaayo
Ururka SSB iyo difaca puntland
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1106 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 1 Replies
- 521 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 364 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 16 Replies
- 1406 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 8 Replies
- 745 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 0 Replies
- 484 Views
-
Last post by Guul13
-
- 0 Replies
- 938 Views
-
Last post by PrincessBurco